Featured

Booliska Sweden oo ugaarsanaya qaxootiga sharciga loo diiday

0 Visits: 531 | Tuesday April 05, 2016 - 23:41:01
Booliska xuduudaha Sweden ayaa dhawaan bilaabaya in ay baacsadaan oo ugaarsadaan qaxootiga loo diiday sharciga Sweden kuwaasoo si qasab ah looga musaafurin doono wadanka. Dowlada ayaa ku amartay booliska in ay ugaarsadaan dadka sharciga loo diiday isla markaana ay degdeg wadanka uga saaraan.

Read More »

Maxkamada ICC oo maanta go'aan ka gaareysa kiiska William Ruto

0 Visits: 467 | Tuesday April 05, 2016 - 23:41:01
Madaxweyne ku-xigeenka Kenya, William Ruto, ayaa maanta oo Talaada ah isaga iyo ninka la eedaysanba, weriye Joshua arab Sang, waxa ay ogaan doonaan in kiiska loo haysto ee dambiyada ka dhanka ah aadanaha ay qaaliyada Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada meesha ka saaraan iyo inkale.

Read More »

R/wasaare Cumar ayaa bilaabay qorsho dib u eegis heshiiskii Puntland iyo DF Somalia

0 Visits: 540 | Tuesday April 05, 2016 - 23:41:01
R/wasaare Cumar ayaa wada qorshe dib loogu noqonayo qodabadii uu u saxiixay Maamulka Puntland maadaama ay qodobada qaar yihiin kuwa In dib loo fiiriyo ah waxaana uu sheegay in qodobada qaar ay yihiin kuwo kulminaayo awoodo kaladduwan.

Read More »

Daadadkii cagta mariyay magaalada Jigjiga oo qasaarahoodu sii kordhayo + Sawirro

0 Visits: 468 | Tuesday April 05, 2016 - 23:41:01
Xaaladda magaalada Jigjiga ayaa isbedel xoogan laga dareemayaa tan iyo wixii ka dambeeyay markii xaafado ka tirsan magaalada ay cagta mariyeen daadad xoogan oo geystay qasaarooyin baaxad leh, iyadoo tirada dadka ku geeriyoonaya daadadkaasi ay kor u sii kacayaan.

Read More »

AMISOM oo si buuxda u shaacisay Magacyada Saraakiil Al-Shabaab ah oo ay ku dileen G/Sh/Hoose.

0 Visits: 444 | Tuesday April 05, 2016 - 23:41:01
War kasoo baxay taliska ciidamada midawga Africa ee Soomaaliya jooga oo magacooda AMISOM la yiraahdo ayaa waxay ku shaaciyeen magacyo saraakiil ka tirsan

Read More »

Al-shabaab oo ka baxay Aadan-yabaal iyo Ciidamo Huwan ah oo dul dagay Degmada.

0 Visits: 440 | Tuesday April 05, 2016 - 23:41:01
Wararka ka imaanaya Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in Al-shabaab ay ka baxay Degmada ka dib Markii Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay Culeys soo saareen Magaalada.

Read More »

"Soomaalidu waa jiir ee nolosha ha lagu gubo"

0 Visits: 421 | Tuesday April 05, 2016 - 23:41:01
Islamofobi i Tomelilla, anonym muslimsk kvinna som berätta för Sydsvenskan hur det är att vara muslim i Tomelilla. Bilden ingår i artikelserien om Islamofobi i Svergie.

Read More »

Akhriso: Shirkada Nationlink Telecom oo Qiime-dhimis ballaaran u sameysay Macaamiisheeda -

0 Visits: 692 | Wednesday March 23, 2016 - 03:12:02
Shirkada isgaarsiinta ee Nationlink ayaa qiime-dhimis ballaaran oo dal iyo dibad ah u sameysay dhamaan maamiisheeda muddo laba Bilood ah oo ka billaabanaynsa 18 /03/2016. Waana adeega ku shubashada kararka hadalka ee (Prepaid-ka).

Read More »

SAAXIIB-KAY AYAA EMAIL, AAKHIRO IIGA SOO DIRAY !! W/Q:Qareen / Khadar Aar‏

0 Visits: 535 | Wednesday March 23, 2016 - 02:31:54
Wakhti kasta oo aad firaaqo hayso waxa jeceshahay in aad Furato Computarkaga , adigoo raba Warar amma Barnamijyo adiga kuu gaar ah in aad ka fiirsato . hadaba markii u horaysay ee aad furtay Emailkagii ,si kadiisa ma u aragtay oo Isha ma ku dhufatay Email uu Akhiro kaga soo diray Saxiibkagii Qaaliga…

Read More »

Waxgaradka Beesha Celi Cumar oo socdaal kumaray degaanadu beesha degto (Warbixin+Sawiro).

0 Visits: 1908 | Sunday March 13, 2016 - 03:34:42
Gudi ka kooban Culimada, Aqoonayahanada, Dhaqanka, siyaasiyiinta, Haweynka iyo dhalinyarada ayaa waxey socdaal taariikhi ah ee ku mareen dhamaan deegaanada ee beesha degta ee gobolka Shabeelada dhexe ee Soomaaliya.

Read More »

Maxaa kala socotaa Xaalada Degmada Raage Ceele (Sawiro)

0 Visits: 870 | Sunday March 13, 2016 - 00:20:42
Degmada Raage Ceele oo ka mid ah degmooyinka gobolka Sh/dhexe una xigta dhinaca Waqoyi Bari caasimada dalka ee Muqdisho 120 km, ayaa dadka ku nool waxaa haatan soo wajahay xaalado adag oo dhinaca nolosha ah iyadoo dadka ku nool degmadaasay u badan yihiin xoolo dhaqato,beeraley iyo ganacsato.

Read More »

Maxaa sababay guranka Wabiga Shabeele (Sawiro)

0 Visits: 1118 | Sunday March 13, 2016 - 00:08:42
Wabiga Shabelle oo mara gobolada Hiiraan, Sh/dhexe iyo Sh/hoose ayaa qarka u saaran in uu guro oo biyo laga waayo, kadib markii toddobaadyadii la soo dhaafay uu wabigu bilaabay in uu biyo yareeyo.

Read More »

Xarun diimeedka ugu weyn degmada Warsheekh oo dib loo furay + Sawirro

0 Visits: 680 | Friday March 11, 2016 - 08:10:31
Xarunta Mowlaca Sheekh C/raxmaan Celi ee degmada Warsheekh ayaa dib loo furay, iyadoona ay ka soo qeyb galeen munaasabad halkaasi ka dhacday culumaa'udiin iyo dadweyne fara badan.

Read More »

Xasuustaydii Nabad Sugiddii Soomaaliya (N.S.S 1976 – 1991) Q.4aad

0 Visits: 779 | Tuesday March 08, 2016 - 00:31:14
Markay Ruushka, Kuubaanka, Yement , Liibiyaanka iyo Jarmal jabiyeen Xooggii Dalka Soomaaliyeed ee sida geesinimada ah uga adkaaday Xoogaggii Xabashida , waxaa nagu habsaday ceeryaamo ciil iyo caro , waxaa jiray Cabsi xoog ah oo ay saraakiisha Ammaanku ka qabeen inay Ruushanku Xuduud beenaadka soo dhaafiyaan…

Read More »

Xasuustaydii Nabad Sugiddii Soomaaliya (N.S.S 1976 – 1991) Q.3aad

0 Visits: 688 | Monday March 07, 2016 - 00:31:14
Maarso 1978 Dii ayaa waxaan Taliyahagii isu raacnay Xafiiska Maxadwayne Siyaad , Sheeko iyo shah ka dib waxaa la iisheegay inaan aaadayo Jazaa'ir subaxa , warsan iyo guddoon , markaas oo kale la isma waydiiyo maxaa ka jira iyo maxaan ka doonayaa , hawl dhamaad ah ayaa la doonayaa inaad dhamayso…

Read More »

Magacya Badanaa!

0 Visits: 681 | Monday March 07, 2016 - 00:24:10
Wuxuba waa wada Lacag .Hadana meesha ay ka howgaleeyso ayeey magac kale ku qaadataa…..haddii Dowladu kaa qaadeeyso waa CANSHUUR, Haddii la aroosayo waa SOORYO, Haddii la isfurayo waa MAHAR, Haddii culuma la siinayo waa SIYAARO, Haddii xildhibaan shiiday la siinaayo waa MOOSHIN, Haddi madax la dooranaa…

Read More »

Xasuustaydii Nabad Sugiddii Soomaaliya (N.S.S 1976 – 1991) Q.2aad

0 Visits: 654 | Sunday March 06, 2016 - 00:31:14
Quraacdii ayaan waxaa isku aragnay Ergaygii Liibiya waxaan xoogaa isla xamanay Falastiiniyiinta iyo sida ay dawladaha carbeed uga dahsoon yihiin xubnaha u adeega Moosaad ( Laanta Sirdoonta Yuhuudda ) isla markaana looga shaqaalaysiiyay xafiisyada muhiim ka ah , Liibiyaanku wuxuu iila sheekaysanayaa…

Read More »

Goormee Caruurtaada guriga uga tagi kartaa? (Fariin Waalidiinta kunool Qurbaha)

0 Visits: 583 | Saturday March 05, 2016 - 01:03:31
Adiga ayaa caruurtaada iyo qaangaadhkaaga da'da yar ka yaqaana cid kasta. Haddana waxa wali dhib noqon karta in la garto goorta ay diyaar u yihiin inay qaadaan mas'uuliyad cusub oo muhiim ah sida guriga oo ay kaligood joogaan. Marka aad ka fiirsanaysid go'aankan xusuuso inaad macluumaadka…

Read More »

Xasuustaydii Nabad Sugiddii Soomaaliya (N.S.S 1976 – 1991) Q.1aad

0 Visits: 742 | Saturday March 05, 2016 - 00:31:14
Waxaan ka dhoofay Xamar Diseember horaanteedii 1977 dii waxaan u dhoofay Abidjan, Saaxil Al-Caaj , anigoo sii maraya Nayjeeriya oo ku diga roganayo, ujeedka socodkayga ma ahayn inaan ka qayb galo dabaaldagga maalinta Qaranka ee dalkaas ee wuxuu taliyaha laanta nabad suggidda oo shaki wayn ka qabay hufnaanta…

Read More »

Xildhibaan Ismaciil Maxamed Muxidiin oo qorshe taageero badan helay hordhigay Barlamaanka Magaalada Trondheim ee Norway.

0 Visits: 922 | Saturday February 20, 2016 - 03:11:00
Bogaga hore ee Jaraa'idada kasoo baxa dalka Norway ayaa mar qura waxa maanta lagu soo daabacay hindiso taageero badan kadhax dhaliyay mudanayaasha baarlamaanka magaalada Trondheim ee dalka Norway.

Read More »

Beesha Celi Cumar oo soo bandhigtay Musharaxi ugu da'da yaraa ee xildhibaanada Barlamanka Soomaaliya 2016.da (sawiro)

0 Visits: 2589 | Saturday February 20, 2016 - 02:30:17
Kulan-weyne aad u balaaran oo ay ka soo qeyb galeen Duubabka, Siyaasiyiinta, Culumaa'udiinka, Wax garadka, Aqoonyahanada, Ganacsatada, Haweenka, iyo Dhallinyarada beesha Celli Cumar ayaa maanta lagu qabtay Hotel Global ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Soomaaligii gabadha dilay oo la sheegay in uu waalan yahay

0 Visits: 507 | Saturday February 20, 2016 - 00:34:22
Wiilkii Soomaaliga ah ee gabadha ku dilay magaalada Mölndal ee duleedka Göteborg bilowga bishii Janaayo ayaa dhaqaatiirtu sheegeen in uu waalanyahay. Dhaqaatiirta ayaa sheegay in xiligii uu ninkaan gabadha dilka u geystay iyo marka laga qaaday baaritaanka caafimaadka uu ahaa mid madaxa looga jiro.

Read More »