Maqaallo

BAL AAN U SHEEGO SHARIIFKA ( MAQAAL )

0 Visits: 1396 | Tuesday February 17, 2009 - 10:13:39
Dib u socadkii baas markii dibada loo tuuray,waa taa dalkeenii is bedel duhur dharaareed,Maquustihii shisheeyaha dalbaday ee shubayay dhiigeena,Maquustihii sharmooyee wanaag sheeyna laga waayay,Maquustahii shuftoobee ka tagay sheegashada diinta,Maquustihii qayaanee Qaranka iib geeyay iyo kii difaacee…

Read More »

Dunida Muslimka Oo Isku Diyarinaya Munaasabadda Dhalashada Nabiga (CSW)

0 Visits: 1150 | Saturday February 14, 2009 - 22:46:11
Bisha mowliid oo ah bil ku wayn umadda islaamka ah , ahna bil aad ay u qadariyaan oo ah bishii aduunka la keeney nabigeennii suubanaa NNKH , bishaas oo carabi ahaan la yiraahdo ( Rabiicul awwal ) oo maalma un nooga harsantahay ayaa Islaamku meel walba oo uu joogo waxa uu isku diyaarinayaa sidii uu maalintaas…

Read More »

Hal Bowli ah, Nirig Xalaal Ma Dhasho !!!! (Qormo Xiiso Badan)

0 Visits: 970 | Friday February 13, 2009 - 22:23:32
Tan iyo Bixitaanki Ciidamada Iithiopia ee Gudaha Soomaaliya ayaa waxa dhagaha shacabka ku halakoobay Dagaalada Soomaaliya kusoo dhacayay hadalo kul kulul oo hawada ay isu marinayaan kooxo hal jiho isla ahaa dhowr bilood ka hor.

Read More »

Garta Oromo & Hirabe Ma Aha Cali & Caydiid (Qorme Aqriste)

0 Visits: 1088 | Friday February 13, 2009 - 22:04:45
Waxaan aad ugu xumahay in dadka somali eey u fasirtaan qoraalada aan wadaagno aniga iyo wallaalkeey Oromo mid wax kale hugsan balse aniga waxaan u arkaa mid abuuri kara wanaag iyo isku soo dhawaasho fikradaha umada eey kala aaminsan yihiin,qofwalba oo ka damqanaya dhibka umada somali waa eey u furan…

Read More »

Oromo Dagaalka waa Cali iyo Mucaawiye oo kale ! ( maqaal )

0 Visits: 1089 | Thursday February 12, 2009 - 08:19:42
Waxaan dhaliilay qaabka uu ugu faalooday Qoraaga Oromo maqaalkiisii ahaa Alow ha soo celin dagaalkii Cali & Caydiid,runtii ma jecleeysan in xiligaan oo eey umada rajeeyneeyso nabad iyo wada noolaansho cadaalad ku dhisan in la qoro ama in la xussuusiyo taariikhda murugada xambaarsaneeyd ee lagu gumaaday…

Read More »

Qaybtii 8aad: "Daroogooyinka waxeey keenaan dhibaatooyin aan laga kabsanin waligood"

0 Visits: 1258 | Monday February 09, 2009 - 19:12:45
Abwaanka soomaaliyeed Abshir Bacadle oo la yaabay dhibaatada qaadka raggeena ku haayo ayaa ku gabyay: " Qalbi guban qaad lagu qanciyo qaadow adigaa leh. Macdan qubata hawshoon la qaban qaadow adigaa leh. Hurdo qaraw soo jeed qamqam ah qaadow adigaa leh. Iska qaado qaantani ha bixin qaadaw adigaa leh,…

Read More »

Shariif Miyaa la Diidan yahay Mise Shareecada ( Faallo Aqriste )

0 Visits: 1089 | Sunday February 08, 2009 - 16:25:15
Reer Shaatiyo Badane Shar Gudban Sheeydaan Xijaaban Shareeco ma Rabaan ujeedadoodana waxaa eey tahay dagaal burburka barakaca haddii aad dhageeysatay Cumar Iiman oo ah shaqsiga u adeegaya koox asalkooda ka yimid dhul shisheeye sida somali-galbeed dhagaxbuur iyo Jigjiga,walwaal iyo wardheer xaqiiqdii…

Read More »

SHAN QODOB DARTOOD "CUMAR IMAAN" ILAAHAY HA U TOOBAD KEENO ( MAQAAL AQRISTE )

0 Visits: 1172 | Sunday February 08, 2009 - 08:42:29
Dood dhexmartay Wadaadka iskiis isu magacaabay Yusuf Indha cade iyo Sh.Janaqoow ayaa waxaa ka mid ahaa doodii Indhacade "Kuwii aan la dagaalamayney haday wax ku darsadeen ma kuwii baa soo islaamay mise iyagaa gaaloobey oo kuwaas diintoodii ku biiray"

Read More »

Soomaali lagu xasuuqay K/Afrika iyadoo loo isticmaalay taraq iyo baasiin, baaruud iyo maar...

0 Visits: 807 | Friday February 06, 2009 - 09:10:11
Ugu yaraan 2 nin Soomaaliyeed ayaa maanta markaliya lagu aasay Cape Town, halka mid kalana uu isbitaal u yaalo dhaawacyo soo gaaray, arrintani waxay ka dhalatay 3 dhacdo oo midkood taraq iyo baasiin lagu qabtay dukaan ka samaysnaa conteenar (gabaangab bir ah) oo raga dhintey midkood uu dhex jiifey.…

Read More »

Muxuu Qoray, Wargeyska Xog-Maal Todobaadkan (Aqri Qodobo Xiise Leh)

1 Visits: 2482 | Thursday February 05, 2009 - 12:35:04
Wararka wargeyska xogmaal daabacaadiisa 5aad halkaan ka aqriso Waa wargeyskii ugu horeeyay ee ka soo baxa dalka K/Africa soona baxa bishii laba jeer,wageyska aya cadadkiisa 5aad ku soo qaatay warbixino xiiso badan. Hoos u aqri

Read More »

Gabar 18-jir ah oo Muqdisho ku hesato xaalad cafimaad daro oo sii kordheysa (Daawo-Sawiro)

0 Visits: 1170 | Thursday February 05, 2009 - 11:22:00
Fowsiyo C/llaahi Daa'uud, waa gabar 18-jir ah kuna nool magaalada Muqdisho, waxaana muddo shan sano ah ay ku nooshahay xaalad caafimaad xumo oo welwel leh, kaddib markii lugta bidix ay ka barartay.

Read More »

Tahriibka iyo Dhibaatoyinka ay kala kulmaan Soomaalida ( MAQAAL )

0 Visits: 2349 | Thursday February 05, 2009 - 08:48:00
Tan iyo xiligii ay burburtay dowladii dhexe ee katalinaysay wadanka Somali waxaa soo kar dhayay in ay dad aad ufarabadan ay iska cararan wadanka islamakaana ay cidkastaba meeshii ay awoodo in ay aado ay ucartay si ay uga badbaadaan dhibaatooyin ka jira somaliya hadaba waxaan warbixintaan ku eegaynaa…

Read More »

-SHABAAB DIINTEE DADKA GAARSIINAYAAN ?!! ( MAQAAL )

0 Visits: 3079 | Wednesday February 04, 2009 - 12:47:07
(Bismillaahi Raxmaani Raxiim)

Read More »

Qaybtii 7aad: "Daroogooyinka waxeey keenaan dhibaatooyin aan laga kabsanin waligood"

0 Visits: 1767 | Tuesday February 03, 2009 - 12:28:19
Dhaqamada hooyada iyo aabaha soomaaliga ah oo aad u bedelmay, diintii, dhaqankii qoyska ee suubanaa iyo dhamaan astaamaha iyo waajibaadka ay lahaayeen lamaanaha oo laga tagay ayaa keentay in aan isku dhex yaacno qoys ahaan, caruur ahaan, dhalinyaro ahaan, bulsho ahaan iyo dowlad ahaanba.

Read More »

AABBAHA DOWLADDA XALAASHA AH EE NOO DHALATAY AMIIRUL MU’MINIIN SHIIKH SHARIIF (MAQAAL)

0 Visits: 1045 | Tuesday February 03, 2009 - 08:47:42
UURKII U OOMANAAY AKHBAARSAN INOOW MAQLEEY INTAAN KA SO GO'DEE AKHRISTOOW IGULA RAAY. EEBBEHEEY WAA OG YAHAY INAAN ILMEEYAYOON ARWAAX LA OOYAYOON ILAAHOOW FURSADDAAN

Read More »

Maxa Ka Taqaan Shaqsiyada Madaxweyne Sheekh Shariif ?

0 Visits: 1210 | Monday February 02, 2009 - 20:31:16
31kii bishii hore ee December waxaa doorasho ka dhacday dalka Jibouti loogu tartamayay madaxweynenimada Soomaaliya, waxaana doorashadaas oo ay isu soo taageen 11 musharax ugu dambeyntii ku guuleystay Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo haatan ah madaxweynaha Soomaaliya. Hadaba waxaa is-weydiin leh madaxweynaha…

Read More »

NIN XAASKAAGA RABA KAAMA YEELO GABEDHEYDA HOO ( FAALO )

0 Visits: 947 | Sunday February 01, 2009 - 09:19:39
Sida lawada ogsoon yahay, wadanka aan wallaalaha nahay ee Jabuuti waxaa taariikhdu markey aheyd January 30, 2009. Si dimoqoraadinimo ah, goob joogna ay ka ahaayeen dhammaan beesha caalamka, wakiilada Dowladaha daneeya arrimaha Soomaliya iyo labadii baarlamaan ee dhowaan leysku dhafay, ayaa xilka Madaxweynanimada…

Read More »

MAQUUSTIHII RAGBAA SAHANSADOO SIIBTAY HARAGIISA ( MAQAAL )...

0 Visits: 1467 | Sunday February 01, 2009 - 09:01:33
Bal siyaasigeeni murtida maanta aan saani ugu sheego ,Maquustahii shisheeyaha dalbaday ee shubaya dhiigeena,Maquustahii shar mooyee wanaag shayna laga waayay,Maquustahii shaqaaqada wadee shicibka laynaayay,Maquustahii shuftoobee ka tagay sheegasho diinta,Maquustihii Ragbaa( N.Cade ) Sahansadoo Siibtay…

Read More »

MAANSO GUBAABO KU SOCOTA MADAXWEYNE SHEEKH SHARIIF SHEEKH AXMED...

0 Visits: 1236 | Sunday February 01, 2009 - 08:41:02
Waxaa maansadan u tiriyay kadib guushii iyo farxadii xalay u soo hoyatay geyiga soomaliyeed markii ay doorteen madaxweyne magaciisu ka bilowdo sheikh oo aan hore u qaban dalka hogaankiisa shaqsi magcan oo kale sita ilaahay hanooga dhigo mahdiigii umadan nabada iyo wanaaga u horsedi lahaaa waxaa dalkeena…

Read More »

Power Sharing: Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade ) & Sheekh Shariif Sheekh Axmed ( Faallo )...

0 Visits: 1114 | Thursday January 29, 2009 - 19:49:50
Somaliada waxaa eey dhahaga u taageeysaa labadaa nin oo xaqiiqdii loo arko kuwa kaliya ee somalia nabad iyo wadanoolaanshaha suurta gelin kara,waxaay ka tirsan yihiin laba koox oo u istaagay soo celinta nabada somali labadaa koox waxaa eey ka kooban yihiin siyaasiyiin aqoon yahan,indheergarad culumo…

Read More »

Qaybtii lixaad ee qoraalkii tixanaha ahaa: "Daroogooyinka waxeey keenaan dhibaatooyin aan laga kabsanin waligood"

0 Visits: 1941 | Tuesday January 27, 2009 - 12:53:13
Horay sida aan u sheegay, oo aan ku soo muujiyay qoraaladii hore arinta daroogiistinimada, burburitaanka qoyska, waxbarasho la'aanta, xabsi gelida iwm waxaa keentay waalidiinta oo aan dawrkooda ka soo bixin, waan u soo laabanaa qaladaadka caruurta, iyo talooyinka aan u soo jeedinaa waalidiinta iyo caruurtaba.…

Read More »

Taariikhda xariirka Soomaaliya iyo South Africa By, Maxamed Deeq Muuse *Deeq Darajo*

0 Visits: 2157 | Tuesday January 27, 2009 - 12:50:28
Waa labbo dal oo qaarada Afrika kaga kala yaala labbo cirif, cirifka koonfureed iyo kan barri, waxay iskaga midyihiin xagga dhererka xeebaha, Koonfur Afrika waa dalka koowaan ee ugu xeebta dheer, Soomaaliyana waa tan labbaad ee qaarada, marka intaasi laga taggo wax kasta oo kale oo dhan ku kala duwanyihiin.

Read More »