Alberto Zaccharoni oo loo magaacabay macalinka cusub ee xulka Japan Football Association JFA
Macalinka dhalashadiisa kasoo jeeda talyaaniga ayaa waxaa waxaa loo magacaabay tababaraha cusub ee xulka Japan oo macalinkii ka horreeyey Samurai Blue uu ku guuldareystay inuu sii leylo xulkiisa oo Koobka Adduunka ee lasoo dhaafay dhaafsiin waayey wareega 16-ka.... - 30 Aug 2010
Zlatan Ibrahimovic oo sheegay inuu waxbadan la qaadi doono kooxdiisa AC-Milan
Kooxda Ac-Milan oo sanadaan ka mid ah kooxaha sanadaan u hanqal taagayo Seria-da Italiya ayaa waxa ay la soow areegtay ciyaartoy dhoor ah oo ula muuqda sanadaan in ay meel gaarsiin karaan waxaana ugu dambeeyey ciyaryahaanada oo u badnaa amaah ayaa waxaa ugu dambeeyey Zlatan Ibrahimovic oo si sariix ah uga soo iibsatay Kooxda Barcelona qiima gaaraya 24 Milyan oo giniga Starling... - 30 Aug 2010
Isku aadka wareega Groub-yada ee koobka Uefa European league Cup oo maanta la sameeyey
Koobka xiriirka qaarada Yurub ee lagu magacaabo Uefa European League Cup ayaa waxaa goor dhaweyd lasoo saaray isku aadka wareega Groub-yada ee koobkaas oo ah koobka sadaxaad ee ugu xiisaha badan qaarada Yurub marka laga Reebo Champions league iyo koobka qaarada Yurub.... - 27 Aug 2010
Qeyb ka mid ah lugtii labaad ee Champion-ka oo caawa la cayaarayo iyo Man City oo Liverpool afka ciida u dartay
Is reeb reebka Uefa Champions League oo lugtii hore la ciyaaraya isbuucii lasoo dhaafay ayaa waxaa caawa la filanayaa in la ciyaaro lugtii labaad ee ka hartay Champion-ka waxaana caawa ciyaari doono qeybtii isbuucii hore habeenka dambe ciyaaray waxaana caawa ay lugtaan noqoneysaa in ay kooxaha qaar usoo gudbaan wareega Groub-yada qaarna ay xaafadahooda isaga huleelaan ... - 24 Aug 2010
Koobka xiriika Uefa Europa League oo caawa kooxo badan ay ku ballansan yihiin
Koobka xiriirkaUefa Europa League oo ay markasta ciyaaraan kooxaha aan Champions League usoo bixin iyo kuwa Groub-yada Champion-ka ee kaalinta sadaaxad kusoo hara ay ciyaaraan ayaa caawa waxaa ciyaari doono kooxo aad u farabadan waxaana ka mid ah kooxaha ciyaari doono Juvantus oo kamid ah kooxaha caanka ah ee yurub iyo Liverpool oo iyana sidaas ah... - 19 Aug 2010