Sports

Baptista oo uduulay Magaalada Roma si uu Qandaraas ula galo Naadiga As Roma

0 Visits: 1155 | Sunday August 10, 2008 - 20:00:10
Tababaraha Naadiga Naadiga As Roma Luciano Spletti ayaa Diirada u saaran la soo wareegitaanka Ciyaaryahan Baptista, wararka ka imaanaayo Magaalada Madrid ayaa sheegaayo in ay Heshiis gaareen Labada Naadi kaas oo dhigaayo in laga bixiyo Ciyaaryahanka 12 Milyan oo Euro ah.

Read More »

Natiijadii Ciyaaraha Kubadda Cagta ah Koobka Oleympikada Aduunka oo Faahfaahsan.

0 Visits: 1004 | Saturday August 09, 2008 - 17:15:32
Shabakada Warsheekh Qeybteeda Isboortiga ayaa waxa Maanta idinku Soo gudbineenaa Kulamadi ugu horeeyay Xulalka Kubada Cagta Aduunka.

Read More »

Liverpool oo diiday Codsi uga yimid Naadiga Hamburg Ciyaaryahankeeda Kuyt. (Warar Isboorti)

0 Visits: 1158 | Saturday August 09, 2008 - 12:56:28
Weeraryahanka Naadiga Liverpool Dirk Kuyt ayaa iska diiday Codsi kaga yimid Naadiga Hamburg ee Wadanka Jarmalka.

Read More »

Taariikh Nololeedkii Allaah Unaxariistee Garsoore Cabdi C/llaahi Calasow

0 Visits: 3906 | Friday August 08, 2008 - 12:03:21
Allaah Unaxariistee Garsoore Cabdi C/llaahi Calasow waxa uu ku dhashay Sanadkii 1968 Degmada Boondheere ee Gobolkan Banaadir, Isagoo Waxbarashadiisa Dugsiyada Hoose/ Dhexe iyo Sare kusoo Qaatay Dugsiga General Da'ud ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Real Madrid oo heshiis 5sano lagartay Vander Vaart & Vieri oo ka maqnan doona Garomada Bil & Bar

0 Visits: 1171 | Tuesday August 05, 2008 - 13:53:35
Naadiga Real Madrid ayaa Heshiis Shan Sano ah lagaartay Ciyaaryahanka u ciyaaro Naadiga Kubadda Cagta ah ee Reer Germany Hamburg C.

Read More »

Isku Aadka Horyaalada Dalalka Spain iyo Talyaaniga ee 2008-2009

0 Visits: 2720 | Monday August 04, 2008 - 21:23:05
Qubanaha Isboortiga ee Shabakada Warsheekh waxa maanta usoo gudbineenaa Aqristayaasheena had iyo goor ku tixan Qeybteena Isboortiga Isku aadka Horyaalada Italy iyo Spain taas oo aan horay usoo daabacnay balse codsi aqriste aan markale dib ugu soo celinay

Read More »

“Giovani Dos Santos.” Waxaan rabaa inaan noqdo Ronaldaha Labaad &Arsen Winger oo Baadi goobaayo Ciyaartoy Tayo Leh.

0 Visits: 1311 | Monday August 04, 2008 - 13:39:00
Ciyaaryahanka reer Maxico ee ka soo tagay sanadkan kuna soo biiray Naadiga Tottenham Giovan Dos Santos ayaa sheegay in uu wax weyn ku soo kordhin doono Naadiga Spurs ka, maadaama uu boos joogto ah ka waayay Barcelona.

Read More »

Kooxaha Ingiriiska oo soo wato Ronaldo kale & Kaka oo Maqnaan Doono Bilaawga Serie A....

0 Visits: 1583 | Sunday August 03, 2008 - 21:12:52
Xanuun fara badan oo uu sanadki hore dhib ku qabay ciyaaryahan Ronaldinho iyo Owen Hargreaves kaas oo loo maleynaayo Seed xanuun ayaa soo wajahay Kaka.

Read More »

Ronaldo oo looga baaqay Jaban, & Maldini oo Rajo Wanaagsan ka muujiyay Hanashada Scudetto “Serie A”

1 Visits: 1396 | Sunday August 03, 2008 - 11:53:54
Ronaldo oo looga baaqay Wadanka Jaban, Ciyaaryahanka Qandaraaskiisa uga dhamaaday Naadiga AC Milan ee Ronaldo ayaa Codsi ka helaaya Naadiga Kubadda Cagta ah ee Wadanka Jaban "Mega Kashima Antlers"

Read More »

Inter oo Baadi goobeyso Ciyaaryahanki buuxin lahaa Booska Materazi

0 Visits: 1563 | Thursday July 31, 2008 - 20:58:21
Naadiga Kubadda Cagta ee Inter Milan ayaa wada xaajood kula jirto Ciyaaryahanka qandaraaskiisa dhamaaday ee Daafaca uga ciyaaro Naadiga As Roma ee Dalka Talyaaniga Matio Ferrari,

Read More »

“Adriano Ma aadayo Kooxda Roma” Sidaa waxaa Yiray Wakiilkiisa Gilmar Rinaldi

0 Visits: 1813 | Thursday July 31, 2008 - 20:57:22
Weeraryahanka Reer Brazil Adriano oo lagu tirinayo in uu qeyb ka yahay Ciyaartooyda uu Sanadkaan lasoo Shirtagi doono Jose Morinho,

Read More »

Qubane Isboorti Oo Xiiso leh, Ronaldo oo ku sii jeedo Naadiga Real Madrid

0 Visits: 1621 | Thursday July 31, 2008 - 20:49:14
Ciyaaryahanka baalka oga ciyaaro naadiga kubadda cagta ee Manchester United Critiano Ronaldo oo si dareen ku jiro ku sheegay in uu u hayaamaayo Naadiga Real Madrid mar uu wareysi siinaayay Jariiradda As ee ka soo baxda Dalka Spain, Ronaldo ayaa sheegay inuu u duulaayo Magaalada Manchester Sitimaanka…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay ee Isboortiga (Maxaase kala socotaa kala iibsiga cayaartoyda)

0 Visits: 2007 | Thursday July 31, 2008 - 13:28:52
Kooxda k/cagta Liverpool oo sameesay saxiixii ugu fiicna xilli cyaareedkaan kadib markiii ay lasoo wareegtay cayaaryahaankii weerarka uga cayaarayay kooxda Tottenham Hospur Robbie Keane.

Read More »

Kooxda Banaadir Telkom oo Guul Taariikhi ah ka gaartay Tartanka Bariga & Bart. Afrika....

0 Visits: 2719 | Tuesday July 15, 2008 - 13:23:41
Kooxda Kubada Cagta ee Banadir Telkom oo Mataleesay Wadankeena Soomaaliya ayaa Maalinimadii Shalay Tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika ka gaartay Guul Taariikhi ah.

Read More »