Tacsi

Tacsi: Marxuum Nabadoon Xuseen Abkow

0 Visits: 1034 | Tuesday July 28, 2009 - 19:43:14
Hadaba Tacsi Tiiraanyo leh ayaa waxa halkaan looga marinayaa dhamaan ehelka iyo qaraabadi oo ka geeriyooday alaah unaxariistee nabadoon Xuseen abkow oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho in uu eebe ka siiyo samir iyo iimaan

Read More »

Tacsi Tiiraanyo Leh, Marxuum Xaaji Maxamed Sheekh Abuukar (Xaaji Kaw-Kawle)

0 Visits: 1150 | Tuesday July 28, 2009 - 19:39:03
Waxa Halkaan Tacsi Tiiraanyo leh looga diraya ehelka iyo qaraabadi oo ku geeriyooday alaah unaxariistee Xaaji Maxamed Sheekh Abuukar Oo ku magac dheer xaaji Kawkawle iyadoo eebe looga baryaya janadi fardowse in uu ka waraabiyo .

Read More »

Tacsi Tiiraanyo Leh Marxuumad Seynab Cali Muuse

0 Visits: 1023 | Saturday July 25, 2009 - 16:58:47
Dhamaan ehelka iyo Qaraabada ay ka geeriyootay alaah unaxariistee marxuumad Seynab Cali muuse waxa eebe looga baryayaa in uu samir iyo iimaan ka siiyo iyadana eebe ka dhigo midi ku hesha qabrigeeda neecaaw qaboow.

Read More »

Tacsi Tiiraanyo Leh, Marxuum Sheekh Maxamed Macalin Hilowle.

0 Visits: 1199 | Friday July 24, 2009 - 20:45:16
Waxa tacsi Tiiraanyo leh Halkaan Loo marinayaa Dhamaan Culuma'udiinka Ahlusunnah Waljamaac gaar ahaan Dariiqada Qaadariyada Gaar ahaan Seyliciyada gaar ahaan Jameecada Reer Sheekh C/raxman ow Cumar Alwarshiikhi iyadoo looga tacsiyeenaayo alaah unaxariistee Sheekhi Weynaa Sheekh Maxamed Macalin Hiwlowle…

Read More »

Tacsi iiraanyo Leh Nabadoon Xuseen Calasow Maxamed

0 Visits: 1337 | Friday July 24, 2009 - 20:31:48
Waxa Tacsi Tiiraanyo leh halkaan looga marinayaa ehelka iyo Qaraabadi oo ka geeriyooday Allaah Unaxariistoo Nabadoon Xuseen Calasow Maxamed oo ku geeriyooday Degmada Cadale ee Gobolka Sh/dhexe iyadoo eebe looga baryaya in uu ka waraabiyo janadii Fardowso inta uu ka dhintana samir iyo iimaan kasiiyo…

Read More »

Tacsi Tiiraanyo Leh marxuun shiiq cabdiweli xaaji maxamed nuurdaad

0 Visits: 1176 | Wednesday July 22, 2009 - 20:27:51
Tacsi Tiiraanyo leh oo ay dirayaan Dhamaan Dadka hoos ku xusan ayaa waxa ay udirayaan ehelka iyo qaraabada oo ka geeriyooday alaah unaxariistee Marxuum Shiikh Cabdiweli Xaaji maxamed oo ku geeriyooday Dalka Soomaaliya

Read More »

tacsi tiiraanyo leh marxuumka alle ha naxariistee Xaaji Maxamed Ciid Cagey

0 Visits: 1462 | Sunday July 19, 2009 - 13:48:43
Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa marxuumka alle ha naxariistee Xaaji Maxamed Ciid Cagey oo ku geeriyooday magaalada muqdisho waxaan leenahay ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo dadkii uu ka tegayna ehel iyo awlaad iyo aqaariba ilahaay samir iyo iimaan haka siiyo anaga oo ah eheliyadiisa…

Read More »

Tacsi: inaa Lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun, Xabiibo Sheekh Cumar.

0 Visits: 856 | Sunday July 05, 2009 - 20:16:21
Dhamaan maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh, Waxey tacsi tiiraanyo leh hawada Umarinayaan dhamaan ehelka iyo qaraabada ay ka geeriyooday alaah unaxariistee marxuumad xabiibo Sheekh Cumar Sheekh Maxamed oo maalinimadi Shalay ku geeriyootay magaalada Muqdisho.

Read More »

Innaa lillaahi Wa innaa Ilayhi raajacuuna,

0 Visits: 1437 | Wednesday June 03, 2009 - 14:06:02
Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh ugu diraynaa dhamaan reer xaaji xasan maxamuud shigowoo eedadood marxuumad xaajiyo xabiibo maxamuud ku geeriyootay magaalada mugadisho.

Read More »

Tacsi Tiiraanyo Leh, Maamulka & Shaqaalaha Webka Warsheekh waxey tacsi udirayaan Marxuum Xaaji maxamed aadan maxamud (miig)

0 Visits: 913 | Tuesday June 02, 2009 - 22:54:11
Dhamaan Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Webka Warsheekh.com waxa tacsi tiiraanyo leh udirayaan alaah unaxariistee geeridi kutimid marxuum Xaaji maxamed aadan maxamud (Miig) Iyadoo ehelada iyo qaraabadi uu ka geeriyoodana alle looga baryay in uu samir iyo iimaan kasiiyo aamiin.

Read More »

BOTSWANA: Soomaali Ku Nafwaysay Shil Gaari & Jaaliyadda Soomaalida Oo Tacsi U Diraysa.

0 Visits: 899 | Monday June 01, 2009 - 16:21:00
GABORONE (SP) – Ugu yaraan Laba Soomaali ah ayaa ku geeriyootay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii gaari ay saarnaayeen uu Shil lama filaan ah kula galay bartmaha Magaalada Gaborone ee Caasimadda dalka Botswana.

Read More »

Innaa lillaah wa inaa ileyhi raajacuun, Marxuumad‏ Hajia Habiiba Mahamouud

0 Visits: 1265 | Friday May 29, 2009 - 16:28:47
waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh aan ugu direynaa lana qeybsaneynaa dhammaan reer haji Hassan Mahamoud Shigow oo ay Eedadood Hajia Habiiba Mahamouud ku geeriyootey magaalada Muqdisho todobaadkan, waxaana ILLAAH uga baryeynaa inuu ka waraabiyo Jannadii Fardowsa dhammaan eheladii ay ka geeriyooteyna…

Read More »

INAA ILAHAA WA INA AILAHEYHI RAAJUCUUNA....

0 Visits: 1210 | Wednesday May 27, 2009 - 13:04:42
INAA ILAHAA WA INA AILAHEYHI RAAJUCUUNA....

Read More »

Saxafiyiinta Soomaliyeed ee K/Africa (SOJASA) Oo Tacsi Tiiraanyo leh U Diray Ehelada Weriye C/risaaq Gaadaco.

0 Visits: 1170 | Saturday May 23, 2009 - 21:53:04
Ururka Saxafiyinta Soomaliyeed ee K/Africa SOJASA ayaa Tacsi tiiraanyo leh u diray dhamaan eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Eebe naxariistee Janno ha siiyee weriye C/risaaq Warsame Maxamed (Gaadaco) oo ka tirsanaa Idaacadda iyo Telefishinka Shabelle ee Muqdisho

Read More »

Tacsi: Allaah Unaxariistee Marxuum, Xasan Max'ed Sheekh (Bakistaan)

0 Visits: 938 | Thursday May 21, 2009 - 20:20:21
Culuma'udiinka, Aqoonyahanka, Dhalinyarada, Haweynka iyo Dhaam Dadweynaha Reer Warsheekh waxa tacsi tiiraanyo leh udirayaan Marxuum Xasan Maxamed Sheekh oo loo yaqiin Bakistaan oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho iyadoo alle looga baryay in uu ka waraabiyo Janatu Fardowso inta uu ka tagayna Samir…

Read More »

Tacsii: Dhamaan Culuma’udiinka Ahlsunna Waljamaac Gaar ahaan Culimada Reer Warsheekh waxa tacsi udirayaan.

0 Visits: 945 | Wednesday May 20, 2009 - 11:37:17
Cululma'udiinka Ahlusunnah Waljamaac ee Reer Warsheekh waxa tacsi tiiraanyo leh udirayaan alaah unaxariistee geeridi kutimid marxuumad XABIIBO XAAJI AHMED HIRAABE iyadoo ehelada iyo qaraabadi ay ka geeriyootana alle looga baryay in uu samir iyo iimaan kasiiyo aamiin.

Read More »

Tacsi Marxuum Xaaji Cabdi Maxamed Siyaad oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho ee ....

0 Visits: 1320 | Sunday May 10, 2009 - 22:44:41
Waxan halkan Tacsi uga diraynaa macalin Nuur Max,ed Siyaad oo walaalkiis Xaaji Cabdi max,ed Siyaad uu ku geeriyooday Magaalada Muqdisho Waxana leenahay samir Iiiman allaha kasiiyo

Read More »

Tacisi Marxuum Xaaji Xasan Maxamuud Maalin ( Xasan Cadde ) oo ku geeriyooday Muqdisho...

0 Visits: 1064 | Tuesday April 21, 2009 - 13:39:47
Tacsi Allah u Naxariistee Marxuum Xaaji Xasan Maxamud Maalin (Xasan Cade)oo ku geeriyooday April 15/2009.Magaalada Moqdisho Deg.Karaan.waxaa loodirayaa tacsi caruurtiisa iyo ehaladiisa oo kale joogo Dalka gudahiisa iyo Dibada,samir iyo iimaan allaha ka siiyo marxuumkaas Aamiin.

Read More »

TACSI: INNAA LILAAH WA INNAA ILAAH RAAJICUUN MARXUUM C-RAXMAN SHIFTI

0 Visits: 3111 | Thursday April 02, 2009 - 22:50:27
TACSI INNAA LILAAH WA INNAA ILAAH RAAJICUUN APRIL 1, 2009 Allaha u Naxariistee waxaa maalintii Isniinta ahayd ay si bareer ah u toogteen maleeshiyo kala taabacsan Sh, Cabdulqadir Cali Cumar iyo Cabdifataax Shaaweye Siyaasiga Soomaaliyed C/raxmaan Maxamud Jimcaale Shifti oo ka mid ahaa Siyaasiyiinta…

Read More »

Tacsi Tiiraanyo Leh, Inagoo kala ah Ilma reer Xaaji Maxamed Cabdulle fareey,

0 Visits: 921 | Friday March 13, 2009 - 19:33:26
Tacsi Tiiraanyo Leh, Inagoo kala ah Ilma reer Xaaji Maxamed Cabdulle fareey,kalana ah:-

Read More »

Tacsi Tiiraanyale oo ku socoto Ehelada & Qaraabada Marxuum Shaaciye Cawaale ( Dawdawle )

0 Visits: 1677 | Tuesday March 10, 2009 - 09:59:04
Shaaciye cawaale( dawdawle) ee kala jooga dalka gudihiisa iyo wadamada yurub iyo waqooyiga amerika waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan ehliyadii iyo qaraabadii uu ka dhintay marxuunka iyo marwadiisa dahabo axmed nuur iyo caruurtii ilma shaaciye cawaale iyo dhamaan cawaale dawdawle iyo reer…

Read More »

Allaha unaxariistee Marxuum "Xuseen Shableey" oo ku geeriyooday Wadanka Koonfur Africa...

0 Visits: 1257 | Monday March 09, 2009 - 09:35:31
Waxaa taariikhdu markay aheyd 6-da maarso 2009 ku geeriyooday magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika Allaha u naxariisto Marxuum Xuseen Maxamed Xasan "Xuseen Shableey". Waxayna dadkan hoos ku qoran si qaas ah tacsi ugu diraayaan xaaska iyo caruurta uu marxuumku ka tegay. Sidoo kale waxaa…

Read More »