» Tahniyado kale
Barnaamijyada BBC-da  9-ka habeennimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  7-da Aroornimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  5-ta Galabnimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  2-da Duhurnimo Geeska Afrika
Halkaan ka dhaqeyso 4 galabnimo Halkan ka dhageyso 7pm iyo 8pm


Islamic Links
Al-Ahlusunnah
Ahlusunnah.org
2garre.com
Mustaqiim
Shaaficiyah

Somali Links
A/B/C/
Allshabelle
Awdalpress
Aftahan
Allceeldheer
Allsanaag
Aminarts
Balcad
BiyoKulule
Bulsho
Buurhakaba
Cadale
Cadaadol
calanka
Carmooyin
Calayaale
ceelqaboobe
Cisaleey  
Cowslafil

D /E/F /G
Dayniile
Dhacdo
Dowladnimo
Ganacsiga
Geeska
Gololey
Goobjoog
H/I/J/K
Halgan
Hamarey
Hiiraan
HornAfrik
Hobyonet
Idamaale
Iftiinka
Ileys 
Islamada
Jamhuriyah
Jammaame
Jawiil
Jowhar
Jowhar
Kenya Somalia
Kismayo News
L/M/N/O
Laasqoray
Mareeg
Markacadeey
Markacadeyt
Midnimo
Midgaan 
Mudulood
Nugaal
Onkod
P/Q/R/S/T
Puntlandpost
Qandala
Qaranimo

Qaran News.
Radio Free
raxanreeb
Rundoon
Ruunkinet
Som. Maanta
somalitalk
Shaaciye
Shabele
shacabka
SBC
Som.Education
Talowanaag
U /V/W/X
UNHIS
Waaniye
Waaniye
Wakiil
xog-waran
Xamar daye
Xusuus 
Somali Sports
olympics 
Somsoccer
Football F
youth ....
Sports 
Somsport
Somaliland
Somalsports
Deeyoo 
Youth A  

Horseed
Garoonka
Kubadda.
Xiddigaha.
Xusuus
Inte.Sports:
Olympics
FIFA
CAF
Asia
Uefa
FIBA
Athletics
Vollyball
Tennis
Table T
S Press
Leagues:
England
Italy
Spain
France
Germany

NBA 



Dhacdo Layaab leh oo ka dhacday wadanka Mareekan 29 jir oo dhalay 21 caruur (Daawo (Sawirada)
waxaa la daabacay Sun 07 Jun 2009 08: 10: 22
Nin reer Maraykan ah oo kasoo jeedo gobolka Tennessee, da'diisuna tahay 29 jir ayaa aabo u noqday 21 caruur ah.

 



Ninkan oo lagu magacaabo Desmond Hatchett,
ahna nin madow ayaa sheegay inuu 11 haween ah oo kala duwan ka dhalay cauurtaas. Arintan ayaa waxay  dhalisay buuq
fara badan wadanka Mareekanka waxayna noqotay arinta u hadal heynta badan Gobolka Tennessee.


maadaamo uusan haynin dhaqaale ku filan cauurtaan faraha badan, keentayna in maxkamad la'isla tago si caruurtaasi loogu
helo damaanad qaad ku saabsan dhaqaalahooda maadaama ay yihiin caruur yar-yar una baahan koriin.
AMA si ay dowladana kaalmo u siiso.



 
Markii la waydiiday waxa ku keenay inuu caruurtaas badan dhalo asaga oon dhaqaale ahaan tabar u haynin korintooda,
Mr Desmond wuxuu ku jawaabay "Aniga haweenka marka aan  la-seexanayay way wada ogaayeen inaan caruur badan haysto. Wuxuuna
ku daray inuusan caruur kale dhali doonin wixii hada ka danbeeyo. Wax yaalaha la yaabka leh ayaa noqotay markii u saxaafada
u sheegay in labo sano gudohood  8 canug ugu dhasheen, caruurtaasi oo haween kala duwan ay dhaleen.


Video ku saabsan ninkaas waxaa laga heli karaa halkan (hoos)


http://www.youtube.com/watch?v=r0JkG1mZ05g


Laga soo xigtay: The Huffington Post
 
 
Xasan Cabdi Xersi (Xasan Cadde)
Email: adde053@hotmail.com
Kuala Lumpur Malaysia....



Idaacada Voa Somaliya iyo Xaflada Furitaanka Faraca Hay'ada Cansoma Soomaaliya Dhageyso

 

 

Warsheekh Official News Resources
Orebro-Lans Sweden
Wixii fekir ah noogu ku soo Dir: webmaster@warsheekh.com

View My Stats © Copy Right Warsheekh.com Allrights Reserved