Maqaallo

Damac Dheeri Baa Dadka Ku Dhacay (Qormo Aqriste)

0 Visits: 1105 | Friday October 31, 2008 - 13:58:35
dalkani nasiib darro waxa ay dadkeedii ay ku caan baxeen (damac dheeri) oo dalka halka uu maanta joogo u sabab ah cid ku tala jirta in ay saxdo camalkeeda xun weli lama haayo waa dad aan ehel u eheen dalkani (madaxda badankoodi waxay sitaan dalal ajnabi ah).

Read More »

XILDHIBAANDA MATALA MAGACA SOOMAALIYEED WAA HOGGAANKA FULIYA (Faalo)....

0 Visits: 1365 | Thursday October 30, 2008 - 13:10:27
XILDHIBAANDA MATALA MAGACA SOOMAALIYEED WAA HOGGAANKA FULIYA IN ITOOBIYA AY SII BAABI'ISO SHACABKA IYO QARANKII DALKA SOOMAALIYEED!

Read More »

"SH.XASAN DAAHIR AWEES" MUXUU KAGA DUWAN YAHAY HOGAAMIYE KOOXEEDKII

0 Visits: 2405 | Tuesday October 28, 2008 - 20:11:25
Hordhac Waxaa la yiri Dad Seddax Ayaa Ugu Xun Tan kowaad Waxaa Weeye... Labadi Walaala Ah oo Meel kuwada Nool oo Laba Dab Wax kukala karsada Waxaa ka Sii Xun Labadii Is Xalaaleystey oo Xaaraan Isugu Tagey Waxaa ka Sii Xun Ninkii Yiri Inta Madax Madow Anaa U Maan Fiican

Read More »

Qaybtii 4aad "Paltalk waa Mucjiso!"‏ (Sheeko Xiiso Leh)

1 Visits: 4265 | Friday October 24, 2008 - 15:55:45
Markay warso maagtay waxa loo joojiyane waxaa amar lagu siisay in ay soo raacdo inta uusan ku sameeysan wax uusan rabin inuu ku sameeyo. Maariyo korsigii ayeey isku dhejisay, ooyin iyo qaylo isku dartay markay fahantay waxa laga rabo iyo meesha ay joogto.

Read More »

Qof walboow isa soo xisaabi inta aan lagu xisaabin, dhibka aad ku hayso Ummada

0 Visits: 1802 | Wednesday October 22, 2008 - 12:31:15
Inta badan, Qof walba qayb ayuu ka qaatay dhibatada haysata dadka Somaliyeed & dalkoodaba. Qofkii fandhaal mugii ama Qaado mugeed ka qaatay iyo midka wada yuubaday ee Dhiigya Cabka ah.

Read More »

Imaamoow yaa imaam u tahay?? ( Faalo Aqriste )

0 Visits: 1652 | Wednesday October 22, 2008 - 12:16:03
Sida lawad ogyahay umad waliba si ay horumar dhinac waliba ah Ku gaarto ha ahaato dhinaca Nabadgalyada, Waxbarashada, Caafimaadka

Read More »

Dar Daaran iyo Waano ku Wajahan Shacabka Soomaaliyeed (Ra'yi Aqriste)

0 Visits: 1632 | Friday October 17, 2008 - 11:47:08
cid kastoo wax sameysaba waxaa lagula talinaayainay ku saleeyaan ama u dhowaadaan runta taariikhdu ma ahan maleama caadifad qabiil ama xoog lagu faano oo aan hadana wax lagu dheefin mala sheegi karaayaa ku guuleystay ama laga guuleystay beelaha 18ka sano ku dagaalamaayey dalkeena? waa iimaan darro iyo…

Read More »

AL-SHABAAB "DHAQANKII DIINTA ISLAAMKA AAN LAHEYN WEY ROGEEN WAXEYNA KASOO REEBEEN,

0 Visits: 1090 | Friday October 17, 2008 - 11:22:37
Hordhac Waxaa La Yiri "Ar Qeylo Ayaa Yeertey Markaas baa la yirii Naga Gaarsiiya Masaajidka Aan Kaga Badbaadno Markaas Ayaa La Yiri Masaajidka Ayeey Ka Yeertey Qeylida" Micana Murtida Ayaa waxey Tahay Xalka Kaliya Oo Noo Harsanaa Wuxuu Ahaa Diinta Islaamka Asagana Duul Baa Liin Dhanaan Ku Dhiigiyey

Read More »

Qaybtii 3aad ee sheekadii: "Paltalk waa Mucjiso!"‏

0 Visits: 3589 | Friday October 17, 2008 - 10:14:28
Maariya waa fiirisay saaxiibteed markay aragtay in aysan su'aalaha iyo warka ku saabsan jaceylkeeda cusub ka dhaafeynin ayeey u sheegtay in ay ninkaan isku barteen qolalka chatroomka mid ka mid ah, hadane ay xooga la socoto,

Read More »

Maxaa Ka Taqaan Musharaxa Duqa Magaalada Muqdisho Dr Maxamed Yarow ?

0 Visits: 2024 | Monday October 13, 2008 - 21:10:39
Dr. Maxamed Cumar Nuur (Maxamed Yarow) oo ka mid ahaa ku xigeennadii Duqa Magaalada Muqdisho, haatanna ka mid ah Musharixiinta u taagan qabashada Xilka Guddoomiyenimada Maamulka Gobolka Banaadir iyo Duqa Magaalada Muqdisho ayaa maanta wuxuu soo bandhigay waxyaabaha uu qaban doono haddii xilkaas loo…

Read More »

MUDULOOD: R/W NUUROW DHULKAAGA DHIIB DHULKOODA U DHAAF HADDII AAD DHAHDO DHIB MAAHINOO?.

0 Visits: 904 | Friday October 10, 2008 - 17:12:47
Mudane Ra'iisul Wasaare, adiga ayaa cid-kasta ka og xaqiiqada marka laga hadlaayo qorshaha xukuumadda aad ka tahay Wasiirka kowaad ee DFKMGS, balse waxaa jira warar isa soo taraaya oo sheegaaya in gobalka Banadir oo ah deegaan mudulood lagu saleyn rabo qeybsigiisa 4.5 iyadoo shaqsiga ka soo jeeda…

Read More »

Qaybtii 2,aad 'Paltalk waa Mucjiso!' (Sheeko Xiiso Leh)

0 Visits: 2719 | Friday October 10, 2008 - 15:50:32
Balankii lagu sameeystay kombiyuutarka galabkii ku xigay waa tan sida fiican kaga fekertay, oo aan ba sugi karin inta saacadaas laga gaaraa. Walaalkeed ayaa kombiyuutarka heeystay, laakiin dagaal iyo baryo ay iskugu dartay, markii danbe sida uu u dhibaayay waa kaga kacay, inkastoo nafta ugu keenay inuu…

Read More »

NIN NIMAN DHABARKA UGA XIRAN WIXII UU DHAHO WAA ISKA DHAAFID (Faalo Aqriste )

0 Visits: 1362 | Wednesday October 08, 2008 - 19:49:19
Waarufka maskaxda laga hayste ee layiraahdo Faruurey Fu'aad Shangole , laakin shaki weyn ku jiro in uu dhalay Mudane Shangole oo ah shaqsi sumcad fiican ku leh Soomalia oo dhan, gaar ahan koofurta Soomalia ayaa nin waaruf ah oo wata magaca ina Shangole wuxuu dhowaan ka sii daayay qalabka warbaahinta…

Read More »

SHIIKH YUUSUF INDHACADOW SHAN BILOOD SHIIKH LAGUMA NOQDO ( FAALLO )...

0 Visits: 1284 | Saturday October 04, 2008 - 17:08:51
Qof Kasta Waxa uu yahay iskama badeli Karo Si Kasto oo Isku Ilaaliyo Qaabka Boliiska Dembi baaraha ah markuu dhaco Fal Dimbiyeed nooca uu doono ha ahaado Baaristiisa wuxuu ka bilaabaa shaqsiyaadkii horey loogu soo oogey Falkaan oo kale Boqol kiiba Boqol Dambiilaha wuxuu ka soo dhaxbaxayaa Shaqsiyaadkii…

Read More »

Qaybtii 1,aad 'Paltalk waa Mucjiso!' (Sheeko Xiiso Leh)

0 Visits: 2181 | Thursday October 02, 2008 - 19:25:59
Waa Sheeko Xiiso Badan Xabaarsan oo Todobaadla ah waxana Maanta idin soo gudbin Doonaa Qeybteeda 1aad ee Hadaba Ha moogaanina .

Read More »

MUKHTAR ROOBOW (ABUU MANSUUR) OO KU HADLAY AFKII HEER SHAATIGA BADAN ( Maqaal )

0 Visits: 2023 | Thursday October 02, 2008 - 16:03:06
Waxaa wax aad loogu qoslo ku noqotay Shacabka Soomaaliyeed, hadalkii dhowaan ka soo yeeray Mukhtar Roobow Ali ( Abuu Mansuur) oo iclaamayay dagaal lagala hortago Sheekh Shariif Sheekh Ahmed iyo kooxahii saxiixey heshiiskii dhowaan dhex marey DFKMGS iyo Mucaaradka Soomaliyeed kuwooda macquulka ah ( modern)…

Read More »

”Dugsi maleh Qabyaaladi waxey dumiso mooyaane!!”

0 Visits: 1334 | Wednesday October 01, 2008 - 14:12:13
Ciid wanaagsan walaayaal, samaan ku ciida dhamaan soomaalida saafiga aheey. Waxaan wada ognahay in dowladii dunida laga aqoonsanaa ee Soomaaliya la riday bishii janaayo 27dii 1991. Waxaana dalka ka dhacay cagabarar oo sababay QABIIL, waxaa waddooyin kuwii hore ka sii xun kana xanuun badan loo adeegsaday…

Read More »

Yaa Ka Mas’uul ah Qilaafka Muslimiinta ee Maalinta Ciida? ( Qormo Xiiso Leh)

0 Visits: 1567 | Wednesday October 01, 2008 - 13:15:07
Tvga Caalamiga ah ee Aljazeera ayaa Habeenimadi Talaadada waxa uu Wareeysiyo kala gedisan La yeeshay Gudiga Shuurada ee Uqaabilsan arimaha Bilashada Ciida ee Dalalka Masar, Urdun iyo Bakistaan.

Read More »

Aaway xuquuqdoodii? Ma is weeydiisay?‏

0 Visits: 1502 | Thursday September 25, 2008 - 16:23:14
Bulsha weeynta degta geeska Afrika ma waxeey isku wada raaceen kala sooca iyo quursiga biliaadanka aysan lixdooda lixaad dhameen? Dadka Lixda lixaad qayb ka mid ah la'a aawday xuquuqdooda? Waa SUAALE?

Read More »

Dagaalada Xamar Ka Socda Waa Mid Ku Saleysan Aargoosi Uu Ka Dambeeyo

0 Visits: 1276 | Thursday September 25, 2008 - 15:14:35
Dagaalka Waa Mid Laga Aarayo Beelaha USC Dhibaatadii Ay Horey Uga Geysteen Gobolada BAY IYO BAKOOL Waa xaqiiqo dhab ah oo la soo xaqiijiyey in Dagaalka uu yahay mid Aargoosi ah laakin nasiib daro dadka wax magaradka ah ee Reer Muqdisho uma arkaan in dagaalka ku wajahan yahay ayaga balse waxey u maleeyaan…

Read More »

Maxaa laga rabaa Garoonka Aadan Cadde (Faalo Aqriste )

0 Visits: 1514 | Monday September 22, 2008 - 15:14:57
Bishii April sanadakii 2005 Shir ka dhacay meel wax yar u jirta Magaalada Wana ee xarunta gobolada qabaa'ilku deganyihiin ee Waziristan, ayaa waxaa lagaga hadalay in la xiro iyadoo la adeegsanoo miinooyin iyo jid-gooyo sadexda wado ee keliya ee soo gala gobolkaas kuwaaso ka soo kala baxa degmooyinka…

Read More »

Jaaliyadda Mudulood kulan ku yeeshay Magalada Gotenberg Dalka Sweden Maxaa looga hadlay?

0 Visits: 1458 | Friday September 19, 2008 - 15:55:59
kulanka balaran oo ka dhacay hoolka weyn ee Jaaliyadda Mudulood Magaalada Götenberg ee Wadanka Sweden Taariikhda marki ay ku beegneed 17/09/2008 oo ay ka soo qeyb galeen dhamaan Beel weynta waxaa shir udoominayay Gudoomiyaha Jaaliydda Mudulood Ugu horeentii waxaa warbixin ku saabsan muhimada shirka…

Read More »