Maqaallo

Mustaf Dhuxulow Mudane la wada tabi doono!!

0 Visits: 783 | Friday December 12, 2014 - 08:44:19
Mustaf Sheihk Cali Dhuxulow oo ka mid ahaa wasiiradii Xukuumadii C/weli Sheikh ee Baarlamaanku kalsoonida kala noqday sabtiddi bishu aheyd 6-12-2014, ayaa qaar ka mid ah Saxafiyiinta & dad siyaabo kala duwan u caawiway ka xumaaday wasiirkaasi oo xukuumada uu ka mid ahaa kalsoonidda lagala laabtay.

Read More »

M. GHEDI: "Mas'uulkii xilkiisa waaya ee aan ka xishooneyn inuu hantida Qaran xado waa la xanibay"

0 Visits: 768 | Monday December 08, 2014 - 15:51:07
Sida ay cid kastaba fahmi kareyso, wadan in ka badan afar iyo labaatan (24) sano ku soo jiray fowdo iyo dowlad dhexe la'aan ( lack of strong central government and chaos), inay adag tahay in muddo gaaban gudahood lagu soo celiyo dhammaam hay'adihii sharci fulinta iyo xafiisyadii kaabayaasha…

Read More »

Xasan Shiikh Ma jabin doonaa Rikoorka u yaala soo Magacaabista Ra'iisul Wasaarayaasha Soomaaliya?!!

0 Visits: 885 | Sunday December 07, 2014 - 09:17:23
10-kii September 2012 –waxaa markii ugu horaysay Magaalada Muqdisho lagu doortay Madaxwayne Xasan Sheikh Max'uud oo ka mid ahaa Bulshada Rayidka, waxa uuna Raii'sul wasaare u magacaabay Saacid Faarax Shirdoon waxayna ahaayeen labo nin oo aad isugu dhow marka loo eego Madaxdii iyaga ka horeeyey,…

Read More »

Wanka macasha weyn indhihiisu cirka ma arkaan ilaa laga gowraco!!

0 Visits: 559 | Friday December 05, 2014 - 11:25:32
Xaalad kasta oo kusoo wajahda waxaa sabab u noqda raadka fal galka aad hore u sameysay waxaadna u baahan tahay in aad ka fiirsasho badan sameyso inta aadan qaadin talaabada ugu dambeysa ee go'aan qaadashadaada.

Read More »

Naafada Soomaaliyeed oo qeyla dhaan ka soo saartay hay'ado magacooda ku qaraabta

0 Visits: 482 | Friday December 05, 2014 - 11:19:45
Cabdi Bashiir oo ka tirsan naafada Soomaaliyeed isla markaana u waramayay idaacadda Bar-Kulan ee ka howlgasha magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi ayaa faahfaahin ka bixiyay eedeymaha uu u jeedinayo hay'adaha magacooda caalamka uga qaarbta.

Read More »

Caruurta Soomaaliyeed Cidna Uma Maqna Ceelna Uma Qodna!!

0 Visits: 1404 | Wednesday November 26, 2014 - 16:37:28
Kadib burburkii mudadii labaatanka iyo dhowrka sano aheyd ayaa waxaa meesha ka baxay doorkii ay caruurta Soomaaliyeed ku lahaayeen bulshada dhexdeeda oo waxaa halkaa ku dhumay xaquuqdii ay caruurtu lahayen ayidoo ay caruurta soomaliyeed moqdeen kuwo ku noolaa xaalad aad u adag , hadane waxa jira caruurta…

Read More »

Afkaaga Hooyo Waa Hodan ee Hor Mari!!

0 Visits: 1031 | Wednesday November 26, 2014 - 16:27:45
Af Soomaaligu waxaa uu ka mid yahay luuqaddaha Geeska Afrika kuwa ay ku Hadlaan dadka ugu tiro badani. Dadka Soomaaliyeed ee ku hadlana waxay ku dhaqan yihiin deegaano aad u baaxad weyn oo u dhexeeya gacanka Tojorra ilaa iyo webiga Tana ee Waqooyiga Kiiniya waana luuqad mudan in la hor mariyo . xigasho…

Read More »

WAA IN LAGA GUDBAA CADKANOOW KU CUNAY AMA KU CIIDEEY!

0 Visits: 738 | Saturday November 22, 2014 - 11:49:01
Damacna waa fal sheydaans,siyaasadda Soomalidana kuma cusba, shabacbkuna waayo arag ayuu ku yahay cawaaqibta ay leedhayxaasidnimadasiyaasadeedee kudhisan aniga,ama cidda aan wato. marna ma maqlaysid cidda inoo dan ah oo ummaddan meel gaarsiin kara !

Read More »

Maxaad ka ogtahay xildhibaanada loo balan qaaday jagada wasiirnimo?

0 Visits: 733 | Sunday November 16, 2014 - 10:23:20
Qaar ka mida xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa loo balanqaaday in la siin doono jago wasiirnimo si loo helo taageeradooda, waxayna hadda safka hore uga jiraan olalaha lagu doonayo in lagu meel mariyo mooshinka laga keenay Ra'iisal wasaare C/weli Sheekh.

Read More »

M. GHEDI: "Dilalka iyo deganaansho la'aanta Muqdisho ma siyaasado dahsoon ayaa ka dambeysa?!!"

0 Visits: 785 | Wednesday November 12, 2014 - 18:43:33
Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho, oo tiradiisa lagu qiyaaso ku dhowaad seddex (3) milyan, kana wada kooban dhammaan beelaha Soomaaliyeed, inkastoo loo kala badan yahay, ayaa waxaa soo food-saaray qal-qal iyo nabad-gelyo la'aan, mar kasta ee uu baarlamaanka FS uu is-fowdeeyo.

Read More »

Beesha caalamka ma waxay taageertaa qabiil mise Soomaaliya oo dhan?!!

0 Visits: 725 | Tuesday November 11, 2014 - 14:11:40
Tan iyo markii xafiiska Q/Midoobay ee Soomaaliya loo soo raray magaalada Muqdisho waxaa soo baxayay eedeymo la xariira in xafiiskaasi uu ku shaqeeyo qaab qabiil oo siyaasadeysan, iyadoo haatan arrintaasi bannaanka u soo baxday.

Read More »

Soo dhoweyntii iyo qadarintii madaxda Dowladda Soomaaliya oo sii yaraaneysa (Maxaa sababay?)

0 Visits: 1272 | Monday November 10, 2014 - 10:02:57
Waxaa maalinba maalinta ka dambeysa sii yaraanaya soo dhoweyntii iyo qadarintii madaxda Dowladda federaalka Soomaaliya ee iyagu booqashooyinka ku tegaya dalalka caalamka, iyadoo haatan ay soo baxayaan inay meesha ka baxeyso soo dhoweyntii dowladaha caalamka ay u sameynayaan madaxda Dowladda Federaalka…

Read More »

Inta aan Baqeyno Birtu Waa na Saaran Tahay!!

0 Visits: 690 | Tuesday November 04, 2014 - 09:16:05
Tan iyo markii dowladii dhexe ee Soomaaliya ay bur-burtay ammaankii iyo adeegii bulshaduna ay meesha ka baxeen waxaa jiray isku-dayo badan oo lagu doonayey in dhibaatada Soomaaliya xal loogu helo iyadoo badankood dadaaladaasi ay ku dhammaadeen fashil, waxaana aad u adkaatay in qarankii sida fudud lagu…

Read More »

Hoonka baabuurta oo la ogaaday inuu caafimaadka bani'aadamka waxyeelo

0 Visits: 953 | Monday November 03, 2014 - 16:36:23
Dhawaaqa rasaasta, deryanka madaafiicda, gariirka qaraxyada waa tilmaamo ay caan ku tahay soomaaliya, marka aad dunida kale joogto. Marka aad soomaaliya joogtana magaalada Muqdisho ayaa lagu yaqaan. Haddaba waa qayb ka mid ah sabababaha aan u maleynayo inay ugu wacan tahay dhego barjowga ama shaqeyn…

Read More »

Soomaaliya iyo sharta Shiicada!!

0 Visits: 1166 | Monday October 27, 2014 - 09:44:00
Ugu horreyn ILAAHAY baa Mahad leh naga dhigay Muslim haddana SUNNI ah,marka xiga waxaan ku Sallinaya Suubanahay (CSW),Asalaamu Calaykum Waraxmatu LLAAHI Wabarakaatuhu.

Read More »

M. GHEDI: "Iyadoo doodu taagan tahay maxaa dikareetada keenay?!!"‏

0 Visits: 960 | Sunday October 26, 2014 - 13:27:56
Waxaa la xaqiijyay khilaafka cusub ee soo kala dhex galay Madaxweynaha Soomaliya Prof. Hassan Sheikh Mohamoud iyo Ra'iisul Wasaarihiisa Dr. Abdiweli Sheikh Ahmed, inuu khilaafkaan cusub salka ku haayo, Ra'iisul Wasaaraha oo isku shaandeyn gaaban ku sameeyey xubno ka mid ah golaha wasiirada,…

Read More »

Dulmi Xamar ku simanaa jiree,Xassan haloo sheego !

0 Visits: 1196 | Friday October 24, 2014 - 23:58:36
Colaad haka Coodin Caro abgaal oo cida ceeb ha u keenin, dib u fiiri Ciraaq Baqdaad haka yeelin bananaadir,Baasuuke iyo Baroon, Baaruda dhamaan uma baahna Banaadir,Caliyow Nina waa cartamaa,Nina waa col u joog , midna waa cadaawaha diinta oo Ilaah ma ciseeyo, Caasimada Ceeb ha u keenin, Ninka caloofigaa…

Read More »

Dowladda Federaalka: "Qeybdiidna jid leh, Gaasna Gar leh" (Nabar kor laga dhayay goormuu bogsanayaa?!!)

0 Visits: 1202 | Wednesday October 22, 2014 - 07:42:23
Dadaalada lagu doonayo in lagu xaliyo khilaafka u dhaxeeya Dowladda dhexe ee Federaalka iyo maamul goboleedka Puntland oo dhowaan magaalada Garowe ku saxiixday heshiis dhinacyo badan oo labada dhinac ay ku xoojinayaan wada shaqeyntooda, inkasta oo labada dhinac isku af garteen qodobada heshiiska intiisa…

Read More »

Maxaa hortaagan soo daabicidda lacagihii shilin Soomaaliga?!!

0 Visits: 1780 | Saturday October 18, 2014 - 18:22:57
Wadan walba oo adduunka jira waxa uu leeyahay waxayaalo Astaan (symbol) u ah oo asaasiyaad u ah, sida calanka,, luqadda iyo lacagta uu isticmaalo.

Read More »

Waxbarashada Maanta: "Aabbe Jaamacad i gee!!"

0 Visits: 1110 | Friday October 17, 2014 - 16:32:59
Hal mar ayaan Hurada ka soo boodey, markaasaan qalbiga ka iri "Tolow wuxu ma riyaa mise waa Dhab" Markiiba inta aan Indhaha mar marey ayaa Cod hoose ku iri " Maandhaay maxaa tiri" aniga oo goconaya warkii Hurdada I soo toosiyey ee ahaa Aabbe Jaamacad I gee " Aniga oo la yaaban Hadalkaas…

Read More »

Waa sidee xaqiiqda dacwada Taleefishinka Universal?!!

0 Visits: 740 | Wednesday October 15, 2014 - 10:29:53
Dacwada taleefishinka caalamiga ee universal ayaa soo taxneyd Sadaxdii Sano ee lasoo dhaaay kadib markii uu kasoo bogsaday xanuun hayey mudo sanada ah Milkiilaha Taleefishinka Universal Mudane Cabdiqadir Maxamed Axmed oo isagu ku soo indha kala qaaday hantidiisa oo uu sheeganayo madaxii farsamada ee…

Read More »

Tarsan iyo dhaqan xumadiisa‏

1 Visits: 1566 | Wednesday October 08, 2014 - 03:10:22
Dhibaatada Dalkeena Somaliya ladagi la.yahay ilaa iyo waqtigii Xurnimada 1960 waa cadaala darro laakin waxaan modayay mar hadii inta badan somalida garawsadeen cudurka dilooday uu yahay cadaalad xumo hadii lahelo garsoor wanaagsan Dadka iyo Dalka horuumar gaarayo waxaase nasiib daro ah in Abuukar Cumar…

Read More »