Tacsi

Tacsi ku socota eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuum Heybe Cusmaan Caateeye

0 Visits: 1020 | Saturday February 21, 2009 - 20:42:23
Tacsi tiraaya leh oo ku socota eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuum heybe cusmaan caateeye oo ku geeriyooday magaalada hargaysa 2122009

Read More »

Tacsi Tiraanyo oo ay Dirayan Ehalada & Asxaabta marxuum Cumar halaf ee ku dhaqan Ethiopia

0 Visits: 1230 | Wednesday February 18, 2009 - 12:04:16
waxaa halkaan Tacsi tiiraanyo leh uga direynaa Allaah u naxariistee Marxuum Cumar Xuseen Maxamed (Cumar halaf) oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho taariikhdu marki ay aheyd 11/02/09 waxaana marxuumka Eebe uga baryeynaa in uu Janadii fardowso ka waraabiyo Eheladii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir…

Read More »

Tacsi tiiraanyale leh oo ku socota Eheladii, Qaraabadii uu ka geeriyooday Sheekh Xuseen Khaliif

0 Visits: 1161 | Monday February 16, 2009 - 13:09:40
(INAA LILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN)

Read More »

Tacsi loo dirayo Dhamaan Eheladi,Qarabadi uu ka geeriyoday Sh: Xuseen Khaliif oo shalay...

0 Visits: 860 | Saturday February 07, 2009 - 13:29:53
Waxan tacsi u diraynaa dhammaan ehelada, qaraabada, iyo axbaabta Ahlu Sunnah Wal Jamaaca; ee ay ku timid geerida naxdinta leh ee Sh. Xuseen Khaliif. Waxan Ilaahay uga baryaynaa inuu naxariistiisa saami wayn ka siiyo, intaan u tacsiyaynayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Read More »

Kooxo hubaysan oo maanta gudaha suuqa Bakaaraha ku toogtay Agaasimihii idaacada Horn Afrik

0 Visits: 1057 | Wednesday February 04, 2009 - 19:17:06
Alla ha u naxariistee Saciid Tahliil Axmed oo ahaa Agaasimihii idaacada Horn Afrik oo ka mid ah idaacadaha Madaxa banaan ee ka howlgala gudaha Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxa ay kooxo hubaysan ku toogteen gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

Read More »

INAA LILAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN MARXUUM ( SH. ABUUKER HUWA...

0 Visits: 965 | Monday January 26, 2009 - 10:40:44
Waxgarad-kaan Soomaaliyeed ee isugu jira aqoonyahano dalka aad caan uga ah, siyaasiin, culumaa'udiin, nabbaddoonyo, suxufiyin iyo qeybo fara badan oo ka kooban bulshada Soomaliyeed qeyba-heeda kala duwan, waxaay aad & aad uga naxeen geeridii ku timid Allaha unaxariistee marxuum Sheekh Abuuker Sheekh…

Read More »

Tacsi:Allaah Unaxariistee Waxa Muqdisho ku Geeriyooday Xaaji Maxamed Xasan (Maxamed Dheere)

0 Visits: 1027 | Tuesday January 13, 2009 - 11:53:08
Allaah Unaxariistee Waxa Maalinimadi Shalay Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xaaji Maxamed Xasan oo Bulshada Soomaaliyeed utaqiinay (Maxamed Luunge).

Read More »

Jaaliyada Soomaalida Switzerland oo Tacdi udirtay Dr Bood

0 Visits: 1164 | Saturday December 27, 2008 - 15:36:14
dhamaan jaaliyada soomaliyed ee ku nool wadanka iswitzarland waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan dhamaan qoyskii & qarabadi uu ka geriyooday marxuum dr:xusen xaaji maxamed (bood) oo ku geeriyoday caasimada wadanka (kenya) 21/12/08

Read More »

MA DHIMAN EE WAA DHUUNTAY DR. XUSSEIN XAAJI MAXAMED BOOD ALLAHA U NAXARIISTO

0 Visits: 1135 | Tuesday December 23, 2008 - 19:46:53
MA DHIMAN EE WAA DHUUNTAY DR. XUSSEIN XAAJI MAXAMED BOOD ALLAHA U NAXARIISTO

Read More »

Jaaliyada Mudulood ee ku dhaqan waqooyiga Ameerika oo tacsi u diraya marxuum Dr.Bood

0 Visits: 1638 | Tuesday December 23, 2008 - 10:45:45
Dhammaan jaaliyadaha Somaliyeed ee ku dhaqan waqooyiga Ameerika ( North America), gaar ahaan Jaaliyada Mudulood iyo tan afar (4) samatalis iyo adeerkood, waxay Tacsi tiiraanyo leh u diraayaan eheladdii, qaraabaddii, asxaabtii iyo bulshada Soomaliyeed qeybaheeda kala duwan, iyagoo uga tacsi yadaynaaya…

Read More »

AABIHII KACDOONKA XAMAR DR.XUSEEN XAAJI BOOD OO GEERIYOODEY

0 Visits: 1384 | Sunday December 21, 2008 - 22:37:37
WAXAATACSI TIIRAANYO LEH GAARSIINAYAAN DHAMAAN EHELADII IYO QARAABADII UU KA BAXAY ALLAHA U NAXARIISTO AABIHII KACDOONKA XAMAR DR.XUSEEN XAAJI BOOD OO SAAKEY KU GEERIYOODEY MAGAALADA NAIROBI EE WADANKA KENYA OO MUDO KU XANUUNSANAYE

Read More »

DHAMAAN JAALIYADA MUDULOOD GOTHENBERG SWEDEN OO TACSI UDIRAY MR BOOD.

0 Visits: 1216 | Sunday December 21, 2008 - 22:36:58
Waxey Tacsi tiraanyo leh u dirayaan Allaha u naxariistee Dr Xuseen Xaaji Bood oo geriyooday Jaaliyada Mudulood waxey dhamaan umadda Somaliyeed iyo eheladii uu ka geriyoday Marxuum Dr Xuseen Xaaji Bood leyihiin Allaha inaga samri siiyo MARXUUMKANA waxaan Ilaah ugu baryaynaa Janadii fardowso ka waraabiyo…

Read More »

Allaha u Naxariistee marxuum EX Dr Xuseen Xaaji Maxamed Bood oo maanta ku geriyooday magaalada Nairobi

0 Visits: 807 | Sunday December 21, 2008 - 11:11:31
Allaha u Naxariistee waa saaka Waaberigii ku geeriyooday Magaalada Nairobi Siyaasiga Soomaaliyed Dr Xuseen Xaaji Maxamed Bood oo ka mid ahaa Siyaasiyii ku caan baxay dhinaca Nabadda Soomaaliya

Read More »

Tacsi diraanyo leh waxaa diraya qaraabada kala ah

0 Visits: 1064 | Saturday December 20, 2008 - 12:14:55
waxaa halkaan tacsi ugu direynaa dhamaan eheledii uu ka geeriyooday marxuum x.Maxamuud Cali Jimcaale(koogar) oo u geeriyooday dalka Mareykanka caruurtiisa iyo eheladiisa meel kasto ay joogaan.hooyo faadumo Nuur Adaawe usa

Read More »

TACSI TIIRANYO LEH ا نا لله وانا اليه راجعون WAXAA TACSIDA DIRAAYO QARAABADA KALA AH

0 Visits: 1060 | Saturday December 13, 2008 - 18:55:21
WAXAAN HALKAN TACSI TIIRAANYO LEH LOO DIRAYAA DHAMAAN QOYSKII EHELADII IYO QARAABADII UU KA GEERI YOODAY ADEER CAAQIL MAXAMUUD CALI JIMCAALE (KOOGAAR)" Halyeey KOOGAAR JANADII ALAHA KA WAARAABIYO . WAXAA HALKAAN TACSI TIIRAANYO LEH KA DIRAAYO.

Read More »

Dhambaaladi Ugu Dambeeyay ee Tacsida Xaaji Koogaar

0 Visits: 2317 | Saturday December 13, 2008 - 12:34:28
waxaan halkaan tacsi direynaa dhamaan eheladii uu ka geeriyooday marxuum xaagi maxamuud cali jimcaale(koogaar)

Read More »

Tacsi Qaran oo loo dirayo Ehelki & Qaraabadii oo ka geriyoday Aabihii Nabad Somaliya Koogaar

0 Visits: 2121 | Wednesday December 10, 2008 - 09:33:53
Dhamaaan Dadka ku Dhaqan Tuulada Burdheere & Nawaaxigeeda waxay mar labaad Tacsi Qaran Udirayan dhamaan umadda soomaaliyeed meel walbey joogaan iyo Qoyskii iyo eheladii uuka tagay Allaha U naxariistee Caaqil Marxuum Haji Mohamoud Ali Jimale (Koogaar) oo ku geeriyooday Magaalada phoenix Gobalka Arizona…

Read More »

Jaaliyada Soomaalida ee Qaarada Yurub oo Tacsi udirtay Xaaji Koogaar

0 Visits: 1387 | Tuesday December 09, 2008 - 19:49:14
Annagoo ku hadleyno magaca jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan daafaha Yurub waxaa anngoo ka xun Geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Marxuum Haji Maxamuud Cali Jimcaale "Haji Koogaar"Waxaan tacsi tiiraanyo iyo xanuun badan aan udireynaa qoyskii iyo qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed…

Read More »

Jaaliyada Somaliyed ee Dalka Denmark oo Tacsi u diraya Ehelki & Qarabadii Caaqil Koogaar...

0 Visits: 1434 | Tuesday December 09, 2008 - 16:58:09
Jaalliyada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Aarhus ee dalka Denmark waxay iyaga oo aad ugu tiiraanyeesan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid marxuum Halgame Maxmuud Cali Jimacaale "Koogaar" si wadajir ah tacsi u diraayaan guud ahaan shacabka Soomaaliyeed oo Halgamuhu ku dhex lahaa sharaf iyo…

Read More »

Tacsi loo dirayo Ehelkii & Qarabadii uu ka geriyoday Aabhii Nabada Somaliya ee Caaqil koogaar

0 Visits: 1066 | Tuesday December 09, 2008 - 16:20:09
Geeridu waa xaq,naf kastana waxay sugtaa waa geeri,Kullunafsu daa'iqatul mawt,Inagoo aad uga tiiraanyeeysan geeridii ku timid Caaqilkii Nabadda Soomaaliyeed Caaqil Xaaji Maxamuud Cali Jimcaale "Koogaar" Waxaan Rabbiga awoodda leh uga rajeeyheeynaa inuu ka waraabiyo Najadii fardawsa inta…

Read More »

Jaaliyada London oo tacsi u diraya Qoyskii iyo Eheladii uu ka geeriyooday Caaqil Xaaji Koogaar

0 Visits: 1213 | Monday December 08, 2008 - 21:54:38
Jaaliyada London oo tacsi tiiranyo leh u diraya Qoyskii iyo Eheladii uu ka geeriyooday Nabadoon Caaqi Xaaji Maxamuud Cali Jimcaale (Koogaar)

Read More »

Jaaliyada Mudulood ee Kowfur Afrika oo Tacsi Uduray Caaqil Xaaji Maxamud Ali Jimcaale

0 Visits: 1441 | Monday December 08, 2008 - 17:50:25
Jaaliyada Mudulood ee Wadanka Kowfur afrika ayaa Dhambaal Tacsi ah waxa ay udireen Dhamaan Umada soomaaliyeed Gaar ahaan ehelka iyo Qaraabada oo ka geeriyooday Alaah Unaxariistee Halyeey Ahaana aaabaha Nabada Soomaaliya Caaqil Maxamud Ali Jimcaale (Koogaar)

Read More »