|
|
Ogeysiis: Shaxda Barnaamijyada Cusub ee Ka Bixi Doona Shabakada Warsheekh Isbuuc Walbo
Shabakada Wararka ee Warsheekh waxa ay sii deysaa barnaamijyo kala duwan, waxaana ka mid ah wararka caalamka oo aan maalin walba Nagala socotaan oo ay weheliyaan barnaamijyo isugu jira ammuuraha markaa taagan , Qubanaha Isboortiga, Wareysiyo, Fikradaha Dadweynaha, Dhacdooyinka Dunida, Sheekooyin Jaceyl, Qosol/Murti/Maah-Maahyo iyo Barnaamijyo aqoon kororsi ah.... - 08 Dec 2009
|
|
Dabaal Degga Maalinta Ciida & Magaalada Hargeysa (Sawiro)
Kumanaan Dadweynaha Reer Somaaliland ayaa saakay udareeray dukashada Salaada Ciida iyadoo laga dheehanayay wajiyadooda farxada Ciida Soonfureed kadib marki ay soo dhameesteen Rukni kamid ah 5ta tiir ee Islaamka.... - 20 Sep 2009
|
|
Sidee Looga Xusay Talyaaniga munaasabada 1luulyo,Maalinta Xurnimada Somaliya (sawiro)
Inta badan gobalada ay ubadanyihiin somalidu ee wadankaan talyaaniga ayaa waxaa siweyn looga xusay munaasabada 1luulyo aah maalin kuweyn shacbiga somaliyeed iyadoo ay dhigeen Jaaliyadaha somaliyeed munaasabada kala gaar gaar ah oo lagu xusayo maalintii uu xuroobay wadanka somaliya islamarkaasna ay israaceen gobalada waqooyi &konfureed.... - 05 Jul 2009
|
|
R/w dr. cumar a/rashiid oo booqasho sharaf ugu tegay r/w-hii hore prof. xil ali mohamed ghedi
Wararka laga helaayo magaalada Nairobi ee wadanka Kenya, waxay sheegayeen inuu Ra"iisul Wasaaraha dowlada midnimada qaran Dr. Cumar Cabdirashiid Cali Sharma.arke in uu taariikhdu markey aheyd June 4th, 2009 uu booqasho sharaf ugu tegay Ra'iisul Wasaarihii hore ee dowladdii TFG-da Professor Xildhibaan Ali Mohamed Ghedi oo ku sugnay hoygiisa magaalada Nairobi Kenya. ... - 07 Jun 2009
|
|
Dagaalada Muqdisho iyo Qasaaraha Soo Gaaray Shacabka (Dawo sawiro Naxtin Leh)
Dagaalada iyo duqeymaha joogtada noqday ee u dhaxeeya kooxahan siyaasad ahaan iska soo horjeeda ayaa waxaa ka dhashay dhimasho iyo dhaawac fara badan oo dadka rayidka soo gaaray, haba ugu badnaatee madaafiic ay labada dhinac is weydaarsadeen, kaasoo ay ku dhinteen dad rayid ah oo qaarkood bulshada magac ku lahaa.... - 04 Jun 2009
|
|
Xuska Dhalashada Nabigena Muxamed NNK ha ahaate oo ku lagu qabtay Wadanka Yeman(Sawiro)
Ardaydii ka qalan jabisay Madaarista Ahlusunna waljamaaca ee Waddanka soomaaliya sida Machadka Al_mamuun ee Waxbarashada Jaamacadeed ka helay Waddanka yemen ayaa waxey halkaas ka sameeyeen Ixtifaal si heer sare ah loo soo agaasimay oo loogu Dabbaaldegayey Dhalashada Nabigeenna Muxamed NNK ha ahaatee , taas oo ay ka soo qayb galeen Culimaaudiin reer yemen ah iyo weliba Ardayda wax ka barta Jaamacadaha Wadanka Yemen oo u kala dhashay Waddamo badan oo ka mid ah Dunida Islaamka.... - 03 Mar 2009
|
|
Siyaaradii 28aad ee Caalimkii Weynaa Sh: C/man Sh: Cumar iyo tii 9aad ee Sh: Muxumed Sh: C/raxman 1430H iyo 2009
WARSHEEKH, SOMALIA x 14/12/1429h-10/12/2008. Sanadkiiba Mar ayaa xiligaan oo kale waxa ka dhaca Guud ahaan daafaha Caalamka Gaar ahaan Dalka Soomaaliya oo ay ugu weyntahay Xaflada Lagu qabto Degmada Xeebta ah ee Warsheekh oo qiyaaSti 65K/m ujirta Magaalada Caasimada ee Muqdisho, SIyaaraadka Masha’iqda Soomaaliyeed ee Ahlu Suna Waljamaaca Sheekh C/raxman Bin Sheekh Cumar (Sh: Cabdi Celli) iyo wiliga uu dhalay Sheekh C/raxaman ee Sheekh Maxumud Sheekh C/raxman Sheekh Cumar.... - 11 Jan 2009
|
|
Sidee Bey Udhacday Aaska Caaqil Maxamud Cali Jimcaale (Koogaar) *Sawiro*
Boqolaal dad ah Oo wata Gawaari uu Ku Dhaganyahay sawirka Nabadoon Maxamuud Cali Jimcaali Caaqil (Koogaar) ayaa Isagu soo baxay Gadida Dayuuradaha Magaalada Muqdisho Ee aadan cade Airport Halkaa oo ay Ka Soo dagaysay Diyaarada Waday Maydka Marxuun Koogaar oo 9 Bishan Ku Geeriyooday waqooyiga Mareykanaka.... - 16 Dec 2008
|
|
|
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 | 71 | 72 | 73 | 74 | 75 | 76 | 77 | 78 | 79 | 80 | 81 | 82 | 83 | 84 | 85 | 86 | 87 | 88 | 89 | 90 | 91 | 92 | 93 | 94 | 95 | 96 | 97 | 98 | 99 | 100 | 101 | 102 | 103 | 104 | 105 | 106 | 107 | 108 | 109 | 110 | 111 | 112 | 113 | 114 | 115 | 116 | 117 | 118 | 119 | 120 | 121 | 122 | 123 | 124 | 125 | 126 | 127 | 128 | 129 | 130 | 131 | 132 | 133 | 134 | 135 | 136 | 137 | 138 | 139 | 140 | 141 | 142 | 143 | 144 | 145 | 146 | 147 | 148 | 149 | 150 | 151 | 152 | 153 | 154 | 155 | 156 | 157 | 158 | 159 | 160 | 161 | 162 | 163 | 164 | 165 | 166 | 167 | 168 | 169 | 170 | 171 | 172 | 173 | 174 | 175 | 176 | 177 | 178 | 179 | 180 | 181 | 182 | 183 | 184 | 185 | 186 | 187 | 188 | 189 | 190 | 191 | 192 | 193 | 194 | 195 | 196 | 197 | 198 | 199 | 200 | 201 | 202 | 203 | 204 | 205 | 206 | 207 | 208 | 209 | 210 | 211 | 212 | 213 | 214 | 215 | 216 | 217 | 218 | 219 | 220 | 221 | 222 | 223 | 224 | 225 | 226 | 227 | 228 | 229 | 230 | 231 | 232 | 233 | 234 | 235 | 236 | 237 | 238 | 239 | 240 | 241 | 242 | 243 | 244 | 245 | 246 | 247 | 248 | 249 | 250 | 251 | 252 | 253 | 254 | 255 | 256 | 257 | 258 | 259 | 260 | 261 | 262 | 263 | 264 | 265 | 266 | 267 | 268 | 269 | 270 | 271 | 272 | 273 | 274 | 275 | 276 | 277 | 278 | 279 | 280 | 281 | 282 | 283 | 284 | 285 | 286 | 287 | 288 | 289 | 290 | 291 | 292 | 293 | 294 | 295 | 296 | 297 | 298 | 299 | 300 | 301 | 302 | 303 | 304 | 305 | 306 | 307 | 308 | 309 | 310 | 311 | 312 | 313 | 314 | 315 | 316 | 317 | 318 | 319 | 320 | 321 | 322 | 323 | 324 | 325 | 326 | 327 | 328 | 329 | 330 | 331 | 332 | 333 | 334 | 335 | 336 | 337 | 338 | 339 | 340 | 341 | 342 | 343 | 344 | 345 | 346 | 347 | 348 | 349 | 350 | 351 | 352 | 353 | 354 | 355 | 356 | 357 | 358 | 359 | 360 | 361 | 362 | 363 | 364 | 365 | 366 | 367 | 368 | 369 | 370 | 371 | 372 | 373 | 374 | 375 | 376 | 377 | 378 | 379 | 380 | 381 Next |
|
|