Siyaaro

Siyaaradi Sh: Axmed Gabale K/Afrika

0 Visits: 3223 | Wednesday May 16, 2012 - 09:35:37
Muslimiinta ku nool dalka K/Africa gaar ahaan magaalada Cape Town ayaa shalay u dareeray xuskii weynaa ee Caalimkii Sheekh Axmed Sheekh Maxamed Xasan (Sheekh Axmed Gabale) ee sanadkasta lagu qabto Aduunka oo dhan gaar ahaan Daarta Eastren Plaza ee degaanka ay Soomaalida u badan tahay ee Bellville.

Read More »

Gothenburg: Siyaro Sh: Lobage

0 Visits: 3713 | Friday May 11, 2012 - 16:20:46
Muslimiinta kunool dalka Sweden gaar ahaan Soomaalida degan caasimada labaad ee dalkaasi ee Gothenburg ayaa waxa ay si weyn uxiseen siyaaradi sheekhi weynaa ee caalimka ahaa Sheekh Looboge.

Read More »

Siyaaradi Suufi Bisle (Sawiro)

0 Visits: 1912 | Monday March 26, 2012 - 14:15:46
Waxa maalinimadi shalay lasoo gunaanaday Siyaaradi Suufi Maxamud Bisle oo mudo sadex maalin ah kasocotay lariixa Suufiga ee xaafada Seylici degmada Kaaraan ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Soo dhweynti Sh: Cumar

0 Visits: 1783 | Saturday March 24, 2012 - 03:53:07
Munaasabad lagu soo dhaweynayay imaanshaha Sheekh Cumar Sheekh Maxamed oo kamid ah cuuma'udiinka Soomaaliyeed ee Ahlusunah Waljamaac oo dalka dib ugu soo laabtay.

Read More »

Sh: Seylici, Sh: Aweys Qadiri iyo Sh: Suufi

0 Visits: 3848 | Tuesday March 13, 2012 - 04:33:38
Waxaaa Magaalada Stockholm ee wadanka sweden lagu qabtay Ziyaaradii Mashaa.iqdii Ajilada ahaa ee Sh,Uweys Alqaadiri,Sh.Suufi iyo Sh.Cabdiraxman Zeylici.Ziyaarada oo ay soo qaban qaabiyeen culimaa,udiinka ahlusunna Waljamaaca ee magaalada Stockholm ayaaa waxaa ka soo qayb galay mashaa,id iyo dadweyne…

Read More »

Xuska Nabiga"csw"Bermingham

0 Visits: 2234 | Monday February 13, 2012 - 11:03:14
Magaalada Birmingham ee wadanka ingiriiska ayaa waxaa ka dhacay habaynkii Axada ahayd ixtifaalka Nabi Muxamed CSW taasoo ahayd mid si heer sarre ah loo soo agaasimay mudana la sugayay waxayna ka dhacday hoolka weyn ee Regents Park kuna yaala Xaafada Small Heath oo ah xaafada ay soomaalidu ugu badantahay.

Read More »

Xuska Nabiga"csw"Stockholm

0 Visits: 3026 | Monday February 13, 2012 - 11:00:29
Waxaa Magaalada Stockholm ee wadanka Sweden lagu qabtay xaflad si weyn loo soo agaasimay laguna maamuusaayey ixtifaalka dhalashada Nabiga NNK ayaa waxaa lagu qabtay xaafada Tensta gaar ahaan hoolka shirarka ee TENSTA TRÄFF. Xafladda oo ahayd tii ugu weynayd ee ka dhacda qaaradda yurub ayaa waxaa…

Read More »

Xuska Nabiga"csw"Nairobi

0 Visits: 1964 | Tuesday February 07, 2012 - 13:53:00
12-Bisha Mowliid, (12 Rabiicul Awal), waa maalin kuweyn dhamaan quluubta umadaha muslimiinta, waa maalin mudan farxad iyo qadarin, waa maalin mudan weyneen qadarin iyo waliba tixgalin gaar ah waa maalinti uu dhashay Suubanaheeni Muxamad (CSW), maalintaas oo kadhigan maalin ay muslimiinta caalamka oo…

Read More »

Siyaradi Sh:Suufi "Nairobi"

0 Visits: 2765 | Wednesday January 25, 2012 - 13:57:08
Xuska Shiikha caanka ah ee Sh Suufi oo aalaaba xilligaan oo kale lagu qabto daafaha Caalamka ayaa waxaa xuska Shiikha sanadaan lagu qabtay magaaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaana sida caadada u aheyd Culamaa'udiinka Ahlusunna Waljameeca lagu Bilaabay xuska Qadmooyin Qur'aan aqris ah kuwaas…

Read More »

Siyaro Sh:Suufi "Muqdisho

0 Visits: 4444 | Monday January 23, 2012 - 19:51:46
Siyaarada caalimki weynaa Islaamka ee Soomaaliya Sheekh C/raxman Suufi (Al Maqdishi Qudbu Banaadir) oo sanadiba Mar lagu qabto daafaha caalamka ayaa waxa ixtifaal aad uweyn maalinimadi shalay loogu sameeyay halka uu sheekha kaga aasan yahay magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Xamarweyne

Read More »

Siyaro Sh:Jilani"Nairobi"

0 Visits: 3457 | Friday December 30, 2011 - 13:30:56
Xuska Shiikha weyna ee ku Caanbaxay fidinta diinta Islaamka ee Shiikh C/qaadir jiilaani ayaa waxaa lagu qabtay magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi.

Read More »

Siyaro Sh: Xusen Cade"CapeTown"

0 Visits: 4604 | Thursday December 22, 2011 - 13:40:23
Munaasabad balaaran oo si heer sare loo soo agaasimay ayna lagu maamusayay siyaaradii caalimkii weynaa allaha u naxariistee Sheekh xuseen Maxamed Maxamud (Sheekh Xuseen Cadde) ayaa lagu dhigay degaanka ay Soomaalida u badan tahay Bellville ee magaalada Cape town ee cariga South Africa.

Read More »

(London) Qatinka Siyarada Sh: C/raxman Sh: Cumar ee London (Sawiro)

0 Visits: 1843 | Wednesday December 21, 2011 - 22:06:56
Magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska ayaa waxa lagu soo gaba gabeeyay Xuska Siyaaraadka Caalimka weynaa ee Soomaaliyeed kutubada badana Alifay ee Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Sheekha Curudkiisa ee kadhaxlay Cilmiga, Sheekh Muxumed Sheekh Cumar.

Read More »

Xuska Masha'iqda Sh Cabdiraxmaan Sh Cumar (Sh Cabdi Celi) iyo Sh Muxumud Sh Cabdiraxmaan oo lagu qabtay Swedan

1 Visits: 3522 | Tuesday December 20, 2011 - 11:59:53
Siyaarada Mashaa'ikhda oo lagu qabtay Wadanka Sweden Gaar ahaan Magaalada Gothenburg 16/12/2011 ayaa waxaa kasoo qeybgalay Mashaa'ikh badan Dhalinyarada Ahlusunna Waljamaaca ee kunool Gothenburg iyo Nawaaxigeeda iyo Haweenka Magaalada.

Read More »

Nairobi:Maalintii 3-aad Qur'aan aqriska Siyaaraadka Mashaa'ikhda

0 Visits: 1626 | Monday December 19, 2011 - 12:58:23
Qur'aan aqriska Siyaarada Sh Cabdiraxmaan Sh Cumar (Sh Cabdi Celi) iyo Sh Muxamed Sh C/raxmaan oo maanta galay maalintii sadaxaad iyadoo maanta au aheyd maalintii u dambeysay qadmooyinkii Qur'aan aqriska ahaa waxaana birri ay tahay maalintii u dambeysay oo la bannaanbaxyey.

Read More »

(London) Bilowga Qur’aan Aqriska Siyaarada Sh:C/raxman Ow Cumar iyo Sh: Mux’ed oo Bilowday.

0 Visits: 2460 | Friday December 16, 2011 - 20:40:08
Waxa maalinimadi Arbacada si rasmi ah magaalada London ee Cariga Ingiriiska looga bilaabay qur'aan aqriska siyaaraadka Masha'iqda Soomaaliyeed ee Sheekh C/raxman Bin Sheekh Cumar iyo Sheekh Muxumed Sheekh C/raxman, oo sanad waliba xiligaan oo kale lagu qabto halkaasi.

Read More »

Xuska Sh C/raxmaan Celi iyo Sh Muxamed Sh C/raxmaan oo Addis-abab lagu soo gunaanaday (Sawiro)

0 Visits: 2337 | Wednesday December 14, 2011 - 10:29:22
Magaalo madaxda dalka Itoobiya ee Addis-ababa ayaa waxaa lagu qabtay Xuska Caarifiinta ku caanbaxday fidinta Diinta Islaamka ee Sh C/raxmaan Sh Cumar (Sh Cabdi Celi) iyo Sh Muxamed Sh C/raxmaan oo aalaaba xilligaan oo kale lagu qabto dunida dacaladeeda kala gedisan.

Read More »

(Muqdisho) Siyaaro Sh:C/raxman Sh:Cumar & Sh: Mux'ed Sh:Cabdi (Sawiro Muqdisho)

0 Visits: 2914 | Sunday December 11, 2011 - 21:55:49
Waxa magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya lagu soo gunaanaday Siyaaraadki Masha'iqda Soomaaliyeed Sheekh C/raxman Sheekh Cumar (Sh: Cabdi Celi), & Sheekh Muxumed Sheekh C/raxman.

Read More »

Qatinka Siyaaraadki Sh: C/raxman Sh: Cumar iyo Sh: Mux’ed Sh: C/raxman ee Nairobi (Sawiro)

0 Visits: 4223 | Saturday December 10, 2011 - 19:23:20
Allaah Unaxariistee waxa markale xuskoodi lagu soo gaba gabeeyay magaalada Nairobi caalimiinta islaamka gaar ahaan Soomaaliya Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Sheekh Muxumed Sheekh C/raxman ee kamidka ahaa Owliyada ilaahey ee kusharfoobay fidinta diinta Islaamka.

Read More »

Qadmooyinka, Subacyadi iyo Tawasulaadki Siyaarada Sh Cabdi Celi iyo Sh Muxamed Sh Cabdi oo maanta laga bilaabay magaalada Nairobi.

0 Visits: 3390 | Monday December 05, 2011 - 15:02:22
Maanta oo ah taariikhda Hijriyada 9-ka bisha Muxaram 1433 dhinaca milaadigane ay ku beegantahay 05/12/2011 ayaa waxaa magaalada madaxda dalka Kenya gaar ahaan Caasimada dalkaasi ee Nairobi ka bilaawday Qur'aan aqriska siyaarada Caalimiitii weynaa ee si weyn looga yaqaano dalkeena hooyo iyo Caalamul…

Read More »

ZIYAARADII SH.SHANYAALOW OO LAGU QABTAY AW-FAQAY ABOOR (SAWIRO)

1 Visits: 2357 | Sunday November 27, 2011 - 17:35:23
Ziyaaradii Sheekh Shaanyaalow almucaddam ayaa maalinimadii jimacada ee carafo ugu dambeysa ayaa waxaa lagu qabtay xarunta Aw-faqay aboor oo kuyaalla Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir.

Read More »