Sports

Fernando Torres oo sheegay in uu sugi la'yahay Kulanka Kooxdiisi Hore ee Athletico Madrid...

0 Visits: 1568 | Sunday August 31, 2008 - 19:32:56
Weeraryahanka Naadiga Kubadda Cagta ee Ingiriiska Liverpool Fernando Torres ayaa sheegay in uu sugi la'yahay Kulanka ay kooxdiisa Liverpool layeelan doonto Naadigiisi Hore ee Spain Athletico Madrid taas oo ay isku gruub ka noqdeen eufa champions league.

Read More »

Isku aadka Koobka Uefa Champions League iyo Sida ay iskugu aadeen Naadiyada....

0 Visits: 1639 | Saturday August 30, 2008 - 12:25:57
Waxaa la sameeyay Taariikhdu marka ay eheed 28/08/08 isku aadka Koobka Uefa Champions Leaguse waxeyna Kooxuhu isugu aadeen sidatan:-

Read More »

Xulka Kubada Cagta Ingiriiska oo ka naxay dhaawaca soo gaaray Cayaariyahan Steven Gerrard

0 Visits: 1318 | Thursday August 28, 2008 - 19:50:11
Ciyaaryahanka qadka dhexe uga ciyaaro naadiga Liverpool iyo Xulka Ingiriiska Steven Gerrard ayaa dhaawac soo gaaray Kulanki ay xalay sida diriqa ahaay uga badiyeen naadiga standard liga ee Beilgum ka isiga oo la sheegay in qaliin lagu sameyn doono Maanta oo khamiis ah.

Read More »

Isreeb Reebka Koobka Kubadda Cagta ah ee Eufa Champions League 2008-2009 & Qubane Kale

0 Visits: 1229 | Thursday August 28, 2008 - 14:09:46
Tababarihii Hore ee Xulka Kubadda Cagta ah Talyaaniga iyo Naadiga Milan Arrigo Sacchi ayaa shaaca ka qaaday in Naadiga Fiorentina ay sanadkaan ku guuleysan kareyso Serie A da Dalka Talyaaniga 2008/2009.

Read More »

Ronaldinho oo Jaceyl uqaaday Ciyaaryahanad katirsan Xulka Kubadda Cagta Sweden (Dumarka)

0 Visits: 1908 | Wednesday August 27, 2008 - 12:50:22
Weerayahanka Xulka Kubadda Cagta ah ee Brazil iyo Ac Milan Ronaldinho ayaa Jaceyl uqaaday Gabar u ciyaareysay Xulka Kubadda Cagta ah ee Sweden uga qeyb galay Oleympic Football Women taas oo lagu magacaabo Johanna Almgren.

Read More »

Jairzinho: Ronaldo dhaawaciisa waxaa keenay Cunidda badan & Fabregas oo ubaaqay Alonso

0 Visits: 1451 | Monday August 25, 2008 - 11:43:23
Jairzinho: Ronaldo dhaawaciisa waxaa u sabab ah Cuniddiisa Badan ee Raashinka & Cayaaryahan Fabregas Oo Alonso ugu Baaqay in uu kusoo biiro Arsanaal

Read More »

Cayaaryahan Shevchenko oo hadlay Himiladiisa Cusub iyo Qubanayaal Isboorti

0 Visits: 1242 | Sunday August 24, 2008 - 12:00:57
Wararkii Ugu dambeeyay ee Qubanaha Isboortiga ee Shabakada Warsheekh iyo Wariyaha qeybta Isboortiga Xasan Cumar Cisman (Xasan Juungal)

Read More »

Fabio Cannavaro oo Garoomada dib ugu soo laabanaayo September.

0 Visits: 1175 | Saturday August 23, 2008 - 12:34:35
Kabtanka Xulaka Kubadda Cagta ah ee Italy una safta Naadiga Real Madrid Fabio Cannavaro ayaa la sheegayaa in uu Garoomada ku soo laaban doono Bisha Danbe ee September 2008.

Read More »

Koxda reer Talyani ee Inter milan oo ku soo birtay Tartanka loogu jiro Angel Di Mariyaha Benfica.

0 Visits: 1356 | Thursday August 21, 2008 - 11:21:55
Wararka ka imaanaya Wadanka Talyaaniga ayaa sheegaya in Kooxda Inter Milan ay kaga guuleysan kareyso Kooxda Real Madrid Tartanka loogu jiro Ciyaaryahan Angle Dimaria ee usafta Naadiga Benfica.

Read More »

Chelsea FC oo ogolaatay andriy shevchenko uu dib ugu laabto Naadigiisi hore ee Ac Milan...

0 Visits: 1569 | Thursday August 21, 2008 - 10:45:42
War ka soo baxay Wargeyska Daily Mail ayaa sheegaya in haddii ay Chelsea hesho Ciyaaryahanka baalka ka ciyaara Naadiga Real Madrid Robinho in ay fasaxeyso Weeraryahankeeda Shevchenko si uu dib ugu laabto Naadigiisii hore ee Ac Milan Hal Sano amaah ah.

Read More »

Newcastle oo shaacisay Qandaraaska Cusub ee Cayaariyahankooda Michael Owen.

0 Visits: 1445 | Tuesday August 19, 2008 - 15:40:44
Naadiga Kubadda Cagta ee Wadanka Ingiriiska Newcastle ayaa shaacisay Michael Owen in ay ka dhigeyso Ciyaartoyda ugu mushaarka badan Qaaradda Yurub iyada oo sheegtay in ay siin doonto 140,000 Euro ah Sitimaankii.

Read More »

Cayariyahanka Chelsea Michael Ballack oo laga saaray Liiska Ciyaartoyda Xulka Jarmalka...

0 Visits: 1440 | Monday August 18, 2008 - 19:42:24
Kabtanka Xulka Kubadda Cagta ah ee Jarmalka Michael Ballack ayaa laga saaray Ciyaartoyda laciyaareyso Kulanka saaxibtinimo Xulka Belgium Maalinimada Arbacada ah oo ay taariikhdu tahay 20/08/08 sababo la xiriira dhaawac uu ka qabo Lugta Bidix.

Read More »

Wenger “ Kooxda Arsenal waa kooxda Sida muuqata Hanan doonto Xili Cayaareedkaan”

0 Visits: 1871 | Monday August 18, 2008 - 12:43:56
Tababaraha Kooxda Kubadda Cagta ah ee Arsenal Arsen Wenger ayaa shaaca ka qaaday Arsenal in ay ku guuleysan kareyso Horyaalka Ingiriiska ee Sanadkaan 2008-2009.

Read More »

Gallas" Guushi Shalay waa Biloow Fiican" iyo Natiijada Cayaarihii Beijing 2008 Olympic Games..

0 Visits: 1558 | Sunday August 17, 2008 - 11:07:22
Kabtanka Kooxda Kooxda Arsenal William Class oo soo dhaweeyay Guushii ay Shalay ku bilaabeen Ciyaartii ka tirsaneed Horyaalka Ingiriiska oo ay layeesheen Kooxda West Bromwich Albion kaas oo ay uga badiyeen 1-0 Goolka ay Arsenal ku badisay waxaa u dhaliyay Ciyaaryahanka ay dhowaan ka soo qaatay Naadiga…

Read More »

Cayaaryahanka Weerarka Berbatov oo ay Kooxda Manchester lasoo wareegtay

0 Visits: 1673 | Saturday August 16, 2008 - 12:18:00
Berbatov waa Ciyaaryahanka ugu qaalisan ee la soo wareegto Manchester United kaasi oo la filayo in uu door muhiim ah ka cayaaro xili cayaareedkaan inasoo hayo.

Read More »

Maqaalka Nashada Jimcaha ee Shabakada Warsheekh oo Maanta marti noogu ah Kabtanka Banadir Telecom Farxaan (Sawiro)

0 Visits: 2534 | Friday August 15, 2008 - 18:56:36
Waa markale iyo Maqaalkeeni aan ugu magac darnay Nasashada jimcaha oo Jimco waliba aan idinku soo bandhigo Qormada Nasahada oo aan ugu talagalnay in ay Aqristayaasheena kala qeyb qaadato Nasiinada Siidul Ayaamka (Jimco).

Read More »

Faaqidaada Kulamadi ugu dambeeyay ee Cayaaraha kubada Cagta ee Oleympic football.....

0 Visits: 1537 | Thursday August 14, 2008 - 11:22:32
Waa markale iyo Faaqidaada Cayaaraha kubada Cagta ee Olybikada Aduunka taas oo iminka mareeso wareegyadi ugu dambeeyay isla markaana quus ay joogaan xulal dhowr ah halka ay natiijo fiican heleen Xulal kale

Read More »

Frank Lampard oo Heshis Shan Sano ah lagalay Naadigiisa Chelsea iyo Isrebrebka Championka

0 Visits: 1361 | Thursday August 14, 2008 - 11:14:07
Maalinti Arbacada ayaa Naadiga Chelsea isugu yeertay Saxaafadda Sportiga Shir kaasi oo ahaa in ay Shaac ka qaado War ay hadda ka hor Shaacisay kaas oo ahaa Sadax in ay Macquul Noqoneyso Midkood.

Read More »

Samuel Eto'o ayaa la sheegay inuu sii joogaayo Naadigiisa Barcelona....

0 Visits: 1508 | Wednesday August 13, 2008 - 15:29:04
Weeraryahanka Reer Cameroon iyo Kooxda Barcelona oo dhawaanahaan lala xiriirinaayay Naadiyo badan oo ka dhisan Qaaradda Yurub ayaa la sheegay inuu sii joogaayo Naadigiisa Barcelona ilaa Dhowr Xili Ciyaareed, Warkaas ayaa lasheegay marki ay Kulan qaateen Macalinka Naadiga Guardiola iyo Eto'o.

Read More »

Fabio Capello oo ka hadlay Balwada Roney & Ferguson oo Henry ugacan haatinaya (Qubane)

0 Visits: 1724 | Tuesday August 12, 2008 - 17:32:54
Tababaraha Xulka Qaranka England Fabio Gapello oo ka hadlay Balwada Cayaaryahan Roney iyo Tababaraha Kooxda Man United oo isna ka hadlay Doonista Cayaaryahan Henry

Read More »

Yaa Ku Guuleestay Horyaalka Kubada Cagtaa ee Gobalka Eastern Capee dalka K/Afrika ?Sawiro

0 Visits: 1411 | Monday August 11, 2008 - 20:12:07
Waxaa maalmahan ka socdey gobalka Eastren cape ee dalka koofur africa ciyaaraha k/cagta oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayna ka soo qeyb galeen dhamaan kooxaha ka dhisan gobalka iyo dad weyne aad u fara badan kuwaas oo u xiiseeya ciyaaraha waxaa kaloo kasoo qeyb galay dadka u dhashay dalkni kuwaas…

Read More »

Natiijadii Kulamada Kubadda Cagta ah ee Koobka Oleympikada Aduunka.

0 Visits: 1502 | Monday August 11, 2008 - 12:49:49
Waxa si Xiisa leh usocda Cayaarihi Olempikada Aduunka Qeybahooda kala geidsan inagoo kusoo qaaan doono qormadeena kulamadi ugu dambeeyay iyo kooxaha sida ay ku kala baxeen

Read More »