Maqaallo

Somalia waxay ka dagi la,dahay, laba Beelood oo midba doonayso in ay Somalia ogu noolaadaan qaab kala gadisan

0 Visits: 2492 | Friday September 12, 2008 - 10:42:41
Brothers and sisters Beel waxay doonaysaa in ay khayraadka dalka Somalia kaligeed ku cunto ayada oo adeegsaneeysa qaab magac dowladeed. Beeshan doonayso in ay Khayraadka Dalka Somalia ku cunto oo ku maamusho kaligeed qaab magac dowladeed, waxay si ay hamigeedaas u hesho ama u gaarto u mareeysaa, wax…

Read More »

Ficilada Alshabaab waa wax laga argagaxo (Ra’yi)

0 Visits: 1184 | Friday September 12, 2008 - 10:26:26
yahuuda sida ay falastin ula dhaqanto ayaa alshabaabna shacabka soomaaliyeed ula dhaqantaa inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicun waa arxan darro iyo ilaah ka fogaansha ayey ku sugan yihiin

Read More »

South Afica oo noqotay makaankii geerida, iyadoo Bishan Ramadan Gudaheeda lagu dilay ilaa..

0 Visits: 978 | Monday September 08, 2008 - 15:45:25
Waxaa shalay Maqribkii ku geeriyooday magalada Port Elizabeth Ee wadanka K/Africa Muwaadin Somaliyeed oo lugu magacaabo Abuukar C/laahi Maxamed oo ay Burcad Hubeeysan kusoo weerareen Dukaankiisa uu kuyaalay Tuulo kutaalo Duledka Magaalada Port Elizabeth Ee Gobalka Eastern Cape.

Read More »

Nino Cumar, Gabadhi Somaliyed ee wiilka Udhashay Askariga Yugandheeska oo Jawaab uur kutaalo Bixisay.

0 Visits: 2862 | Saturday September 06, 2008 - 21:52:54
Tan iyo Horaanti Bisha inasoo dhaaftay waxa Gayiga Soomaaliya iyo guud ahaan Geeska Afrika la isla dhax maray sheeko Yaab leh taa oo aheed Gabar Da'yar ee Soomaaliyeed oo wiil udhashay mid ka mid ah Askari ka tirsan Ciidamada Dowlada Yugaandha ee Jooga Soomaaliya.

Read More »

SOMALIYEY SU'AAL: SH: INDHACADDE MAXOW ULA JEEDAY SH. SHARIIF JOWHAR WAA IMAAN KARAAYAA? (RA'YI)

0 Visits: 981 | Thursday September 04, 2008 - 14:34:47
Ramadaan Kariim dhammaan Muslimiinta meel kasta oo ay ka joogaan dunida dacaladeedda kala duwan, intaas ka dib, maadaama lagu jiro Bishii barakeysned ee Ramadaan, ma-rabo inaan dhaho wax koox ama qof bani'aadam ah aay dhib-sanayso, balse waxaan si weyn u aamin sanahay wixii shaki kaa galo inay bannaan…

Read More »

GALBISKII CISMAAN CAATO IYO FASHILKII AL SHABAABKA QEYBTII 2 AAD

0 Visits: 2384 | Wednesday September 03, 2008 - 16:34:36
Waxaa magalada ku soo haray Axadii 1aad iyo Axadii 2aad oo kala dagay labada qeybood ee Magalada Muqdisho waxaa ka furmay mashruuc lamagac baxay daga ee diirta intaa ka did markii Caasimada xaaluf laga dhigay ayaa waxaa firmay mashruuc loogu magac daray (waa XUREYSTAY)

Read More »

Muhaajiriin Somaliyed oo ku Dhamaatay Saxaraha Liibiya iyo Suudaan (Warbixin Murugo Leh )

0 Visits: 2516 | Monday September 01, 2008 - 17:50:35
Warar aan ku helnay qadka talkeefanka ee magaalo ku taalo xadka libya ay la wadaagto saxaraha dhirirka badan ee u dhaxeeya sudan iyo libya ayaa waxaa ka soo baxaya inay ay jiraan dad lugu sheegay inay kor u dhaafayaan 40 oo u badan muhaajiriin soomaaliyeed.

Read More »

(Nasashada Jimcaha) Qiimaha Wakhtiga Ilaahay Na Siiyay & Qadarin La'aanteena

0 Visits: 1707 | Friday August 29, 2008 - 12:15:46
Waa markale iyo Maqaalkeeni aan ugu magac darnay Nasashada jimcaha oo Jimco waliba aan idinku soo bandhigo Qormada Nasashada oo aan ugu talagalnay in ay Aqristayaasheena kala qeyb qaadato Nasiinada Siidul Ayaamka (Jimco)..

Read More »

Jawaab Ku socota Maqaalkii “Aabihii dowladda Inna Yusuf oo daaqadda laga tuurey iyo degaanada Muddulood oo dadka laga dhexeysiin rabaa “ Ra’yi,

0 Visits: 1034 | Friday August 29, 2008 - 09:54:46
maanta waxaan dhegestay BBC waxaa fajac ila noqday hadala axamed dheere waxaansa kasii fajacay markuu GABRE ku eedeeyay inuu gabar ehelkaa uu u gafay suaasha waxay tahay maxamed dheere soo maaheen kii GABRE IYO INAYEEY

Read More »

“Midnimaa Wanaag Lagu Guntaa” waa buug cusub oo lagu soo aruuriyay maansooyinkii abwaankii aad wada taqiinneen ee Maxamad Gacal Xaayoow.

0 Visits: 1578 | Sunday August 24, 2008 - 15:28:50
HAMBALYO "Midnimaa Wanaag Lagu Guntaa" waa buug cusub oo lagu soo aruuriyay maansooyinkii abwaankii aad wada taqiinneen ee Maxamad Gacal Xaayoow. Waana qeybtii koowaad ee suugaantii Maxamad Gacal Xaayoow oo ka kooban 25 maanso oo isugu jira gabay, guuroow, shirib, masafo, iyo geeraar.

Read More »

SHEYBKA REER SHAATIYO BADAN OO SHEEGTAY, SHIR GUDDOONKA SHIDO WADAYAALKA SOOMAALIYA OO DHAN.(RA'YI)

0 Visits: 1214 | Saturday August 23, 2008 - 14:02:27
Waxaa ah wax laga naxo wareysi uu dhowaan siiyey BBC da Xasan Daahir Aweys oo loo yaqaan ( Sheybka reer shaatiyo badan), sheybka mar wax laga weydiiyey sida uu u arko guud ahaan arimaha Soomaaliya, gaar ahaan heshiiska ay dhowaan magaalada Djibouti ku gaareen DFKMGS iyo Isbaheysiga dib uxoreynta?.

Read More »

Taariikh Nololeedka Sh: Max’ed Sh: Ax’ed Sh: Max’ed (Sheekh Abba) Alshaashi, Almaqdashi, Ashaafici, Al Ashcariyi, Alqaadiriyi.

0 Visits: 3275 | Thursday August 21, 2008 - 19:08:07
Sheekh Abba waxa uu ku dhashay Degmada X/Weyne ee Magaalada Muqdisho, Sanadka marka uu ahaa 1936kii, waxa uu kusoo barbaaray waxna kusoo bartay Beytu Sacaada oo ku yaal Xaafada Koodka, Sheekha Wiligiisa Cilmi uma doonanin Dibada sida Awowgiis Sheekh Suufi oo kale.

Read More »

haddii aan ka hadalno ama wax idinka sheegno taariiiqda Sheekh Faqay Aboor waana sida soo socota

0 Visits: 2233 | Wednesday August 20, 2008 - 19:52:57
Al Waliyul Mucadam Sheekh Maxamed Bin Faqih Abuubakar Al Sheekhul Faadil Al Mulaqab (Sheekh Faqay Aboor)

Read More »

Ma Waxa Isku Raacdeen Quursiga Bili’adanka Aysan Lixdooda Lixaad Dhameen? W/Q Ifraax Yusuf (Ifka)

0 Visits: 1901 | Saturday August 16, 2008 - 11:59:56
Bulsha weynta degta geeska Afrika ma waxeey isku wada raaceen kala sooca iyo quursiga bili'adanka aysan lixdooda lixaad dhameen? Dadka Lixda lixaad qayb ka mid ah la'a aawday xuquuqdooda?

Read More »

Siminaar lagu Baranayay Waxyeelada Cudurka HIV/Aids oo Muqdisho lagu Qabtay (Sawiro)

0 Visits: 1185 | Friday August 15, 2008 - 13:36:42
Waxa Maalinimadi Shalay oo taariikhdana ku beegneed 14.8 .2008 siminaar lagu qabtay Xarunta Elman ee Magaalada Muqdisho

Read More »

Kulan Baroor Diiq 11-August oo ah maalin xasuus ku leh saxaafada Somaliya oo lagu qabtay S/africa (Sawiro)

0 Visits: 2006 | Tuesday August 12, 2008 - 19:59:52
Munaasabada ay soo agaasimeen ururka saxafiyiinta soomaliya ee south africa oo hadii la soo gaabiyo loo yaqaabo SOJASA ayaa waxay baroor diiq u sameeyeen ALLAHA u naxariistee Ali Iman Sharmaarke iyo Mahad Ahmed Elmi 11-kii agoosto ee Sanadkii 2007-dii ku geeriyooday magaalada muqdisho ayaa maantay waxaa…

Read More »

Ninkii waxa xamar ka socanaya Jihaad Moodayoow ku quuso hooyooyinkii nadaafada (Ra’yi)

0 Visits: 1476 | Friday August 08, 2008 - 10:13:25
26kii Decembar 1979 ciidamadii soofeetigii burburay oo qalabkoodu uu dhanyahay tiradoodana lagu qiyaasay 100kun ku dhowaad ayaa la wareegey oo qabsaday afqaanistaan.

Read More »

"Aawday xuquuqdoodii ? Ma Isweydiisay?!' W/Q Ifraax Yusuf (Ifka) (Dhamaaad)

0 Visits: 1200 | Thursday August 07, 2008 - 20:10:17
Qeybta 2aad Wiilkaas waan wadda caayn jirnay, farahaan ku taagtaagi jirnay, markuu dareemo in aan asiga la hadleeynane wuu na raacdeysan jiray, kadibna inta isku qabano ayuu qofkasta meeshuu ku soo gaaro ku dhufan jiray. Asigoo ooynaa ayaana ka soo tagi jirnay.

Read More »

Maxaa Nala Gudboon Haddaanu Nahay Beel Weeynta Mudulood? (Ra'yi) .......

0 Visits: 1460 | Monday August 04, 2008 - 11:47:32
Asalaam calaykum,Walayaal,Sida aanu Wada ogsoon nahay Mudulood Maanta Cidna Uma Maqna Ceelna Uma Qodna, Waayo Xilligaan Waxaanu Taagannahay Marxaladdii Ugu Xumeyd Ee abid soo marta Taariikhda Beesha Mudulood.

Read More »

Soomaaliyeey ma is weediseen waa kuwee Beesha Mudulood ? (Ra'yi)

0 Visits: 2650 | Sunday August 03, 2008 - 09:58:52
Asalaama alaykum, jawaab: Beesha Mudulood waa beel ku saleesan qabiil walaal koodana aan u quurin hora mar waa kuwa geesigooda dila doqonkoodana dara jeeya taas waxaa u daliil ah maanta mudulood nuur cade oo eey u arkaan shaqsi xun .muduloodoow ma aragteen maanta nuur sharafta oo uu soo hooyay soo maaha…

Read More »

RIYADA AXMED CAbdi SALAAN MARUNBAA !!! (FAALO KATIMID AQRISTE)

0 Visits: 3792 | Friday August 01, 2008 - 21:00:00
Marabo in aan ka hor dhaco waxa waqtigaan ka socodo wadanka Somaliya laakin waxaa layiri ruxaan lasocon waxii la soo maray magarto marxaladda waqicigaan,

Read More »

Qaalalaahu tacaalaa iyo qabiil diin ku salaysan isma qaadan karaane qaraabooy aan kala deyno!

0 Visits: 1443 | Friday August 01, 2008 - 15:46:48
Aqristayaasha Qiimaha iyo Qaayaha Lahow waa markale iyo Maqaalki aan ugu magac Darnay (Nasashada Jimcaha ) taas oo aalaba kusoo qaadano qormooyin xiiso leh oo aan is leenahay Aqristayaashiina waa ay ka heli doonaan.

Read More »