Maqaallo

Bannaanbaxyadii 2007-dii iyo ka 2014-ku kala mudan

0 Visits: 1262 | Tuesday August 12, 2014 - 00:00:04
Nin muddo badan ka soo muuqanayay sawirrada laga soo qaado bannaan baxyada beeleysan, ee caadada u noqday dadka soomaaliyeed, ayaa la weydiiyay; "Ninyahow, ilaa intaan ku arkeynnay bannaan bax aan waxba soo kordhinayn uun baad ku jirtaaye, maxaa kuugu wacan? Miyaadanse ka daalin waxaan ujeeddo suubban…

Read More »

Haddaan naloo sedburin Soomaali ma nihin!

0 Visits: 1873 | Tuesday August 05, 2014 - 23:26:35
Hadda ka hor nin baa dukaan lahaa, oo wuxuu ku gadijiray badeecada jaadadkeeda kala duwan. Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxaa dukaankii u soo gashay naag uur leh oo ilma yarna xambaarsan. Islaantii markay gudaha u soo gashay dukaankii ayey inta sinaha qabsatay, dukaanlihii ka dalbatay inuu u soo dejiyo…

Read More »

Waxqabadka Dowladda - Warsaxaafadeed‏

0 Visits: 1177 | Saturday August 02, 2014 - 18:43:22
Mogadishu, 03 August 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin, Munaasabadda Ciidul Fitriga, Guddiga Sare ee Jaamicadda…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Cabdiweli oo Shacabka iyo Xukuumadda Puntland ugu hanbalyeyeey Sannadguurada 16-aad‏

0 Visits: 1151 | Saturday August 02, 2014 - 18:43:21
Muqdisho, August, 02, 2014.... Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheikh Axmed Maxamed ayaa hanbalyo ku aaddan sannadguuradii 16aad ee ka soo wareegtay asaaskii Puntland u diray shacabka iyo xukuumadda Puntland. Mudane Cabdiweli ayaa shacabka Soomaaliyeed ee reer…

Read More »

Xertii Federaalka oo Xanaftiisu gaadhay!

0 Visits: 1049 | Saturday August 02, 2014 - 18:33:21
Waxaa la yidhi hadda ka hor, ayaa gobolka Togdheer xilligii uu joogay Gumeysiga waxaa laysku qabsaday Hal lammaan, oo markaas nin ka soo jeeda deegaammada Hawdka ama Doollo uu ku doodayey inuu leeyahay, Arrintii markii cilinkeedii la saari waayey, ayaa loo gudbiyey Saancaddaalihii Ingiriiska Maxkamaddiisii,…

Read More »

The Acting AU Special Representative strongly condemns the assassination of a Somali Member of Parliament‏

0 Visits: 1009 | Saturday August 02, 2014 - 18:23:21
Mogadishu, 02 August 2014- The Ag. Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission for Somalia, Honorable Lydia Wanyoto Mutende, has condemned the killing yesterday of Sheick Aden Madeer, a Member of the Federal Parliament of Somalia.

Read More »

M. GHEDI: "Doonta Dowladnimo dul-duleelo badan ayaa ka muuqda!!"

0 Visits: 1202 | Wednesday July 30, 2014 - 15:39:01
Inta aanan u gudagelin dullucda maqaalkaan, waxaan shacabka Soomaliyeed, gaar ahaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool qurbaha, ee aanan in muddo ah arkin dalkooda hooyo, waxaan ku wargelinayaa in guud ahaan Soomaaliya, qaasatan caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, ay si xowli dheeri ah uga socdaan…

Read More »

Soomaalinimada iyo dhibka kasoo gaaray Beesha hawiye?Q: 1aad

0 Visits: 1829 | Wednesday July 30, 2014 - 12:07:25
Hubaashii cidina cid waxba uma reeban, ninba ninkoow ka xoog badnaa ayuu madaxa lugta ka saaray hadeey noqdaan reer Waqooyi ,reer BarRi iyo reer Koofureedkaba dagaal sokeeye oo guud ayaa harqiyey shacabka Soomaaliyeed, waxaana gaarey dhib badan maatada u badneyd, haweenka iyo carruurta oo aan iyagu…

Read More »

SIYAASADDA MIYAA QIYAANA AH MISE SIYAASIGAA QAA'IN AH?

0 Visits: 1120 | Sunday July 27, 2014 - 02:43:02
Siyaasaddu waa cilmi guda weyn, oo kaligii sanado badan loo xereysto barashadiisa, qoraal iyo qoraallane laguma koobi karo waxa siyaasadi tahay. Siyaasaddu waa hannaan ama hab caddaaladeed bulsho meel wada dagto loogu qeeybiyo awoodaha siyaasadeed iyo midda kheeyraad ee ka dhaxeeyo bulshadaas, isla…

Read More »

Musalsalladda iyo saamaynta ay ku leeyihiin Qoyska Q1AAD

0 Visits: 2110 | Sunday July 27, 2014 - 01:18:58
Warbaahinta Casriga ayaan shaki ku jirrin inay saameyn ku yeelatay nolosha iyo asluubka Aadanaha hab wanaag iyo xumaan intaba.

Read More »

ISKU MILANKA SIYAASADDA, QABYAALADDA, DHAQANKA, IYO DIINTA Q1AAD

0 Visits: 1167 | Sunday July 27, 2014 - 00:43:02
waxaa laga yaabaa in aqristaha qormadaani uu is waydiiyo; "qabyaalad, siyaasad iyo diin gartaye dhaqanku waa midba?". Sidoo kale waxaa dhici karta inay u cuntami waydo qaabka ay 4taasi isugu milmi[qasmi] karaan, haddana, aa dhilee ila dhugo.

Read More »

Gabayga: Codkar tagay

0 Visits: 1074 | Monday July 21, 2014 - 04:05:45
Geeridu waa xaq, naf walbaana maalinteed ayey leedahay, mana dhaafto goorta loogu talagalay, oo waa la wada geeriyoonayaa. Waxaa tacsi u dirayaa hal abuurka iyo bahda qalinleyda Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaan ehellada iyo qaraabada uu ka geeriyooday Alle ha u naxariiste Cabdiqaadir Cusmaan Maxamuud…

Read More »

Farxadda Carruurtaada ha u bedelin Murugo!

0 Visits: 1232 | Sunday July 20, 2014 - 00:18:07
Axmed iyo Mustaf waa wiilal yar yar oo 11 jirra ah, sanadkanna u gudbaya Dugsi Dhexe, jecel iney ku dadaalaan waxbarashada.

Read More »

Maansada: Caloolyoow

0 Visits: 1096 | Sunday July 20, 2014 - 00:00:36
Nafwalbamaalinteedayeygo'aysaa, goorteedagallinkamadamamarto, oowaa la wadageeriyoonayaa, haddana, la ye; "Geeriye, Geeljireiyowaxaykuroontahayqofaadanaqoon".

Read More »

MAAMUL-BEELEEDYADU WAA SIRIQDA SOOMAALI LOOSII MILQAY!

0 Visits: 1643 | Saturday July 19, 2014 - 23:50:22
GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariiisina Nabigeenna Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.

Read More »

Gabayga:13AAD "TABANTAABO ee Silsiladda Dabargooynta Qabyaaladda

0 Visits: 1262 | Saturday July 19, 2014 - 23:50:21
Gabaygani waa gabay ka mid silsilad suugaaneedka "Dabargoynta Qabyaaladda"Silsiladdan dabargooynta qabyaaladda ayaa ah Silsilad suugaaneed ay isu xilqaameen, Dhallinyaro Soomaaliyeed oo aqoonyahano,Ardey iyo waxgaradba isugujira oo kala jooga adduunyada daafaheeda.

Read More »

Wariye iyo War gure Maxaa kala haysta?Q:2AAD.

0 Visits: 984 | Saturday July 19, 2014 - 00:15:40
Markii ay ballameen Xildhibaan Raamsade iyo War Gure Xurguf ayaa waxaa hawsha dhammeystirkeeda u dhaqaaqay, Xildhibaan Raamsade oo il cusubi u furantay, Warbaahintii Beeshuna gacantiisa soo gashay maadaama lagala tashanayo shaqaalaheeda iyo arrimaheeda xasaasiga ah.

Read More »

C/qaadir Oromo oo xalay ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalada London

0 Visits: 955 | Wednesday July 16, 2014 - 07:56:03
Waxaa xalay isbitaal ku yaal magaalada London ee dalka Britain ku geeriyooday Allaha u raxmadeen C/qaadir Cismaan oo loo yiqiinnay Oromo oo ka mid ahaa qorayaasha Soomaliyeed ee qoraallada badan ka sameeyay colaadaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed.

Read More »

Qormo xiise leh: Wariye iyo War gure maxaa kala haysta?‏

0 Visits: 1198 | Tuesday July 15, 2014 - 21:34:10
Waa goor subaxnimo ah, goor sheegtaduna ay abbaareyso 9:30kii subaxnimo. Waxaa la soo wacay, Warriye Gallad, oo sidii lagu yaqaannay, shalay galab iyo habeennimadii ilaa subaxnimadii goobaha dowladda iyo ganacsiga lugta soo mariyey, sii fiican u soo xuuraamey wixii magaalada ka jiray, waxaa isaga iyo…

Read More »

M. GHEDI: "Dowladda dhexe ee FS maxay u hanan la'dahay dalka oo dhan iyo kalsoonida shacabka?!!"

0 Visits: 997 | Tuesday July 15, 2014 - 21:20:05
Akhristow haddii aad doonayso inaad ka jawaabto, su'aasha ciwaanka maqaalkaan oo ah: "Dowlada dhexe maxay u hanan la'dahay dalka oo dhan iyo kalsoonida shacabka?" Waxaa laguugu wargelinayaa in ay jiraan khubaro aad ula socotay arrimaha Soomaaliya, siyaasiyiin Soomaaliyeed,

Read More »

Dhambaalki Abuukar Cawaale (Qaad Diid) oo Gaaray meel culus

0 Visits: 1523 | Tuesday July 15, 2014 - 12:34:10
Gudoomiyaha la-dagalanka qaadka Abuukar Cawaale Qaaddiid oo hadda usoo qalab qaatay dhanka Puntland ayaa maalinkii shalay warbaahinta qaroolka waxa uu ku baahiyay warqad furan oo si toos ah uga socoto wasiirka waxbarashadda Puntland Mudane Cali Xaaji Warsame oo hadda ku sugan magalada Garowe.

Read More »

Kud Ka guur oo Qandho U Guur,

0 Visits: 991 | Saturday July 12, 2014 - 20:35:34
Waxaa lagu jiraa bil barakaysan oo umadda Muslinka ahe, Alla bari iyo eebe tuug ku jiraan, haddana waxaa hareeraheena ka socdaa waxyaabo ka gedisan, Arrinta laynagu waajibiyey ee ah inaan bilahan xurmayno, Af iyo addina dhawrno.

Read More »