Featured

Wafdi culus oo caawa ku kuhoyanaya degmada Warsheekh.(Warbixin).

0 Visits: 909 | Thursday January 07, 2016 - 00:01:26
Wararki ugu dambeeyay ee naga soo gaaray degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada dhexe ayaa sheegaya in halkaasi ee caawa gaareen wafdi culus oo ka socda hay'adaha dowlada Soomaaliya, ururada rayidka iyo waxgarad kale kuwaasi oo ka qeybgeli doonaa munaasabad lagu maamusayo guulaha maamulka degmada…

Read More »

Al-shabaab oo soo Bandhigtay Maanta Muuqaal ku Wajahnaa Dadka Madowga ah ee Mareykanka -

0 Visits: 653 | Sunday January 03, 2016 - 03:40:47
Al-shabaab ayaa soo bandhigtay cajalad muuqaal ah oo ay ku sheegtay inay ugu baaqayaan dadka Madowga ah ee Mareykanka inay muslimaan oo ay kusoo biiraan jihaadka, iyadoo cajalada loogu jawaabay hadal uu dhawaan kasoo yeeray murashaxa madaxweyne ee dalka Mareykanka Donald Trump, kaasoo ahaa in muslimiinta…

Read More »

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay.

0 Visits: 462 | Sunday January 03, 2016 - 03:40:46
Mogadishu, 02 January 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay.

Read More »

Dowlada Sucuudiga oo maanta xukuno dil ah ku fulsay 47-ruux oo uu ku jiro Wadaad Shiico ahaa - See more a

0 Visits: 648 | Sunday January 03, 2016 - 03:40:46
Xukuumadda Saudi Arabia ayaa maanta xukun dil ah ku fuilsay wadaad shiico ah oo lagu magacaabi jiray, Nimir Al-Nimir iyo 46 qof oo kale oo la sheegay in lagu helay falal argagixiso. Dadkaan waxaa ku jira xubno ka tirsan Al-Qaacida.

Read More »

Raman Raikvar waa 15 jir u dhashay dalka Hindiya, balse muuqaal ahaan u eg ilmo 6 jir ah. (Sawiro)

0 Visits: 836 | Thursday December 31, 2015 - 01:10:20
Waa uu gaaban yahay, waxaana dherekiisu yahay 32 inch ama ku-dhawaad labo cagood (two feet).

Read More »

Labo sano ayuu Sweden joogaa maantana waa dhaqtar!

0 Visits: 416 | Thursday December 31, 2015 - 00:44:04
Ninka lagu magacaabo Jawad Mirzad oo 45-sano jir ah waxa uu Sweden soo galay bishii December ee 2013 isagoo ka yimid wadanka Afghanistan. Jawad oo dhaqtar ahaa markii uu Afghanistan ku noolaa ayaa durbadiiba bilaabay in uu raadiyo wadadii uu Sweden kaga shaqayn lahaa dhaqtarnimo balse markii uu dadka…

Read More »

Gudoomiyihi Gobolka Banaadir oo afka furtay

0 Visits: 516 | Tuesday December 29, 2015 - 18:43:59
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xasan Jimcaale, ayaa si adag uga hadlay amni darida ka taagan magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Somalia.

Read More »

Dowlada Norway oo adkeyneeso Sharciga dadka soo galootiga ah ee kunool dalkaasi (Akhri)

0 Visits: 928 | Tuesday December 29, 2015 - 04:58:39
Hindiso cusub oo ka dhan ah qaxootiga kunool dalka Norway eena soo bandhigtay dowlada dalka ayaa qeexaya in sharciga deganaanshaha rasmiga ah lagu xiro joogitaan sharci ah oo qofka kujoogay dalka Norway mudo shan sano ah isla markaana in qofka heestay, 3-sano oo shaqo joogta ah, degan guri uu leeyahay…

Read More »

Muslimiinta kunool Nairobi oo siweyn isugu soo baxay dabaal dega Xuska Dhalashada Nabiga (NNKH) 'Sawiro'

0 Visits: 755 | Sunday December 27, 2015 - 21:58:25
Magaala Madaxda Dalka Kenya Ee Nairobi Ayaa Waxaa Maanta Si Hambsami Leh Loogu Qabtay Bannaanbax Aad U Ballaaran Kaas Oo Lagu Soo Dhaweynayo Dhalasha Xabiibkeena Muxamed CSW Maadaama Aynu Ku Guda Jirno Bisha Barakeysan Ee Rabiicul Awal Somalidana U Taqaano Bisha Mowliid Oo Ah Waqtiga Uu Dhashay Rasuulkeena…

Read More »

Xaflad Mowliidka Nabiga (NNKH) oo ee isku arkeen Culuma'udiin uu horkacayay qudubka Dariiqada Qaadiriya ayaa lagu qabtay Mowlaca reer Sheekh Cabdi Celli ee Muqdisho (Sawiro).

0 Visits: 810 | Sunday December 27, 2015 - 20:57:33
Munaasabad balaaran oo lagu soo gunaanadayay xuska dhalashada Nabi Maxamed (NNKH) ayaa maanta lagu qabtay xarunta reer Sheekh Cabdiraxman Sheekh Cumar (Sh: Cabdi Celi) ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Shacabka kunool Degmooyinka Warsheekh, Cadale iyo Balcad oo soo dhaweeyay in heer Degmo lagu saleeyo doorashada 2016.da ee Soomaaliya.

0 Visits: 926 | Saturday December 26, 2015 - 20:44:39
Waxa wili dood adag ka taagan tahay hanaanka lagu saleen lahaa doorashada lagu wado in sanadka 2016.da lagu soo doorto madaxda badali laheed hogaamiyayaasha dowlada iminka talada heesa ee Soomaaliya.

Read More »

Munaasabad lagu xusayay dhalashada nabigeenna Muxamad NNKH oo lagu qabtay Magaalada Tromsø ee Woqooyiga Norway‏ (Sawiro)

0 Visits: 635 | Saturday December 26, 2015 - 02:44:20
Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu xusayay dhalashada nabigeenna muxamad N.N.K.H ayaa caawa lagu qabtay masjidka Al.Raxma ee magaakada Tromsø ee Woqooyiga Norway.

Read More »

Munaasbad ay kasoo qeybgaleen kumanaan isugu jiro madax culimo iyo shacab lagu xusayay Dhalashada Nabiga NNKH ayaa lagu qabtay Magalada Muqdisho (Sawiro)

0 Visits: 887 | Thursday December 24, 2015 - 17:30:24
Munaasabadan oo aheed tii ugu balarneed oo mar qura isugu yimaadiin howl ee ku wada kulmeen madax iyo shacab isla markaana lagu xusayay dhalashada nabigeena Muxamed NNKH ayaa maanta lagu qabtay magaal ada Muqdisho.

Read More »

Munaasabad lagu weyneenayo Xuska dhalashada Nabiga (NNKH) oo lagu qabtay Masjidka Sheekh C-raxman Seylici ee Muqdisho (Sawiro)

0 Visits: 938 | Thursday December 24, 2015 - 00:54:12
Munaasabad balaaran oo lagu weyneenayo xuska dhalashada Xabiibulaahi Maxamed (NNKH) ayaa lagu qabtay masjidka Sheekha caanka ah ee Soomaaliyeed Sheekh C-raxman Seylici ee magaalada Muqdisho degmada Kaaraan.

Read More »

Muslimiinta kunool Uganda oo isugu soo baxay Maalinta uu dhashay Suubanaha (NNKH)

0 Visits: 918 | Wednesday December 23, 2015 - 15:28:23
Allaahu Akbar, Farxada maalinta uu dhashay Nabigeeni Maxamed (NNKH) ayaa mar qura is qabsatay caalamka oo idil iyadoo sanadkaani ee si cajiib ah ee isugu soo baxeen muslimiinta dunida xili ee dhoola tuskaani uga jawaba celinayeen sida uu ugu weyn yahay quluubta inta xabiibka jecel oo dabaal degyo kusoo…

Read More »

Migrationsverket oo sheegtay in sharciga laga ceshanayo cidii u safarta Somalia

0 Visits: 754 | Wednesday December 23, 2015 - 03:30:30
Laanta Socdaalka Sweden (Migrationsverket) ayaa ii xaqiijisay in ay wax ka badaleen aragtidooda ku aadan safarka dadka qaxootiga wadanka ku jooga ee u safraya dalkoodii hooyo. Inkastoo sharci ahaan ay horay mamnuuc u ahayd in qof uu ku laabto wadankii uu ka soo cararay ayaysan hadana Laanta Socdaalka…

Read More »

Siyaaradi Sheekh Aweysu Taani oo lagu soo qatimay Xamar Jajab (Sawiro).

0 Visits: 986 | Tuesday December 22, 2015 - 00:32:35
Siyaaradi qudubki afaraad re dariiqada Qaadariya ee Soomaaliya Sheekh Aweys Sheekh Muxyadiin Sheekh Aweys dheere ayaa lagu soo gunaanaday xarunta reer sheekh aweys ee magaalada Muqdisho.

Read More »

CIYAARIHII EUROSOM EE LAGU QABTAY GOTHENBURG SWEDEN OO LA SOO GABAGABEEYAY (Sawiro)

0 Visits: 963 | Monday December 21, 2015 - 23:03:29
Ciyaarihii sanadlaha ahaa ee EUROSOM ayaa galabnimadii sabtidda lagu soo gaba gabeey xaflad ballaaran oo ka dhacday xarunta ay soo wada diyariyeen ururada SSK iyo neutrala IF oo ka dhisan caasimada labaad ee wadanka sweden magalada gothenburg

Read More »

Mucashaqiinti Xabiibkeeni Maxamed (NNKH) oo ku kulmay STOCKHOLM SWEDEN (SAWIRO)

0 Visits: 670 | Monday December 21, 2015 - 10:07:30
Waxaa Magaalada Stockholm ee wadanka Sweden lagu qabtay xaflad si weyn loosoo agaasimey laguna weeyneeynaayey Dhalashada Nabigeena Muxammed NNK, Xafladdaan oo ay soo qabanqaabiyeen culi,maaudiinka Ahlusunna Waljamaaca ee Stockholm ayaa waxaa kasoo qayb galay dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada.

Read More »

Shacbi kala jinsi ah ee ku wallaaloobay Diinta Islaamka oo isugu soo baxay Xuska Suubanaheeni Maxamed (NNKH) GöTEBORG-SWEDEN. (SAWIRO)

0 Visits: 478 | Monday December 21, 2015 - 00:24:12
Xili daafaha caalamka si cajiib ah ee ukala dhacayaan dabaal degyo lagu weyneenayo maalinta uu dhashay suubanaheeni Maxamed (NNKH) ayaa waxa ixtifaal weyn lagu qabtay magaalada Göteborg ee caasimada labaad dalka Sweden.

Read More »

Waxaad ii sheegtaa hal Gabar oo kamid ah Gabdhaha aad intarnerka ka wada sheekaystaan oo aad hada hadii lagu yiraahdo Guurso aad guursanaysid?

0 Visits: 1001 | Sunday December 20, 2015 - 02:44:48
Orod soo qubayso 1/3 Wakhtigaagu waa Cimrigaaga il biriqsi kasta oo ku dhaafa waxaad kasii tagaysay Aduunyada waxaadna u socotaa Qabriga marka is waydii Wakhtigii muxuu kugu dhaafay.

Read More »

Wasiir Farkeeti ayaa maanta soo xiray aqoon is weydaarsi u socday Shaqaalaha Canshuuraha Barriga‏

0 Visits: 398 | Sunday December 20, 2015 - 01:52:20
Muqdiso, 19, Dec, 2015….Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Farkeeti ayaa maanta soo xiray aqoon is weydaarsi u socday laba todobaad Ciidamadda Ilaalada Canshuurah iyo Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ee ka howlgala canshuuraha bariga.

Read More »