Maqaallo

Muxuu Qoray Wargeyska Todobaadlaha Ah Ee Xog-Maal (Aqri Maqaalo Xiiso leh)

0 Visits: 2331 | Thursday December 18, 2008 - 13:40:22
Waa Markale iyo Wargeyskii Todobaadlaha ahaa ee Xog-Maal oo aan maanta kasoo qaadan doono Maqaalo Muhiim ah kuwaasi oo aan is leenaha haka bogtaan kuwa aan jaanis u helin in ay gacanta ku dhigaan nuqulo ka mid ah Wargeyska

Read More »

Wargayska Xog-Maal: Dadku Maxay Ka Yiraahdeen?. Qormo Aad Uxiiso Badan (Dawo Sawiro)

0 Visits: 1360 | Thursday December 18, 2008 - 13:20:40
Waa illaahay mahadiis, waa cadadkii labaad oo si guul ah usoo baxa, markastana haddii aad u fiirsatid isbadal ayaa kusoo kordhaya wargeyska,.

Read More »

NAGAAW HA NOOGIN NUUR CADDOW, NABADDA NAADIYAAD TEHEE (FAALO AQRISTE)

0 Visits: 869 | Tuesday December 16, 2008 - 11:32:29
Qofka bani'aadamkaa ceeb ma keeno marba haddoow aqoon leeyahay. Ra'iisul Wasaare Xeeryaqaan Mudane Nuur Cadde waa ka soo dhalaalay kaalintiisii, woxowna adeegsaday aqoonta sare ee ow Ilaah ku manneystay.

Read More »

TILAMAAN IYO DUCO Caaqil Koogaar, By (MADINA QOORWEYNE)

0 Visits: 1474 | Thursday December 11, 2008 - 10:25:31
Adeerkeey, Allaha u naxariistee Xaaji Caaqil Nabaddoon Maxamuud Cali Jimcaale "Koogaar", isla markaasna ahaay saaxiibkii rumaad ee adoogey Axmed, markaan geeridiisa maqlay murugaa I qarisay.

Read More »

Gob Walba Gobolkeey Leheed Gar Waaye Iney Gudoomisaa,Goofkaan Aanaa Garhayee Armaad Galkaagi Goglataa

0 Visits: 1361 | Monday December 08, 2008 - 16:37:29
Gob Walba Gobolkeey Leheed Gar Waaye Iney Gudoomisaa,Goofkaan Aanaa Garhayee Armaad Galkaagi Goglataa KU: Cali Shirwac (Cali Qardho) iyo inta ku maskax ah Ka: Gobey Mudullood Ujeeddo: Caqli Celin iyo Baaq

Read More »

"Daroogooyinka waxeey keenaan dhibaatooyin aan laga kabsanin waligood"‏

0 Visits: 1223 | Monday December 08, 2008 - 16:02:40
Waxkasta bilaw ayeey leeyihiin, iyo sabab qofka biliaadanka ah aqligiisa ku qanci karyo. Si aan mawduucaan u fahano waa in aan ka soo bilaawno meesha wax ka bilawdaan, iyo sababta keeni karto in qofka noolaha ah isku bedelo qof ka dhacay nolosha hadiiba u mar barto DAROOGO ama qaadka/jaadka.

Read More »

MAXAA LAGA FAA’IIDAY SHIRKII LAGU QABTAY WADANKA JABUUTI (FAALO-AQRISTE)!!!

0 Visits: 702 | Thursday December 04, 2008 - 20:41:01
Umadda soomaaliyeed waxa ay ogyihiin in xalintooda khilaafaadka aysan marnaba aan lagu xalin karin dibadda amase wadamada dariskooda oo ay ka dhaxeeso colaad iyo isnaceyb soo jireen ah oo illaa imanka aan looba heyn wax daawo ah in Soomaalinimada la sii fageeyo mooyaane.

Read More »

Warqaddii Furndeyd Ee Lo Qoray Ra'iisul Wasaare MD.NUUR CADDE

0 Visits: 878 | Wednesday December 03, 2008 - 22:22:28
USA Ra'yiga dadweynaha: Waxaa ay ku soo baxday shabakadda Puntland Post, taariikhdu markay ahayd Nov 30-2008, Qoraha waxaa lagu magacaabaa Cabda Cabdullaahi ( run miyaa magaca?) Waxaa soo qoray, rag ama dumar kuu doono ha ahaadee, ruux isku dayayay in uu qoraalkiisa asluubeeyo, haddana mararka qaar…

Read More »

Baaqa Ururka ARDAYDA AHLUSUNNA WAL-JAMAACA ee WAXKABARATA khaarijka

0 Visits: 1166 | Wednesday December 03, 2008 - 21:55:21
Haddaan nahay ururka ardayda ahlusunna waljamaaca ee waxbakarata khaarijka, waxaan kaxunahay dagaalkii ey kamas'uulka ka ahaayeen ururka al-shabaab oo ey kusooqaadeen masjid kuyaala degmada guriceel waqti culimada ahlusunna waljamaaca oo kumashquulsanaa fidinta diinta islamka

Read More »

JAALIYADA MUDULOOD EE SWEDEN OO OO TAAGEERO BUUXDA SIIYAY HESHIISKA DJABUTI

0 Visits: 1149 | Saturday November 29, 2008 - 21:44:10
XUBANAHA KA TIRSAN JAALIYADDA MUDULOOD EE WADANKA SWEDEN WAXAY AAD IYO AAD U SOO DHAWAYNAYAAN HESHIISKA DHAWAAN LAGU KALA SAXIIXDAY WADANKA DJABUTI.

Read More »

Laba Shariif Sharaf Ayaa Usiyaaday, Waayoo Shacabka Somaliyeed Shidaddii Waa Ka Yaraatay-(Faalo)

0 Visits: 978 | Friday November 28, 2008 - 19:47:43
Wali Soomaliya gaar ahaan caasimada Soomaliya ee muqdisho waxaa ka taagan shidadii aheyd bac, bug iyo baaruud qiiqeysa oo lagu soo jiray sideed iyo toban sano (18) ka badan, balse waxa Alle mahaddiisa ah inay shidadii hore soo yaraanayso afartii (4) billood ee la soo dhaafay, ka gadaal markii ay laba…

Read More »

Qaybtii 7aad: (Dhamaad) "Paltalk waa Mucjiso!"‏ (Sheeko Xiiso Leh)

0 Visits: 2536 | Friday November 21, 2008 - 10:35:59
Maariya maskaxda ayuu ka gaaray dhaawaco, dhiig ka yimid madaxeeda ayaa buuxshay wadadii oo dhan, dhaawac kore ayuu u muuqdaa, laakiin waa suuxsantahay, neef qaadan meeyso, taas oo micnaheedo yahay in maskaxdeeda jug weeyn gaartay, sida ay ku badbaadani ay adagtahay.

Read More »

Qaybtii 6aad:"Paltalk waa Mucjiso!"‏ (Sheeko Xiiso Leh)

0 Visits: 2121 | Friday November 14, 2008 - 09:27:53
Maariyo waa ka dhab weey waalatay. Sida ay yeeleeyso qof aqli qabto ma yeeli karto, labadii nin itixaan ayaaba qoorta u galay, talo waa iskaga murugsantahay, meel ay wax ka doonaan waa la'yihiin ilaa iyo hada.

Read More »

Dhalinyarta Maantay iyo Qabiil Maxaa kala heeysta??? (Qeybti 2,aad) Dhamaad.

0 Visits: 2124 | Thursday November 13, 2008 - 12:04:47
Waxaa na asiibay hadii aan nahay dhalinyarada soomaaliyeed dhibaaatooyin xadkooda dhaafay, kuwaas oo ah kuwa aysan jirin cid noola qiirooneyso ama xataa qirsan in ay nagu dhaceeyso.

Read More »

Madaxwayne C/laahi Yuusuf oo Xaalkiisa marayo "Neef Gowracan Geedo Kama Waabto (Faalo)

0 Visits: 1078 | Wednesday November 12, 2008 - 08:58:47
Madaxweyne C/laahi Yuusuf ayaa ku sameeyey is hortaag Go'aankii Madaxweynayaasha IGAD ka soo saareen kulankoodii oo markii hore Qorshaha ahaa in Xil ka Xayuubin lagu sameeyo

Read More »

Xamar Yaa Hanan Doona Itoobiyaan Amase Xamar Daye! (Faalo)

0 Visits: 1523 | Friday November 07, 2008 - 12:18:47
Xamar waxa ay noqotay meel ay dhibaato la daristay, una sii dheer tahay, wax yaabo badan oo ay ka midyihiin gaajo iyo cudurba, walina aan xal looheynin ay noqoto maahane "meel la isku qab-qabsado" una sii dheer tahay "dagaal joogto ah oo aan dhamaad laheyn".

Read More »

Qaybtii 5aad:"Paltalk waa Mucjiso!"‏ (Sheeko Xiiso Leh)

0 Visits: 1863 | Friday November 07, 2008 - 11:22:39
Waa kasta waa sii baryaaa, gabar lama haayo, qof xataa aragtay weli lama arag. Booliskii waxeey iskugu waceen dadkii yaqaanay, oo qofwalba wareeysi lana sameeyay, lana suaalay waxyaabo badan, ardaydii, macalimiintii iyo dadkii kale oo ay isyaqaaneenba.

Read More »

MAXAAKIIMTA "KHEYR BAA LA MOODEY SHAR BEY NOO NOQDEEN" (Faalo Aqriste)

0 Visits: 1078 | Thursday November 06, 2008 - 21:24:10
Hordhac Waxaa La Yaab Nagu Noqdey Kuwii Culumada Moodney oo Noqdey Maan laawayaal Caami AH Waxaa Horey Loo Yiri "Dad iyo Duur Waxaa Fileyn Baa Kaaga Soo Baxa"

Read More »

Dhalinyarta Maantay iyo Qabiil Maxaa kala heeysta??? (Qeybti 1,aad)

0 Visits: 978 | Thursday November 06, 2008 - 15:52:08
Waxaa na asiibay hadii aan nahay dhalinyarada soomaaliyeed dhibaaatooyin xadkooda dhaafay, kuwaas oo ah kuwa aysan jirin cid noola qiirooneyso ama xataa qirsan in ay nagu dhaceeyso.

Read More »

Isir Sifeyn Qarsoon oo Ka Bilaabatay Gobolka Sh.hoose (faalo)

0 Visits: 1566 | Tuesday November 04, 2008 - 11:00:57
Illa wareedyo lagu kalsoonyahay oo laga helayo gobolka shabelada hoose, ayaa waxey sheegayaan in halkaas kuu ka socdo abaabul Dagaal Kii ugu weynaa ee abid soo mara Gobolka.

Read More »

Culimada Ahlusunnah oo Cambaareesay Dumintii Maqaamka Sheekh Samaroon ee Boorame

0 Visits: 1903 | Monday November 03, 2008 - 12:37:19
Magaalada Boorame oo ka tirsan Magaalooyinka ugu waaweyn ee Somalland kana mid ah Magaalooyinka ayku fogtahay Xadaarada Diinta Islaamka ayaa waxa ka dhacay Fal laga Argagaxo kaasi oo lagu ciribtiraayo Raad Raaca Diinta Islaamka.

Read More »

ARAGA-GIXISO NINKII GABAAD SIIYAY GOWRACDAA (Faalo Aqriste)

0 Visits: 1913 | Friday October 31, 2008 - 21:22:27
ARAGAGIXISO NINKII GABAAD SIIYAY GOWRACDAA Abdul Rahman Hariri Saudi Arabia

Read More »