Sports

Holand iyo Taariikhda ee ku dhigtay Spain (Daawo Sawiro)

0 Visits: 1520 | Saturday June 14, 2014 - 00:37:07
Qeybti Hore ee Ciyaarta: Spain iyo Netherland ayaa soo bandhigay kulan uqalmay furitaanka koobka adduunka, iyadoo ay yaraayeen qaladaadkii maamulayaasha ciyaarta, qeybtii hore ee ciyaarta ayaa aheyd mid lagu wada raaxeystay, iyadoo kubad isku dheelitiran ay soo bandhigeen labada dhinac.

Read More »

FIFA WORLD CUP 2014: Xulka Brazil oo guul ku daah furay Koobka Aduunka (SAWIRRO)

0 Visits: 1447 | Friday June 13, 2014 - 16:17:52
Magaalada Sao Paulo ee Dalka Brazil ayaa waxaa caawa si rasmi ah uga furmay tartanka koobka Aduunka ee 2014, waxaana lagu daah furay xulalka Brazil iyo Croatia.

Read More »

Koobka aduunka oo maanta Furmaya

0 Visits: 689 | Thursday June 12, 2014 - 12:53:25
Shaqaalaha magaalada ugu weyn dalka Brazil ee Sao Paulo ayaa hakiyay shaqo joojin ay sameyn lahaayeen maalinta furitaanka koobka ciyaaraha dunida oo dalkaasi lagu qabanayo.

Read More »

Ciyaartoyda Muslimiinta iyo Kuleelka Cimilada Barazil ee Xiliga Ramadaanka

0 Visits: 2265 | Wednesday June 11, 2014 - 17:49:20
Waxaa Ku jira tartanka koobka aduunka ciyaartoy badan oo muslimiin ah kuwaas oo marka ay gaadho bisha Ramadan sooma xataa haddii ay ciyaaro leeyihiin kooxohoodu. Ciyaartoydan muslimiinta ah ayaa dhibaato kala kulmidoona soonka bisha ramadaan marka uu bilaamo koobka aduunku. Waa markii ugu horaysay intii…

Read More »

Magaalada Garowe oo maanta ay ka bilaabaneeso Ciyaaraha Gobolada Puntland

0 Visits: 1557 | Tuesday June 10, 2014 - 12:42:06
Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland waxaa maanta oo Talaado ah ka furmaya tartanka kubadda cagta gobalada ee Puntland.

Read More »

Daawo Sawiro:Real Madrid Oo U Dabaal Degtay Hanashada Champions League.

0 Visits: 960 | Sunday May 25, 2014 - 11:44:49
Kooxda Real Madrid ayeey u rumowday riyadii ay inbadan ku taami jireen inay garaan kadib markii ay caawa dhagaha qabteen koobka Champions League.

Read More »

Farqiga Dhaqaale Ee Udhaxeeyo: Real Madrid 521M Iyo Atletico Madrid 79M.

0 Visits: 1820 | Saturday May 24, 2014 - 13:31:09
Waa dagaal udhexeeyo saboolka iyo taajiriinta, farqiga saaidka uweyn ayaa muujinaayo dadaalka ay Real Madrid suuqa kubixisay, malaha Champions League laftirkiisa majoogo qiimahaas, oo seddex mar ayey gadan kartay, ugu yaraan lix jeer ayey kusoo jibaarmaan ciyaartoyda Real Madrid kuwa kale ee maantay…

Read More »

Sogliano: "Ma Rabo Shaqada Milan, Mana Doonayo Inaan Noqdo Kabalyeeriga Adriano Galliani".

0 Visits: 903 | Thursday May 22, 2014 - 05:01:30
Agaasimaha Isboortiga Verona Sean Sogliano ayaa iska diiday shaqso uu ku tilmaamay inay tahay in kabalyeeri loo noqdo Gallaini.

Read More »

RW. Cabdiwali ayaa xalay kulan sagootin ah la qaatay Ciyaartooy Soomaaliyeed oo ka qayb galaya tartan caalami ah (Sawiro)

0 Visits: 919 | Tuesday May 20, 2014 - 10:54:20
Muqdisho, May 20.2014-----Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa kulan sagootin ah la qaatay labo kamid ah ciyaartoyda Soomaaliya uga qeyb galaya Ciyaaraha Fudud ee Africa oo dhawaan ka dhacaya magaalada Gaborone ee dalka Botiswana.

Read More »

Xafladi Cajiibka aheed ee lagu sagootiyay Kabtan Zaneti iyo Oraahdi Laga yiri ( Daawo Sawiro+Video)

0 Visits: 1290 | Sunday May 11, 2014 - 12:34:58
Ugu dambeenti Kambtan Zaneti oo si qurux badan loogu sagootiyay garoonka Sansiro ee magaalada Milano kadib guul aad uweyn oo kooxda inter habeenki xalay ee ka gaareen kooxda Lazio.

Read More »

Yaya Toure oo lagu Wado inuu Muqdisho Yimaado , Hadii

0 Visits: 3030 | Saturday May 10, 2014 - 16:03:09
Laacibka sare Yaxye Ture oo u ciyaara Kooxda Manchester City una dhashay dalka Eerey Cost ayaa markii ugu horeysay sheegay inuu diyaar u yahay inuu booqasho ku yimaado Soomaaliya gaar ahaan caasimada dalka ee Muqdisho.

Read More »

Nasri oo si yaab leh uga hadlay Guuldaradi Liverpool

0 Visits: 3995 | Tuesday May 06, 2014 - 10:24:41
Laacibka kooxda Man City Samir Nasri ayaa is celin waayay kadib bar barihii ay Crystal Palace ku qabatay kooxdii kula tar tamaysay horyaalka ingiriiska.

Read More »

Atletico Madrid Oo Cashar U Dhigtay Chelsea Una Soo Baxday Finalka Champions League.

0 Visits: 1115 | Wednesday April 30, 2014 - 23:51:18
Atletico Madrid ayaa si taariikhi ah ugu soo baxday Champions League ka dib markii ay cashar lama ilaawaan ah u dhigtay Chelsea oo marti loogu ahaa Stamford Bridge lugta labaad ee semi-finalka Champions League iyagoo ku dubtay 3-1.

Read More »

Hordhac: Liverpool v Chelsea – Kulan Muhim Weyn U Ah Hanashada Horyaalka Oo Maanta Ka Dhacaya Anfield.

0 Visits: 671 | Sunday April 27, 2014 - 08:54:40
Kulanka: Liverpool v Chelsea Garoonka: Anfield Waqtiga: 4:05pm Saacada Geeska Afrika Kooxda keydka Chelsea ayaa la filayaa inay Liverpool tagaan maanta iyadoo kooxda martigelineysa ay hamineyso inay hal gacan ku xajisato hanashada horyaalka Premier League.

Read More »

Ciyaaryahan Bale oo Wareysi yaab leh bixiyay Goolkiisa Taariikhiga kadib

0 Visits: 10382 | Friday April 18, 2014 - 14:53:29
Kadib goolkii cajiibka ahaa ee uu Bale ka dhaliyay Barcelona ciyaartii Finalka Copa Delrey, ayaa waxaa wareysi dheer la yeeshayALVARO DE LA ROSA, oo ah wariye katirsan Jariirada sida aadka ah Real u taageerta ee AS.

Read More »

Xulka Qaranka Soomaaliya oo cayaaro caalami ah ka qaybgalaya

0 Visits: 1062 | Friday April 18, 2014 - 14:53:27
Waxaa dhawaan lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka ambabaxaan xulka qaranka kubadda cagta Soomaaliya.

Read More »

Isku Aadka Wareegga Semi-finalka Koobka UEFA oo Maanta la Shaaciyay

0 Visits: 1199 | Friday April 11, 2014 - 19:37:29
Kulanka xiisaha badan ee kasoo dhex baxay isku -aadkan waxaa uu dhex maridoonaa kooxda Real Madrid oo haysata koobabka ugu badan ee tartankan iyo kooxda Bayern Munich oo sanadkii hore ku guulaysatay Uefa Champions League.

Read More »

Atletico Madrid Oo Dardartay Barcelona Una Soo Baxday Semi-finalka Champions League.

0 Visits: 777 | Wednesday April 09, 2014 - 23:49:32
Atletico Madrid ayaa si taariikhi ah ugu soo baxday semi-finalka Champions League ka dib markii ay 1-0 ku suuldaareen kooxda Barcelona lugta labaad ee wareega 8da Champions League oo ka dhacday garoonkeeda Vicente Calderon, taasoo ka dhigan inay Ateltico ku soo baxday wadar ahaan labada lug guul 2-1…

Read More »

Bayern Munich oo dar dartay Man U. una soo gudubtay Semi Final

0 Visits: 1082 | Wednesday April 09, 2014 - 23:47:32
Bayern Munich ayaa iska xaadirisay wareega afar dhamaadka Champions League ka dib markii ay 3-1 ku dubteen lugta labaad ee wareega 8da kooxda Manchester United oo marti ugu aheyd Allainz Arena, taasoo ka dhigeysa inay wadar ahaan labada lug kaga badiyeen 4-1.

Read More »

Ciyaaryahanka Muslimka ah Ba oo Chelsea kuhogaamiyay Guul Taariikhi ah

0 Visits: 792 | Tuesday April 08, 2014 - 23:41:26
Gool uu waqtigii dhimashada ciyaarta dhaliyay Demba Ba ayaa u xaqiijiyay Chelsea inay xaqiijisato booskeeda semi-finalka Champions League ka dib markii ay 2-0 kaga badiyeen PSG taasoo ka dhigtay inay ku soo baxaan sharciga goolasha martida madaama labada lug ay ku dhamaatay barbaro 3-3 ah.

Read More »

Real Madrid oo Ugu dambeen usoo gudubtay Semi-finalka Champions League.

0 Visits: 806 | Tuesday April 08, 2014 - 23:41:22
Real Madrid ayaa ku soo baxday si wadno kurkur leh ka dib markii ay wadar ahaan semi-finalka Champions League ugu soo gudbeen 3-2 madaama lugtii labaad ee caawa ka dhacday Signal Iduna Park ay 2-0 ku badisay Borussia Dortmund.

Read More »

Tobanka Xidig ee ugu gool-dhalinta badan Horyaalka Premier League iyo qaabka ay ukala horeeyaan

0 Visits: 843 | Monday March 31, 2014 - 22:24:01
Waa Toban xidig oo xagaagan ugu gool-dhalinta badan Horyaal Premier League ee dalka England waxa ayna ukala horeeyaan sida tan:

Read More »