Sports

Kulan adag oo labada Sogayo oo galabta dhaxmari doono xulka qaranka somaliya & xulka Rwanda (sawiro)

0 Visits: 586 | Monday January 05, 2009 - 12:39:07
Ciyaar aad U adag ayaa Maanta oo isniin ah waxa aay dhaxmari doontaa xulkeena qaranka Somaliya iyo xulka Rwanda ciyaartaa oo ah ciyaar ka tirsan tartanka bariga iyo bartamaha africa oo marka lasoogaabiyo looyaqano

Read More »

Xulka Qaranka Soomaaliya oo Gaaray Guushiisi Ugu Horeesay !!!

0 Visits: 1088 | Saturday January 03, 2009 - 20:45:11
Kadib Tartanka Sida Habsamida Leh Uga socda Magaalada Kambaala ee Dalka Yugaandha ee Bariga Bartamaha Afrika ayaa waxa galabta halkaa Cayaar aad uxiiso Badan ku yeeshay Xulalka Tanzania iyo Soomaaliya.

Read More »

Tartanka koobka daahfurka wargeyska Xog-Maal oo maanta Cape Town ka furmay (Sawiro)

0 Visits: 1567 | Monday December 29, 2008 - 09:37:58
Wareegii ugu horeeyey ee kubbada cagta oo dhexmara kooxo Soomaaliyeed oo qabanqaabadiisu lahayd mid ka mid ah qalabka warbaahinta curdunka ah ee Soomaalida K/Afrika ayaa ka furmay magaalo xeebeedka loo tamashla taggo ee Cape Town.

Read More »

Morinho “ Waxa Ku Fikirayaa Sida Finaalaha ku Gaari Lahaa Waayo Tashiba Iiguma Jirto Naadiga Man United “

0 Visits: 1187 | Friday December 19, 2008 - 21:37:03
Tababaraha Kooxda Ugu Cad Cad Horyaalka Talyaaniga ee Inter Milan ayaa Durbaba waxa uu ka hadlay Isku Aadka maanta laga sameeyay Kooxaha Horyaalada Yurub ee isku Soo aadeen Kooxdiisa Inter Milan kooxda kale ee Da'aada Weyn ee Man United.

Read More »

Isku aadka Knock out-ka ee Uefa Champions League oo maanta la sameeyay

0 Visits: 1013 | Friday December 19, 2008 - 20:57:41
Ayadoo aad loo wada sugayo isku aadka koobka loogu jecelyahay adduunka ee Uefa Champions League ayaa maanta waxaa lagu sameeyay Magaalada Nyone ee dalkaasi Switzerland.

Read More »

Tababaraha Chelsea Luiz Felipe Scolari oo ka digay in la iibiyo Nicolas Anelka Bisha January...

0 Visits: 1247 | Sunday September 28, 2008 - 12:51:29
Tababaraha Chelsea Luiz Felipe Scolari ayaa ka digay Anelka inuu isaga hayaamo Naadiga Chelsea Bisha Janaayo.

Read More »

Rafael Benitez oo sheegay Cayaariyahan Gerard in uu safan doono Kulanka Maanta ee Everton

0 Visits: 1156 | Saturday September 27, 2008 - 15:10:36
Tababaraha Naadiga Kubadda Cagta ah ee Liverpool Rafael Benitez ayaa shaaca kaa qaaday inuu Naadiga hor kici doono Kabtankooda Gerrard kulanka ay layeelan doonaana naadiga ay isku magaalada yihiin ee Everton.

Read More »

Javier Zanetti oo saftay Kulankiisii 600 aad ee Kooxda Inter & Eto oo Ku farxasan Naadigiisa

0 Visits: 1252 | Thursday September 25, 2008 - 15:05:57
Qubanaha Isboortiga ee Shabakada Warsheekh iyo Qalinkii Xasan Cumar Cisman (Xasan Jaana )

Read More »

Chelsea Oo Soo Xera Gelisay Cayaaryahan Cajiib Ah

0 Visits: 1251 | Monday September 22, 2008 - 12:52:08
Naadiga Kubadda Cagta ah ee Chelsea ayaa Heshiis lagaartay Ciyaaryahan Reer Brazil ee ka ciyaaro Qadka Dhexe ee Difaaca laguna magacaabo Mineiro asiga oo ugu soo wareegay Beec Xor ah.

Read More »

Diego Armando Maradona oo shaqo ka qaban doon Naadiga Kubad Cagta ee Inter Milan...

0 Visits: 1337 | Saturday September 20, 2008 - 12:57:18
Milkiilaha Naadiga Kubadda Cagta ee Inter Milan Masimo Morati aa cadeeyay in uu wada xaajood u socdo asiga iyo Ciyaaryahankii hore ee Mucjisada Aduunka Diego Armanda Maradona si uu shaqo uga qabto Naadiga Inter Milan.

Read More »

Ferguson ooka hadlay Kulanki Xalay & Del Horno oo shegay in ay ku guleysan doonan Uefa Cup

0 Visits: 1228 | Thursday September 18, 2008 - 12:38:46
Tababaraha Naadiga Kubadda Cagta ah ee Manchester United Sir Alex Fergusson ayaa ka hadlay Kulanki Xalay Uefa Champion Legue ee Bar bar dhaca la galeen Naadiga Vilareal oo ay kuwada jiraan hal guruub.

Read More »

Delpiero oo caawa ku soo laabanayo liiska & Bilyinaar Amerikaan ah oo ku soo socda Arsenal.

0 Visits: 1445 | Wednesday September 17, 2008 - 15:39:38
Weeraryahanka Kooxda Kubadda Cagta ah ee Bianconeri (Juventus) Alessandro Delpiero ayaa la rajeynaa in uu ku soo noqdo Line Up ka Kooxda Juventus Kulanka ay Caawo layeelan doonaan Kooxda Zenit St ee Wadanka Ruushka Bilowga Uefa Champions League.

Read More »

Rooney oo sheegay inuu leyahay waaya aragnimo & Amauri oo sheegay in uu u cayarayo Italy

0 Visits: 1033 | Tuesday September 16, 2008 - 14:39:14
Kooxda Kubadda Cagta ee Manchester United ayaa isku diyaarineysa Bilaabashada Koobka Horyaalada Yurub Kulankaas oo ay layeelan doonaan Vilareal waxaana ka hadlay Kulankaas Ciyaaryahan Rooney.

Read More »

Ronaldo Oo Taageerayaasha Man Utd u Baaqay & Barcelona ugacan haatineesa Sergio Aguero.

1 Visits: 2825 | Monday September 15, 2008 - 11:46:28
Ciyaaryahanka Baalka Bidix uga ciyaayo Naadiga Kubadda Cagta ee Ingiriiska ahna Horyaalnimada Yurub Manchester United iyo Xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa sheegay in uusan ka baqeyn inuu lakulmo Taageerayaasha Man Utd oo ka careysan soo laabashadiisa kadib marki uu bur buray Heshiis uu kula jiray…

Read More »

Cayaariyahanka Kooxda Valencia David Silva oo Sadax Bil Garoomada ka maqnaandoono...

0 Visits: 1603 | Saturday September 13, 2008 - 21:35:21
Ciyaaryahanka Baalka Bidix uga Ciyaaro Naadiga Kubadda Cagta ah Valencia iyo Xulka Spain David Vila ayaa la sheegayaa in uu garoomada ka maqnaanaayo muddo sadax bil.

Read More »

Garsoore Soomaaliyeed oo si weyn ugu soo dhex muuqday garoomada Reer Yurub

0 Visits: 2515 | Thursday September 11, 2008 - 14:53:01
Garsoore Xasan Wiish ayaa la sheegay inuu markiisii hore ahaa tababare xagga kubadda cagta ah, isagoo go'aansaday inuu u wareego dhinaca garsooranimada

Read More »

Tababare Wenger oo ku sii jeeda Ac Milan Xili Cayaareedka Danbe

0 Visits: 1070 | Wednesday September 10, 2008 - 13:57:27
Tababaraha Naadiga Kubadda Cagta ee Arsenal Arsen Wenger ayaa la sheegay inuu aadaayo Naadiga Milan Sanadka danbe, wararka ka imaanaaya Magaalada Milano ayaa sheegayo Tababaraha hada layliyo Carlo Ancelota waxa uu qarka usaaranyahay katagista Naadiga Milan.

Read More »

Zola oo la sheegay in uu Tababare unoqonayo Westham & Mourinho oo eedeeyay Xiiriirka...

0 Visits: 1132 | Tuesday September 09, 2008 - 14:17:46
Ciyaaryahanki hore ee Naadiga ee Chelsea iyo Xulka Talyaaniga Gianfranco Zola ayaa Heshiis lagaaray Naadiga Westham si uu Tababare ugu noqdo Naadigaas.

Read More »

Zidane oo sheegay in Ciyaaryahanka Cristiano Ronaldo uu yahay midka ugu wanagsan dunida..

0 Visits: 1465 | Monday September 08, 2008 - 16:25:07
Ciyaaryahanki Hore ee Reer France Zidane oo Sadax mar ku guuleestay Laacibnimada Dunida ayaa sheegay in uu Xiligaan Laacibka Aduunka uu siin lahaa Nombar 7 Reer Man Utd iyo Portugal Cristiano Ronaldo.

Read More »

John Terry oo sheegay in ay u diyargarobeen Croatia & Wakiilka kaka oo sheegay inuu ku sii...

0 Visits: 1277 | Sunday September 07, 2008 - 19:21:23
Kabtanka Xulaka Kubadda Cagta ah ee Ingiriiska iyo Kooxda Chelsea Terry ayaa sheegay in ay ka aarsan doonaan Xulka Croatia Kulanka ay Maalinta Arbacada ah kula yeelan doonaan Wadanka Croatia ee Garoonka Sergeb.

Read More »

Adriano Galiani oo isugu yeeray Shir aan Caadi eheyn, & Recoba oo ku sii jeeda Premiership...

0 Visits: 1323 | Thursday September 04, 2008 - 12:39:44
Guddoomiye ku xigeenka Naadiga Kubadda Cagta ah ee Ac Milan Adriano Galliani ayaa isugu yeeray Shir aan Caadi eheyn asiga oo ka careysan Bilowga xun oo ay ku bilaabatay Naadiga Milan Kulanki ay layeelatay Axadii Bologna kaas oo loogu awood sheegtay 1-2 iyada oo ku ciyaareyso Garoonkeeda Sansiro.

Read More »

Inter Milan oo la soo wareegtay Kubad Qaabeeyaha Xulka Qaranka Portugal Quaresma.

0 Visits: 1379 | Monday September 01, 2008 - 17:45:16
War lagu qoray Website ay leedahay Naadiga Kubadda Cagta ah ee Fc Porto ayaa lagu sheegay in Ciyaaryahan Quaresma lasoo afjaray Heshiiskiisa iyada oo laga iibiyay Naadiga Inter Milan Aduun dhan 18 Milyan oo Euro ah.

Read More »