Tacsi

Somalida W/Ameerika oo Tacsi udirayo Alaah Unaxariiste Marxuum Macalin Nuur Maxamed Siyaad

0 Visits: 2118 | Thursday October 29, 2009 - 14:14:28
Cirku soo ma dumin, waayoo geeridu waa haq, ha yeeshee Caalim culus ayaa dhuuntay, waxaa taariikhdu markey aheyd Oktoober 28th, 2009 magaalada Nairobi ee wadanka Kenya ku geeriyooday allaha u naxariistee Macallimkii Macallimiinta Soomaaliyeed Marxuun Macallim Nuur Maxamed Siyaad.

Read More »

Waxa halkaan looga tacsiyeenaa Muxidiin Axmed Cosobow (Muxidiin Sanweyne) oo Xaaskiisa ku geeriyootay Muqdisho.

0 Visits: 621 | Monday October 26, 2009 - 15:57:38
Maamulka , Shaqaalaha iyo aqristayaasha shabakada warsheekh waxa tacsi tiiraanyo leh hawada umarinayaan Muxudiin Axmed Cosobow oo loo yaqiinay Muxidiin Sanweyne oo xaaskiisa Marxuumad Maryan Xasan Abuukar ku geeriyootay Magaalada Muqdisho.

Read More »

Tacsi Tiiraanyo Leh , Marxuum Cali Gacal oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

0 Visits: 658 | Monday October 26, 2009 - 15:55:42
Alaah Unaariistee Marxuum Aabe Cali Gacal oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho gaar ahaan Duqeyntii Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Tacsi Tiiraanyo Leh, Hooyo Faadumo Macalin Cabdiraxman oo ku geeriyootay Deg-Kaaraan.

0 Visits: 647 | Thursday October 22, 2009 - 21:35:30
Waxa halkaan looga tacsiyeenayaa alaah unaxariisto ehelka iyo qaraabadi ay ka geeriyootay hooyo Faadumo Macalin C/raxman oo ku geeriyootay Degmada kaaraan ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

inaalilaahi wa inaa ileehi raajicuun

0 Visits: 1140 | Thursday October 15, 2009 - 12:11:13
Dhambaal Tacsi Ah Waxaa taariikhdu markay aheyd 14-10-2009 Isbitaal ku yaala Magaalada Bremen ee Dalka Jarmalka Ku Xijaabtay Allaha u Naxariisto Marxuum Xaaji Maxamed Axmed Badiil oo Dhowaanahan arrimo la xiriira caafimaadkiisa u joogay halkaasi.

Read More »

Tacsi: Marxuum xaaji maxamuud xasan cosoble(xaaji neero)

0 Visits: 881 | Wednesday October 14, 2009 - 20:33:37
Tacsi waxaan tacsi u direynaa anagoo ah reer xaaji Maxamuud Nuur Cosoble(Reer Heesoow)dhamaan qoyskii u qaraabadii uu ka geeriyooday xaaji maxamuud xasan cosoble(xaaji neero) oo ku geeriyooday deg.warsheekh 20.08.09 waxaana si gaar ah ugu direynaa caruurtiisa iyo maamadii uu ka geeriyooday xaajiya Kutubeey…

Read More »

Tacsi: Marxuum Hooyo Batuulo Xasan Tooxow oo ku geriyootay Degmada Warsheekh ’Inaa Lillaah Wa Innaa Ileehi Raajicuun’

0 Visits: 708 | Thursday September 24, 2009 - 15:08:17
Waxa Aroornimadi hore ee saakay ku geeriyooday alaah unaxariiste degmada warsheekh Hooyo Xaajiyo Batuulo Xasan Tooxow iyadoo geerida kutimid alaah unaxariistee marxuumada looga tacsiyeeynaayo dhamaan ehelka iyo qaraabada ay ka geeriyootay iyadoo eebe looga baryay in uu samir iyo iimaan kasiiyo iyadana…

Read More »

Tacsi: Jaamac Axmed Hiraabe iyo Asxaabta hoos kuxusan waxey Tacsi Udirayaan Marxuum Xaaji Xasan Shibis.

0 Visits: 1199 | Sunday September 20, 2009 - 21:37:58
Waxa Tacsi Tiiraanyo leh halkaan loo marinayaa alaah unaxariiste Marxuum Xasan Shibis iyadoo eebe looga baryayo danbi dhaaf, Ehelka iyo Qaraabadi uu ka geeriyoodana samir iyo Iimaan.

Read More »

Tacsi: Allaah Unaxariistee Waxa Halkaan Looga Tacsiyeenaa Marxuum Xasan Shibis,

0 Visits: 861 | Thursday September 17, 2009 - 23:11:09
Alaah Unaxariistee Waxa wili Keydka shabakada Warsheekh si isdaba joog ah usoo gaarayo dhambaalada Tacsida Xaaji Xasan Shibis kuwaasi oo ka kala imaanayo dhamaan daaafaha Caalamka iyadoo tacsidi Udambeesana naga soo gaartay dadka kala ah .

Read More »

Tacsi: dhammaan reer calasow Aw Jimcaale Cadaan;

0 Visits: 2048 | Sunday September 13, 2009 - 11:51:59
Waxaan halkan Tacsi tiiraanya badan leh aan direynaa dhammaan reer calasow Aw Jimcaale Cadaan; iyo qoyska reer Haji cilmi Calasow Jimacaale; oo aabbahood Haji Ilmi uu ku geeryoodey Wadanka South Africa maalintii Axada 09.09.09. Waxaana Marxuumkaasi aan Eebbe uga baryeynaa inuu ka waraabiyo Jannaddii…

Read More »

Tacsi: Marxuum xasan Shibis (JAALIYADA MUDULOOD GOTHENBERG SWEDEN)

0 Visits: 1505 | Sunday September 13, 2009 - 11:50:50
DHAMAAN JAALIYADA MUDULOOD GOTHENBERG SWEDEN Waxey Tacsi tiraanyo leh u dirayaan Allaha u naxariistee Marxuun Hasan Mahamed Mahamud (Hasan Shibis)

Read More »

TACSI. INAA LILLAAHI WAA INAA ILEEHI RAAJICUUN MARXUUMAD XAAJIYO XALIMO MAXAMED ABUKAR (XILKAS)

0 Visits: 1142 | Friday September 11, 2009 - 13:04:57
Waxaan halkaan tacsi loogu diraya dhamaan reer Cabdiraxman Maxamed Abukar, Edo Sahra Maxamed Abukar, Ayeyo Xawo Abukar, Ruqiyo Maxamud Cusman, Amina Maxamud Cisman, Farxan Cabdulle, Dahir Mire, Ahmed Cabdullahi iyo Dhamaan reer Abukarow Xassan meel kasta oo ay dunida ka joogaan. Waxaana tacsida diraayo…

Read More »

TACSI: INAALILAAHI WA INAA ILEEHI RAAJICUUN MARXUUM XAAJI MUXE.D XASSAN DUDAAYE (QAYLA QUUTE)

0 Visits: 701 | Tuesday August 25, 2009 - 19:20:59
Dadka halkaan ku qoran waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Maryan Xaaji Maxamed Xassan. waxeyna kala yihiin

Read More »

TACSI. INAA LILLAAHI WAA INAA ILEEHI RAAJICUUN MARXUUM XAAJI MUX.ED XASSAN DUDAADE

0 Visits: 739 | Tuesday August 18, 2009 - 15:38:42
Waxaan halkaan tacsi loogu diraya hooyo xaajiyo mako gedef iyo dhamaan reer xassan dudaaye. Waxaana tacsida diraayo dadka kala ah

Read More »

Tacsi: Marxuum Aweys Maxamed Sabriye (Aweys Jaamici)

0 Visits: 666 | Friday August 14, 2009 - 20:15:28
Allaah unaxariiste waxa degmada warsheekh ee gobolka shabeelaha dhexe ku geeriyooday marxuum aweys maxamed sabriye (Aweys Jaamici)

Read More »

Tacsi: Inaa Lillaahi Wa Innaa ileehi raajicuun Marxuumad Xabiibo Sh: C/qaadir Sh: C/man

0 Visits: 574 | Friday August 14, 2009 - 20:14:39
Waxa tacsi tiiraanyo leh halkaan looga dirayaa dhamaan ehelka iyo qaraabadi ay ka geeriyootay alaah unaxariistee marxuumad xabiibo sheikh c/qaadir sheikh c/raxman ow cumar oo ku geeriyootay Degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/dhexe.

Read More »

Tacsi Tiiraanyo Leh, Coll: Haji Hassan Mahamoud Rooble

0 Visits: 1600 | Friday August 14, 2009 - 19:54:47
Waxaa dhowaan ku geeriyoodey magaalada Kambaala ee dalka Uganda ALLAHA u naxariistee Cor: Haji Hassan Mahamoud Rooble oo ahaa Aabbe Soomaaliyeed oo nabadda jecel weligiina aan ka shaqeyn wax fidno ah, waxuuna ifka kaga tegey Carruur tiro badan oo isugu jiro waxuu dhalay iyo waxey sii dhaleen iyo Xaaskiisa.…

Read More »

Tacsi: marxuumka Nabadoon Haji Macow Kulmiye oo ku geeriyoday Warshiikh

0 Visits: 2192 | Sunday August 09, 2009 - 20:09:33
Waxaa Ilaahay looga baryayaa marxuumka Nabadoon Haji Macow Kulmiye oo ku geeriyoday Warshiikh in uu Illaah ka waraabiyo janatul fardowsa, dhammaan eheladiisa, qaraabadiisa, asxaabtiisa iyo shacabka Soomaliyeedba uu ka siiyo samir iyo iimaan. Aamin, Aamiin Aamiin.

Read More »

Waxaan tacsi halkaan uga direynaa Dhammaan reer xaaji xassan maxamuud Rooble

0 Visits: 1033 | Friday August 07, 2009 - 17:39:21
Inaa lillahi wa inaa ileehi raajicuun. Waxaan tacsi halkaan uga direynaa Dhammaan reer xaaji xassan maxamuud Rooble oo abahood Ex Gaashaanle Sare Xaaji Xasan Maxmuud Rooble(Xasan Cadde) ku geeriyooday magaalda kambala ee dalka Ugaandha 8/1/09 , waxaan illaahey uga baryeynaa in uu janadii ka waraabiyo…

Read More »

Tacsi: Jaaliyada Soomaliyeed North America waxey Tacsi Udireesa Marxuum Coll: Sh: Xasan

0 Visits: 930 | Wednesday August 05, 2009 - 12:21:38
Waxaa halkaan Tacsi tiiraanyo leh ka diraaya Jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan waqooyiga Ameerika ( North America), gaar ahaan Jaaliyada ku nool magaalooyinka kala ah Chicago ee gobalka Ilonis iyo magaalada Rochester ee gobalka Minnesota, iyagoo u tacsiyadaynaya dhammaan ilmo heer Hassan Mohamed Roble…

Read More »

Tacsi: Dhammaan akhristayaasha websidyada kala duwan ee qora afka Soomaliga

0 Visits: 897 | Saturday August 01, 2009 - 20:31:38
INAA LILAAHI WAA INAA LEYLI RAAJICUUN Dhammaan akhristayaasha websidyada kala duwan ee qora afka Soomaliga iyo afafka ajnabigaba, gaar ahaan websidyada kala ah:-

Read More »

Tacsi Tiiraanyo Leh: Marxuumad Safiyo Maxamed Axmed

0 Visits: 627 | Friday July 31, 2009 - 20:29:15
Tacsi Tiiraanyo Leh: Dhamaan ehelka iyo qaraabada ay ka geeriyootay alaah unaxariistee Marxuumad Safiyo Maxamed Axmed Macalin Nuur oo ku geeryootay degmada Marka ee G/Sh/hoose iyadoo eebe looga baryay samir iyo iimaan.

Read More »