Wararka

Duqa Muqdisho oo maanta saxiixay buugg Tacsi oo ka furay safaarada sudan ee Muqdisho

0 Visits: 559 | Saturday October 20, 2018 - 18:13:00
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta saxiixay buugga diiwaangelinta Tacsida Madaxweynihii hore ee dalkaasi General C/raahman Mahamed Hassaan (Siwar Al Dahab) kaasi oo ka furan safaarada sudan ee Muqdisho.

Read More »

Sawirro:-Golaha Iskaashiga M/goboleedyada dalka oo Shir uga furmayo Magaalada Garoowe

0 Visits: 510 | Saturday October 20, 2018 - 17:32:00
Madaxda maamul Goboleedyada dalka ka jira ayaa waxaa lagu wadaa in Shir Saacadaha soo socda uu uga furmo Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland.

Read More »

Xildhibaano ka tirsan Galmudug oo Maanta Dooranaya Madaxweyne Cusub

0 Visits: 453 | Saturday October 20, 2018 - 12:25:42
Magaalada Cadaado ayaa maanta waxaa la filayaa in Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Galmudug Garanka ku sugan Cadaado ay doortaan Madaxweynaha cusub ee Galmudug.

Read More »

Madaxweynaha Jubbaland oo u Safray mid kamid ah Caasimadaha M/goboleedyada dalka

0 Visits: 553 | Saturday October 20, 2018 - 12:01:31
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa goordhow ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo,iyagoo kusii jeeda Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland.

Read More »

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo go'aan ka gaartay Eedeysanayaal + Sawirro

0 Visits: 506 | Saturday October 20, 2018 - 11:03:22
Xasan Geedi Cabdulle iyo Maslax Maxamuud Cali ayaa si wada jir ah loogu soo eedeeyay in ay rasaas ay rideen ay ku dhinteen dad rayid ah oo saarnaa gaari Hoomey ah oo marayay waddada Bacaacow ee degmada Afgooye halka Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow uu Beledweyn uu ku dilay Marxuum Xasan Abshir Warsame…

Read More »

XOG:-Sidee ayuu u dhacay dilka Wariye Jamaal Khashoggi

0 Visits: 634 | Saturday October 20, 2018 - 09:57:28
Warbaahinta dowladda Sucuudiga waxay sheegtay in weriye Jamaal Khashgooji uu geeriyooday kaddib markii uu ku dhintay dagaal ka dhacay qunsuliyadda gudaheeda xilli uu halkaasi joogay.

Read More »

Ciidamo gadoodsan oo xiray Wadooyin Muhiim ah

0 Visits: 493 | Saturday October 20, 2018 - 09:06:20
Wararka aan ka heleyno Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland ayaa waxa ay ku waramayaan in halkaasi saakay Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland ay xireen qaar kamid ah wadooyinka gala iyo kuwa kabaxa Xarunta Madaxtooyadda maamulkaasi.

Read More »

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulmaya

0 Visits: 495 | Wednesday October 17, 2018 - 08:04:34
Waxaa maanta oo Arbaco ah lagu wadaa in Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Mareykanka oo sheegay in uu duqeyn ku dilay Xubno ka tirsan Al-shabaab

0 Visits: 395 | Tuesday October 16, 2018 - 13:11:09
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka ee Africom ayaa waxa ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaano ka tirsan Gobolka Jubbaha Hoose,halkaasi oo ay ku sugnaayeen dagaalyahano ka tirsan Ururka Al-shabaab.

Read More »

Duqa Muqdisho oo la kulmay Wakiilka cusub ee QM ee Soomaaliya

0 Visits: 500 | Tuesday October 16, 2018 - 12:25:47
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ku soo dhoweeyey xarunta Dawladda Hoose ee Muqdisho madaxa hawlgalka ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Nicholas Haysom oo dhowaan dalka soo gaaray.

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay Al-shabaab oo weerar ku qaaday Kontarool ku yaalla Jowhar

0 Visits: 429 | Tuesday October 16, 2018 - 12:15:08
Warar dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan Weerar xalay dagaalyahano ka tirsan Ururka Al-shabaab ay qaadeen Bar Kontarool ay ku sugnaayeen Ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya,kaasi oo ku yaalla dhinaca Koonfureed ee Magaalada Jowhar.

Read More »

RW Kheyre oo lagu soo dhaweeyay Jowhar + Sawirro

0 Visits: 621 | Monday October 15, 2018 - 13:47:59
Wafdi ballaaran uu hogaaminayo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goordhow gaaray Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hirshabeelle.

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ku wajahan Magaalada Jowhar

0 Visits: 574 | Monday October 15, 2018 - 10:00:49
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saakay ku wajahan Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hirshabeelle.

Read More »

DEG DEG:-Dagaal xoogan oo ka Qarxay deegaan ka tirsan G/Baay

0 Visits: 414 | Monday October 15, 2018 - 09:18:51
Wararka aan ka heleyno Deegaanka daynunaye oo ka tirsan Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayan in halkaasi aroortii hore ee saakay dagaalyahano ka Ururka Al-Shabaab ay weerar xoogan ku qaadeen deegaankaasi.

Read More »

Cabdi Xaashi oo la kulmay Xubno ka Socda Midowga Yurub

0 Visits: 432 | Monday October 15, 2018 - 08:40:03
Guddoonka Golaha Aqalka sare iyo Guddiga joogtada ah ee Golaha ayaa si wada jir ah xarunta Golaha Aqalka sare ugu qaabilay Wafdi ka socday Midowga Yurub oo uu hoggaaminayey agaasimaha Guud ee Iskaashiga Caalamiga iyo Horumarinta Midowga Yurub Mr Stefano Manservisi.

Read More »

Somalia iyo Midawga Yurub oo heshiis cusub kala saxiixday + Sawirro

0 Visits: 640 | Sunday October 14, 2018 - 17:23:20
Xukuumaadda federaalka Soomaaliya iyo midawga Yurub ayaa maanta kala saxiixsay €100 (Boqol milyan oo Yuuro) oo midawga Yurub si toos ah ugu taageerayo miisaaniyadda dawladda.

Read More »

Madaxweyne farmaajo oo Maanta gaaray Magaalada Marka

0 Visits: 488 | Sunday October 14, 2018 - 13:34:41
Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa maanta waxaa gaaray wafdi ballaaran uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo,iyadoo halkaasi si weyn loogu dhaweeyay.

Read More »

Maxkamadda C.Q.S oo maanta Xukun Dil toogasho ah fulisay

0 Visits: 580 | Sunday October 14, 2018 - 12:19:29
Maxkamadda darajada 1-aad ee Ciidanka Qalabka Sida ayaa saaka Xukun dil ah ku fulisay Xasan Aadan Isxaaq oo ka tirsanaa Maleeshiyada Alshabaab,kaasi oo ka dambeeyey fulinta qaraxii 14 Oct sanadkii hore oo dad badan ay ku dhinteen.

Read More »

Madaxweyne farmaajo oo Amar deg deg ah siiyay Xukuumadda RW Kheyre

0 Visits: 394 | Sunday October 14, 2018 - 12:10:23
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa faray Xukuumadda inay si deg deg ah gargaar caafimaad u gaarsiiso dhaawacyada culus ee sida bahalnimada leh argagixisada Alshabaab ay qaraxyo kula beeegsadeen magaalada Baydhabo.

Read More »

Tiradda dadkii ku waxyeeloobay Qaraxyadii shalay ka dhacay Baydhabo oo korortay

0 Visits: 535 | Sunday October 14, 2018 - 11:47:22
Warar dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan Khasaaraha ka dhashay qaraxyadii shalay ka dhacay gudaha Magaalada Baydhabo oo Xarun KMG u ah Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Read More »

Taliyaha Hay'adda NISA oo xilkii iska Casilay

0 Visits: 545 | Saturday October 13, 2018 - 20:13:06
War qoraal ah oo goordhow lagu baahiyay Barta twitter-ka ay ku leedahay Hay'adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA,ayaa lagu sheegay in uu xilka iska casilay Taliyaha Hay'adda Nabadsguda Soomaaliya.

Read More »

Qaraxyo Xoogan oo Caawa ka dhacay Magaalada Baydhabo

0 Visits: 433 | Saturday October 13, 2018 - 19:39:32
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa Caawa ka dhacay labo Qarax oo xoogan,kuwaasi oo sababay Khasaaro kala duwan.

Read More »