Maqaallo

18 Guuradii 26da Janaayo oo ah Kacdoonkii Shacabka (faalo aqriste)

0 Visits: 993 | Monday January 26, 2009 - 13:44:09
26/1/1991 WAA MAALIN XUSUUS MUDAN Waxaa nasiib daro ah in 26da Janaayo oo ah waqtigii shacabka Soomaliyeed ka guuleystay rajiimkii faasidka oo shacabka Soomaliyeed mudo badan dhibaato aan qoraal iyo sheeko lagu soo koobi karin sababtoo ah cidna maqarin karto dulmigii shacabka uu u gestay intii uu dalka…

Read More »

SOOMAALIYA YAA U MAQAN? { Maqaal }

0 Visits: 1285 | Wednesday January 21, 2009 - 09:37:00
Su'ashaan waa su' aal dhamaab waxa magaca somali sheegtay taabanaysa maxaayeelay waxaanu ku kulan sanahay dhamaanteen magacaas la, wax u maciina oo musiibada heysata ka dulqaada , waxaa la gudboon shaqsi kasta oo somali ah in uu garto mas uuliyada ka saaran dalkiisa diintiisa iyo caqidadiisa.

Read More »

Qaybtii 5-aad ee qoraalkii: "Daroogooyinka waxeey keenaan dhibaatooyin aan laga kabsanin waligood"

0 Visits: 1602 | Wednesday January 21, 2009 - 09:20:26
Waxaan weli sii anba qaadaa calaamadihii aan soo aragnay in waalidka soomaaliga ah badankood caruurtooda ku tarbiyadeeyaan, laba astaan oo kaliya ayaan qaybtii hore ku soo qaadanay, hadane waan sii wadeeynaa ilaa dhamaad insha alaah.

Read More »

XILDHIBAANADA KA SOO HORJEEDA DIBU-HESHIISIINTA MA LAGU AAMINI KARAA MASIIRKA WADANKA? ( FAALO )

0 Visits: 762 | Tuesday January 20, 2009 - 20:51:03
HORDHAC " ODEYGII MAXAA KU OGEYD INDHO LA'AAN WUXUU KU DARSADEY DAD CUNID" XILDHIBAANADA BARLAMAANKA WAXAA KU OGEYN KALA GEYN MADAXDA UGU SAREYSA DOWLADDA WAXEY KU DARSADEEN BUBURIN DIBU-HESHIISIIN

Read More »

Muxuu Qoray, Wargeyska Xog-Maal Todobaadkan (Aqri Qodobo Xiise Leh)

0 Visits: 1738 | Sunday January 18, 2009 - 17:15:47
Xubinteeni Qiimaha Badneed ee Aalaaba naga dhowrtaan Wargeeska Xiisaha Badan ee Todobaadlaha ah ee Xog-Maal kaasi oo kasoo Baxo Dalkan Kowfur Afrika.

Read More »

Qaybta 4aad ee qoraalkii: "Daroogooyinka waxeey keenaan dhibaatooyin aan laga kabsanin waligood"

0 Visits: 983 | Sunday January 18, 2009 - 17:08:26
Hees aan dhageystay mardhaw, isla markasna aan aqoonsanin fanaanka ama kooxda leh heesta iyo miraheedaba ayaa sida tan ku bilaabaneyso: Cod nin ayaa leh: Cod dumar baa ku jawaabtay: Waxuuna fanaanka asoo heestii ka sii wata yiri:

Read More »

Bayaan Caro Leh Oo Ay Dirayaan Dhalinyarada Beesha Mudulood.

0 Visits: 1032 | Friday January 16, 2009 - 16:00:57
Nuqul ka mid ah Bayaanka oo ay dirayaan Dhalinyarada Beesha Mudulood ayaa waxa uu soo gaaray Shabakada Wararka ee Warsheekh.com.

Read More »

Qaybta 3aad ee qoraalkii: "Daroogooyinka waxeey keenaan dhibaatooyin aan laga kabsanin waligood"

0 Visits: 1413 | Monday January 12, 2009 - 20:21:51
Qaybta sadaxaad ee qoraalkii: "Daroogooyinka waxeey keenaan dhibaatooyin aan laga kabsanin waligood" Qisadii oo sii socota…… Waxaa soo baxay wiilkii iyo ninkii booliiska ahaa garbaha is heeysta, oo isla qoslaa!! Gabadhii afka ayeey qabsatay, waxeeyna is weeydiisay waxa uu wiilku soo siiyay…

Read More »

OGEYSIIS: DADKA WAA XAARAAN IN LAGA BEEN ABUURAA (Qormo Aqriste)

0 Visits: 1218 | Sunday January 11, 2009 - 22:27:37
Ayaamahan waxaa socday qoraallo layskugu jawaabayo oo ay ka muuqdeen cadaawo iyo wax dilaayo qadiyadda beesha an ka dhalannay.

Read More »

Sidee Loo Xakameenkaraa Xagjirnimada Ururka Al-Shabaab?? by sh.hassan albasri

0 Visits: 1538 | Sunday January 11, 2009 - 14:37:43
1) dhalinta lamarin habaabiyay :-- waa in labaro culuumta diinta ee kasocoto xalaqaadka masaajiyada somaliya … maxaayeelay waxaa waxbaraya culimo diinta siwaca utaqaana waxaana ay kuxirayaa diinta oo xagjirnimada an xiriir lalaheen …

Read More »

Muduloodow Tigreega Wuxuu Ku Maah-Maahaa "Xuunow Hadii Sida Shinida Malab Dhaleyn Ha I Qaniinin"

0 Visits: 959 | Sunday January 04, 2009 - 21:29:15
Marka hore waa idin salaamaa Waxaa maalmahaan ku soo badanayo Qoraalo la isku Aflagaadeynayo oo iska soo horjeedo laguna Matalayo Maxamed Dheere iyo Nur Cade,Cali Mahdi Arintaan waan u kuur galney aniga iyo rag kale waxaa noo soo baxdey in nala soo dhaxgaley oo Dad aan Beesha u dhalan ku badan yihiin…

Read More »

HOGAAMIYE XARIGIISA LAGA XUMAADO (Qorme Aqriste)

0 Visits: 815 | Saturday January 03, 2009 - 20:33:29
Maalmihii la soo dhafay waxaa gacanta ciidamada ethiopia ku jiray geesiga kaliya ee ku haray lolanka siyasadee ee mudulood halyey maxamed cumar xabeeb (maxamed dheere)

Read More »

Somaliyeey, Riwaayad Run ah ma isu dhignaa? (Qormo Xiiso Badan)

0 Visits: 2318 | Saturday January 03, 2009 - 20:26:43
ACWW. Waxaan marka hore salaanmayaa dhamaan Ummada Somaliyeed ee wanaaga u jecel ah meel ay joogaanba. Waa Qormo aan ogu magac daray Somaliyeey, Riwaayad Run ah ma isu dhignaa?

Read More »

MAXAA KALA HAYSTA AHLU-SUNNA WAL-JAMAACAH IYO AL-SHABAAB !!!! "Faallo"

0 Visits: 1064 | Friday January 02, 2009 - 17:14:29
Tan iyo markii ay soo if baxeen , arimaha ku aadan qabuuro fagashada mashaaikhdennii waaweyneed ee soomaaliya iyo iska gaaleysiinta dadka islaamka ah ee diinta xammbaarsan oo aan loo aabe yeeleen kuna dhaqan soomaaliya , oo ay ku kacayaan Al-shabaab ayaa waxaa soo bilaabmay dagaallo ba'an oo ay…

Read More »

AYAX TAG EELNA REEB (Faalo Aqriste)

0 Visits: 1165 | Tuesday December 30, 2008 - 11:25:40
Waxaa goor dhowayd na soo gaartay in Madaxwaynihii Dawladdii Federaalka uu is casilay oo ka dagay jagadii Madaxwaynennimo oo loogu soo doortay Magaalada Nairoobi. Arrintani waxay ahayd mid la sugaayay waxaana ay ku timid sida la leeyahay cadaadis kaga yimid Dalka Gudihiisa iyo Beesha Caalamka.

Read More »

Ururka saxafiyiinta SOJASA oo abaalmarino gudoon-siiyey saxafiyiin Somaliyed-Sawiro-

0 Visits: 1616 | Monday December 29, 2008 - 16:53:21
Ururka saxafiyiinta SOJASA ayaa abaalmarino gudoonsiiyey labbo saxafi oo howlhkarnimo iyo shaqo wanaag ku muteystey xirfadooda saxaafadeed, xaflad ka dhacday Cape Town ayaa waxaa kasoo xaadirey toboneeyo saxafi oo shir weyne halkaasi ugu soo xirmey.

Read More »

Madaxweyne kasta ee Soomaaliyeed waxaa weelka ka ciideysa beeshiisa (Faalo)

0 Visits: 922 | Monday December 29, 2008 - 13:11:40
Marka hore waxaan hordhac ka dhigahaayaa in qoraalkaan ow ku qotomo fikirkeyga oo keliya iyo sidaan u arkaayo marxaladda siyaasadeed ow dalka maraayo maanta, lagana yaabee in ey jiraan dad dhowrah ee ila wadaagaan.

Read More »

Madaxweyne kasta ee Soomaaliyeed waxaa weelka ka ciideysa beeshiisa

0 Visits: 681 | Monday December 29, 2008 - 13:03:38
Marka hore waxaan hordhac ka dhigahaayaa in qoraalkaan ow ku qotomo fikirkeyga oo keliya iyo sidaan u arkaayo marxaladda siyaasadeed ow dalka maraayo maanta, lagana yaabee in ey jiraan dad dhowrah ee ila wadaagaan.

Read More »

Yaa Ku Beeray Alshabaab Gobolka Galgaduud (Faalo Aqriste)

0 Visits: 864 | Sunday December 28, 2008 - 21:11:03
Hordhac Waxaa la yiraahdaa GUD DHEER HA QODIN KU DHICI DOONTAA MA OGID Runta wey kharaartahay hadana waa lagama-maarmaan in la sheego kooxdaan AL-SHABAAB waxaa dhaley Sh.Xasan D.Aweys in ay heerkaan gaaraan asaga ayaa ka dambeeyo oo ku kobciyey Caloosha Taageerayaashii Maxaakiimta Ummadda waxaa loo…

Read More »

Ficilada Alshabaab Ma Dano Mareykan ? Mise Dano Islaami ? (Faalo)

0 Visits: 1425 | Saturday December 27, 2008 - 13:04:35
Kooxda Alshabaab oo ka mid ah Kooxaha Dagaalada Ba'an ka wada Gayiga Soomaaliya ayaa indhawaalaba waxa ay waday falal isugu jira Dil iyo Barakac kuwaasi oo ay ka geesaneeso qaar badan oo ka mid ah gobolada Dalka.

Read More »

sheeydaanka holac ayaa laga sameeyey, sidee holac loogu ciqaabayaa? Qiso dhex martay arday iyo Sheekh Caalim ah

0 Visits: 1053 | Tuesday December 23, 2008 - 11:40:06
Beri baa waxaa jirey wiil dhalin-yaro ah kaasoo u aadey dibeda si uu wax u soo barto, wiilkii markuu soo dhameystey wax barashadiisii dibeda ayaa wuxuu ku soo laabtey wa-dankiisii. Dabadeed wiilkii wuxuu ku yiri waalidiintiisa " waxaa doonayaa in aan la kulmo wedaad caalim ku ah diinta Islaamka si aan…

Read More »

Qaybta 2aad ee qoraalkii:"Daroo-gooyinka waxeey keenaan dhibaatooyin aan laga kabsanin waligood"

0 Visits: 933 | Tuesday December 23, 2008 - 09:58:01
Weli waxaan ku jirnaa mawduucii daroogooyinka, mawducaan waxuu noqonaa mid runtii dheer, rabo waqti badan, aqoon iyo baaritaan saaid ah si looga sal gaaro dhibka jiro, inta wanaaga iyo khayrka Illaah tusayna loo tuso wadda wanaaga, loona siiyo talooyin wax ku oolka ah si ay wax kaga qabtan caqabada…

Read More »