Wararka

Laba Mas'uul oo ka kala tirsan dowlada iyo Maxkamadaha Islaamiga oo si kala duwan uga hadlay dagaalkii saakay

0 Visits: 2657 | Thursday July 17, 2008 - 14:38:55
Maxkamadaha Islaamiga Soomaaliya iyo Dowladda Federaalka ayaa si kala duwan oo uga hadlay dagaalo xoogan oo waabarigii saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, socdayna muddo dhowr saacadood.

Read More »

Kooxo hubeysan ayaa saakay ku dilay deg Wadajir mid ka mid ah mas'uuliyiinta degmadaasi

0 Visits: 1811 | Thursday July 17, 2008 - 14:17:46
Kooxo hubaysan ayaa lagu soo waramayaa inay saakay ku dileen mid ka mid ah Gudoomiyaasha Waaxyada ay ka kooban tahay Degmada Wadajir kaas oo lagu magacaabi jiray Nuur Jiis.

Read More »

Sheekh Aadan Madoobe oo sheegay in aan la dayacin Ciidamada lagu soo tababaray Ethiopia

0 Visits: 3496 | Thursday July 17, 2008 - 11:20:15
Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya waxa uu sheegay in dowlada KMG ay horay u layacday ciidamo iyadu ay leedahay sida uu yiri sidaa awgeedna ay tahay in aan loo baahnayn in dowlada KMG Soomaaliya ay haatan layacin ciidamada haatan ku soo tababartay wadanka Ethiopia…

Read More »

Magalada Baydhabo ee Gobolka Bay oo saaka degan kadib Dagaal ka dhacay habenkii xalay...

0 Visits: 2304 | Thursday July 17, 2008 - 11:07:08
Xalay saqdii dhaxe ayaa xoogaga Al shabaab waxa ay Weerar ku qaadeen fariisin ciidamada booliska KMG ay ku lahaayeen xaafad lagu magacaabo Mursal oo kutaala Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka bay.

Read More »

Axmadu Walad Cabdalla oo walaac ka muujiyay Dilalka macnadarada ee loo geesta Shaqalaha

0 Visits: 1240 | Thursday July 17, 2008 - 11:01:15
Axmadu Walad Cabdalla, ergayga gaarka ee Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda ka sii daraysa ee dalka Somalia ka dib markii la dilay seddex ka mid ah shaqaalaha gargaarka.

Read More »

Ciidamada Ethiopia oo baaritaano ka wada wadoyinka soo gala Magaalada Beledwene..

0 Visits: 2289 | Thursday July 17, 2008 - 10:54:00
Cutubyo ka tirsan ciidamada Ethiopia ee jooga gobolka Hiiraan ayaa saaka baaritaano ka bilaabay qebo ka mid ah wadooyinka gala gobolkaasi, iyagoo baaraha gawaarida safarka ah.

Read More »

Dagaal Xoogan oo saaka ka qarxay Wadada Warshadaha Degmada Yaaqshiid ee Muqdisho..

0 Visits: 2909 | Thursday July 17, 2008 - 10:32:53
Dagaal kulul oo saaka ka qarxay qeybo ka mid ah degmooyinka Hiliwaa iyo Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ayaa u dhex maray Xoogaga Maxaakiimta Islaamka iyo ciidamada Ethiopia iyo waliba kuwa dowladda KMG ah oo isku dhinac ah. Dagaalkan ayaa la'isku adeeg saday noocyada kala duwan ee hubka ah.

Read More »

Laba Ruux ayaa ku dhaawacantay rasaas ay fureen Maxkamaha kuwaa oo ku sugan M/Jowhar

0 Visits: 1866 | Wednesday July 16, 2008 - 21:05:04
Ilaa labo ruux ayaa sida la sheegay ku dhaawacantay rasaas Ciidamada Midowga Maxkamadaha fureen, kadib markii buuq iyo is buurasho uu ka dhashay howlo Raashin lagu qeybinayay Bartamaha Magaalada Jowhar, kaasoo ay Hey'adda WFP soo gaarsiisay dadka ku dhaqan Magaalada Jowhar iyo Deegaanada ku xeeran.

Read More »

Faah Faahin dheeri ah oo ka soo baxeyso Dagaal Shalay ka dhacey Deegaanka Bardaale....

0 Visits: 1913 | Wednesday July 16, 2008 - 20:55:55
Dagaalkaan oo dhacay laba waqti oo kala duwan ayaa bilaawday kadib markii ciidamo ka tirsan kuwa dowlada KMG ee lagu soo tababaray dalka Ethiopia iyo ciidamo Ethiopian ah oo u soo galbinayay dhinaca iyo magaalada baydhabo ay wadada u galeen ciidamo iskaa shanaya oo isgu jira Al shabaab iyo maxkamadaha…

Read More »

Ciidamada Dowlada Ethiopia oo baaritaana ka wada Gobolada Dhexe ee Soomaaliya........

0 Visits: 2768 | Wednesday July 16, 2008 - 20:46:18
Ciidamo fara badan oo ka socda dawladda Itoobiya ayaa la dhigey Wadada dheer ee isku xirta gobalada dhexe ee dalka Soomaaliya ,sida ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baladweyn ee xarunta gobalka Hiiraan.

Read More »

In ka badan 1500 oo ciidamo dowladda KMG ah oo Baydhabo maaanta soo gaaray.

0 Visits: 2293 | Wednesday July 16, 2008 - 20:26:20
Tiro gaaraysa ilaa iyo 1500 oo ciidamada dowladda KMG soomaaliya lagu soo tababaray dalka Itoobiya ayaa maantay waxay soo gaareen iyagoo raxan raxan u socda xarunta baarlamaanka ee magaalada Baydhabo ee gobolka Bay.

Read More »

Guddoomiyaha golaha dhaqan beelaha DigilMirifle oo maanta magaalada Baydhabo lagu caleema saaray

0 Visits: 3282 | Wednesday July 16, 2008 - 20:25:10
Munaasabadani maanta lagu caleema saaray guddoomiyaha golaha odayaasha dhaqanka DigilMirfle waxaa ka soo qeyb galay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka soomaaliya, maamulka gobolka,degmada, waxgaradka, siyaasiyiin iyo ururada bulshada rayidka ee magaalada Baydhabo ku dhaqan.

Read More »

Baarlamaanka Soomaaliya oo Sacab ku Ayiday Qodobadii Heshiiiska Jabuuti

0 Visits: 2043 | Wednesday July 16, 2008 - 20:23:49
Ra`iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda soomaaliya oo maanta xildhibaanada ugu warbixyay shirkii dib u heshiisiinta ee ka dhacay dalka Djbouti.

Read More »

Ma Runbaa In Isra’iil oo meydad ku Badalatay sii Deynta Dagaalyahano Xisbulah Ah

0 Visits: 1683 | Wednesday July 16, 2008 - 14:34:32
Qiso Yaab leh oo ka dhacday Bariga dhexe gaar ahaan Xuduudaha ay wadaagaan Isra'iil iyo Lubnaan kadib Markii Dowlada Isra'iil ay ogolaatay in loo gacan geliyo qaar ka mid ah meydadki askarti uga dhimatay dagaaladi lubnaan badalkeedna soo wareejiso Dagaalyahano Caan ah oo ka tirsan Ururka Xisbulaah.

Read More »

ISgoyska Wardhiiigley oo noqday HOryaalka Qaraxyada Isgoysyada Muqdisho Kadib

0 Visits: 2746 | Wednesday July 16, 2008 - 13:22:32
Qarax Xoogan ayaa waabarigii saaka waxaa uu ka dhacay Isgoyska Florence ee Degmada Wardhiigley, halkaasoo fariisin u ah Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Read More »

Ururka Alshabaab oo qirtay in Rag Ajaanib ah looga dilay Dagaalki Faraha looga gubtay ee Bardale

0 Visits: 2641 | Wednesday July 16, 2008 - 13:16:52
Dhaq dhaqaaqa islaamiga ee Alshabaab ayaa faah faahin ka bixiyay Dagaal faraha looga gubtay oo shalay ka dhacay agagaarka Degmada Bardaale, kaas oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda ee tababarka ku soo qaatay Ethiopia iyo Ciidamo Ethiopia iyo Xoogaga Maxkamadaha iyo Alshabaab oo iyana is garabsanayay.

Read More »

hay'adda socdaalka Dalka k/afrika Gobolka East.cape (home affairs) & jaliyada Somaliyed (SASA)

0 Visits: 2245 | Wednesday July 16, 2008 - 12:52:15
port elizabeth:shir eey maanta iskugu yimaadeen hay'adda socdaalka dalka k/afrika qeybteeda Gobolka Eastern cape(home affairs) & jaaliyadda soomaaliyeed ee dalka k/afrika (SASA) qeybteeda gobolka Eastern cape ayeey maanta ku saxiixeen heshiis dhigaya in jaaliyadda lagu soo wareejiyo dadka cusub…

Read More »

Dagaal udhaxeeya kooxaha Mucaaraka & DFKMGS oo ka socanya Deg Bardaale

0 Visits: 1747 | Tuesday July 15, 2008 - 20:51:47
Ciidamadii dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ee dhawaan tababarada ku sooqaatey dalka Itoobiya ayaa lugu qaaday weerar xoog leh ,weerarkaasi oo loogu geystay duleedka Degmada Bardaale ee gobalka Baay.

Read More »

Kooxaha Mucaaradka oo isaga baxay magaalada Baladweyne ee G/Hiiraan

0 Visits: 2204 | Tuesday July 15, 2008 - 20:39:42
Odayaasha dhaqanka ee Magaalada Baladweyn ayaa ku guuleystay in ay Magaalada Baladweyn ka saaraan qaar ka mid ah Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

Read More »

Sidee bey Udhacday Kulankii Jaaliyada Somaliyed ee Yurub iyo RW. Nuur Cade (Sawiro)

0 Visits: 3271 | Tuesday July 15, 2008 - 20:05:46
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Nuur Xassan Xuseen (Nuur Cadde) oo Boqosho ku joogay wadanka Netherland ayaa kula kulmay hoteelka Ambassador ee magaalada Denhaag Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadamada yurub .

Read More »

JAWAAB KU SOCOTO QORAALKII AHAA Yaa ka dambeeya mashruucyada lagu indho-tirayo shacabka Soomaaliyeed.???

0 Visits: 3226 | Tuesday July 15, 2008 - 19:20:43
Marka Hore waxaa salaamayaa Bahda Bogga warsheekh iyo dhamaan akhristayaasha

Read More »

Saxafiyinta ka howlgala G/Bay oo manta tababar seminar ah uga furmay gudah Baydhabo....

0 Visits: 1764 | Tuesday July 15, 2008 - 19:06:21
In kabadan 20 suxufiyiin ah oo ka howlgalaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka bay ayaa maanta seminar soconayay muddo saddax maalmood ah waxa uu ugu furmay xarunta daryeelka bulshada ee magaalada Baydhabo.

Read More »