Wararka

Dagaal udhaxeeya kooxaha Mucaaraka & DFKMGS oo ka socanya Deg Bardaale

0 Visits: 1883 | Tuesday July 15, 2008 - 20:51:47
Ciidamadii dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ee dhawaan tababarada ku sooqaatey dalka Itoobiya ayaa lugu qaaday weerar xoog leh ,weerarkaasi oo loogu geystay duleedka Degmada Bardaale ee gobalka Baay.

Read More »

Kooxaha Mucaaradka oo isaga baxay magaalada Baladweyne ee G/Hiiraan

0 Visits: 2331 | Tuesday July 15, 2008 - 20:39:42
Odayaasha dhaqanka ee Magaalada Baladweyn ayaa ku guuleystay in ay Magaalada Baladweyn ka saaraan qaar ka mid ah Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

Read More »

Sidee bey Udhacday Kulankii Jaaliyada Somaliyed ee Yurub iyo RW. Nuur Cade (Sawiro)

0 Visits: 3397 | Tuesday July 15, 2008 - 20:05:46
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Nuur Xassan Xuseen (Nuur Cadde) oo Boqosho ku joogay wadanka Netherland ayaa kula kulmay hoteelka Ambassador ee magaalada Denhaag Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadamada yurub .

Read More »

JAWAAB KU SOCOTO QORAALKII AHAA Yaa ka dambeeya mashruucyada lagu indho-tirayo shacabka Soomaaliyeed.???

0 Visits: 3348 | Tuesday July 15, 2008 - 19:20:43
Marka Hore waxaa salaamayaa Bahda Bogga warsheekh iyo dhamaan akhristayaasha

Read More »

Saxafiyinta ka howlgala G/Bay oo manta tababar seminar ah uga furmay gudah Baydhabo....

0 Visits: 1873 | Tuesday July 15, 2008 - 19:06:21
In kabadan 20 suxufiyiin ah oo ka howlgalaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka bay ayaa maanta seminar soconayay muddo saddax maalmood ah waxa uu ugu furmay xarunta daryeelka bulshada ee magaalada Baydhabo.

Read More »

shir eey soo qaban qaabisay jaaliyadda Somaliyed ee k/afrika (SASA) qeybteeda Gobolka Eastern cape

1 Visits: 2267 | Tuesday July 15, 2008 - 14:49:55
kulankan oo lagu qaban jiray sannadkiiba mar magaaladda uitenhage ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhalinyaro ,odayaal, ganacsato, siyaasiyiin , iyo waxgaradka degmadda uitenhage,

Read More »

Degmada Dharkenley ee Gobolka Banadir oo xasilooni ka jirto kadib Dagaal ka dhacay xalay...

0 Visits: 2739 | Tuesday July 15, 2008 - 13:33:55
Degmada Dharkeenleyee ee Gobolka Banaadir, ayaa saaka laga dareemayaa deganaasho kadib markii habeenimadii xalay uu dagaal xoogan ka dhacay halkaas.

Read More »

Mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya oo wada Olole lagu horkeenayo Ra'iisal Wasaaraha...

0 Visits: 3394 | Tuesday July 15, 2008 - 13:28:33
Qaar ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka ayaa wada qorshe ballaaran oo ay ku doonayaan in Baarlamaanka lagu horkeeno Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde oo xilligan dalka kaga maqan safar dibada ah.

Read More »

Kooxda Banaadir Telkom oo Guul Taariikhi ah ka gaartay Tartanka Bariga & Bart. Afrika....

0 Visits: 2403 | Tuesday July 15, 2008 - 13:14:13
Kooxda Kubada Cagta ee Banadir Telkom oo Mataleesay Wadankeena Soomaaliya ayaa Maalinimadii Shalay Tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika ka gaartay Guul Taariikhi ah.

Read More »

Dadka ku dhaqan Degmada Bardaale oo barakacaya Degmadaas cabsi ay ka qabo dagaalo.....

0 Visits: 2387 | Tuesday July 15, 2008 - 13:09:37
Waxaa sii kordhaya dadka ka barakacaya degmada Bardaale ee gobolka Baay ka dib markii dadkaasi ay la soo daristay cabsi aad u xoogan oo dhinaca nabad galyada ah.

Read More »

Xoogagii Maxkamadaha ee ku sugnaa Magaalada Beledweyne oo isaga guuray halkaas......

0 Visits: 2465 | Tuesday July 15, 2008 - 12:48:43
Xoogaga Maxkamadaha Islaamka ee gobolka Hiiraan ayaa saaka ka guuray xarunta saldhigga booliska ee magaalada Balad weyn, xarunta gobolkaasi, iyadoo dadka ku dhaqan magaaladaasi ay soo dhoweeyeen talaabadani.

Read More »

Dagaalo udhaxeeya Ciidamada DFKMGS & Kooxaha ka soo horjeeda oo saaka ka dhacay.....

0 Visits: 2396 | Tuesday July 15, 2008 - 12:44:49
Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa weeraro xoog leh waxa ay saaka ku qaadeen Fariisimo ay leeyihiin Ciidamada dawladda Faderaalka ee Soomaaliya & Kuwa Itoobiya ,sida ay sheegayaan Warar Madax banaan.

Read More »

Hay`adda Peace of Live oo maanta soo gabagabeysay tobabar lagu baranayay arimaha

0 Visits: 3442 | Monday July 14, 2008 - 17:20:19
Tababarkani oo soconayay muddo saddax maalmood ah ayaa maanta xiritaankiis waxaa ka soo qeyb galay xillibaano ka tirsan baarlamaanka maamulka gobolka, degmada iyo ururada bulshada rayid ee ka howlgala gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

Read More »

Baarlamaanka soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda magaalada Baydhabo

0 Visits: 2814 | Monday July 14, 2008 - 17:16:48
Kulanka mudanayaasha ay yeesheen waxaa shir guddoomiyanayay afhayeenka baarlamaanka soomaaliya sheikh Aadan Maxamed Nuur Sheekh Aadan Madoobe.

Read More »

Baabuur Hey'ad Samafal ee ka howlgasha Mag. Jowhar ayleedahay oo Maxkamadaha la wareegeen

0 Visits: 1901 | Monday July 14, 2008 - 16:58:28
Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Xarunta u ah Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan kuwa Maxkamadaha ee gacanta ku haya Magaalada ay shalay xoog ku qaateen Gaari u kireysnaa mid ka mid ah Hey'adaha ka howl gala Magaalada Jowhar.

Read More »

labada garab ee isbaheysiga dib uxoreynta midkee gumeysi diid ah,midkeese gumeysi doon ah?

0 Visits: 1537 | Monday July 14, 2008 - 16:46:15
Garabka dhowaan wadanka Jabuuti ku saxiixay heshiiskii, ay goob joogga ka ahaayeen wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaliya iyo beesha caalamka waa garab dhex-dhexaad ah ( modern), laakin waxaa ka go'an inay geed dheer iyo geed gaaban u koraan sidii Ciidamada Itoobiye oo aan rabitaanka shacabka…

Read More »

Xoogaga Maxkamadaha oo gacanta ku dhigay Gaari Dagaal uu lahaa Maamulka G/Hiiraan.....

0 Visits: 2539 | Monday July 14, 2008 - 12:13:29
Wararka ka imaanaya Magaalada B/weyn ayaa sheegaya in xalay Howl galo Magaaladaas ka sameeyeen Xoogaga Maxkamadaha ee gacanta ku haya Magaaladaas ku soo heleen qaar ka mid ah Gawaaridii Dagaalka Maamulkii Gobolka Hiiraan.

Read More »

Tahriibayaal Soomaali ah oo laga sii daayay xabisiyada ku yaalaa Wadaanka Suudaan.....

0 Visits: 2755 | Monday July 14, 2008 - 11:32:11
Tahriibayaal somaliyed oo ku xirnaa xabsiyada kuyaala wadanka Sudan ayaa laga siidaayay kadib dadaala kala duwan lo galay sidii looga siideyn lahaa xabsiyadaasi.

Read More »

maraakiib dagaal oo laga leeyahay dalka canada ku soo wajahan xeebaha soomaaliya......

0 Visits: 3050 | Monday July 14, 2008 - 11:03:03
Sadex Markab oo ay leeyihiin Ciidamada Canada ee jooga gacanka Cadmeed ayaa usoo dhaqaaqey dhinaca Biyaha Soomaaliya ,gaar ahaan Xeebaha gobalada Waqooyi Bari ee Soomaaliya.

Read More »

War cad oo ka soo baxay Dowladda Liibiya ayaa lagu sheegay in Dowladda Liibiya ay cadeysay

1 Visits: 4154 | Monday July 14, 2008 - 10:41:43
War cad oo ka soo baxay Dowladda Liibiya ayaa lagu sheegay in Dowladda Liibiya ay cadeysay inay sii daynayso MuwaadiniintaSoomaaliyeed oo ku jira xabsiyadeeda, kuwaas oo la qabtay iyagoo si sharci daro ah ku galaya dalkeeda.

Read More »

Dalxa “Dowlada Tanzania waxey naga ogolatay inay sii dayso Muwadininita ku xir xiran Dalkeda

0 Visits: 1909 | Monday July 14, 2008 - 10:35:44
Prof. Maxamed Cumar Dalxa "Dowladda Tanzania waxey naga ogolaatay inay sii dayso Muwaadiininita ku xir xiran Dalkeeda, waxaana Beesha Caalamka.

Read More »

Dhibka heysta Soomaalida waa ayadoo wali ay Socdaan xabado lagala horjeedo dawladda.....

0 Visits: 1976 | Monday July 14, 2008 - 10:28:57
Wasiirka Dalxiiska ee dawladda Faderaalka ee Itoobiya Maxamuud Dirir ayaa ka hadlay saameynta Itoobiya ee ay ku leedahay heshiiskii dhawaan lugu saxiixey Magaalada Jabuuti & Fulinta Itoobiya ee qodobka kaga aadan.

Read More »