» Tahniyado kale
Barnaamijyada BBC-da  9-ka habeennimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  7-da Aroornimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  5-ta Galabnimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  2-da Duhurnimo Geeska Afrika
Halkaan ka dhaqeyso 4 galabnimo Halkan ka dhageyso 7pm iyo 8pm


Islamic Links
Al-Ahlusunnah
Ahlusunnah.org
2garre.com
Mustaqiim
Shaaficiyah

Somali Links
A/B/C/
Allshabelle
Awdalpress
Aftahan
Allceeldheer
Allsanaag
Aminarts
Balcad
BiyoKulule
Bulsho
Buurhakaba
Cadale
Cadaadol
calanka
Carmooyin
Calayaale
ceelqaboobe
Cisaleey  
Cowslafil

D /E/F /G
Dayniile
Dhacdo
Dowladnimo
Ganacsiga
Geeska
Gololey
Goobjoog
H/I/J/K
Halgan
Hamarey
Hiiraan
HornAfrik
Hobyonet
Idamaale
Iftiinka
Ileys 
Islamada
Jamhuriyah
Jammaame
Jawiil
Jowhar
Jowhar
Kenya Somalia
Kismayo News
L/M/N/O
Laasqoray
Mareeg
Markacadeey
Markacadeyt
Midnimo
Midgaan 
Mudulood
Nugaal
Onkod
P/Q/R/S/T
Puntlandpost
Qandala
Qaranimo

Qaran News.
Radio Free
raxanreeb
Rundoon
Ruunkinet
Som. Maanta
somalitalk
Shaaciye
Shabele
shacabka
SBC
Som.Education
Talowanaag
U /V/W/X
UNHIS
Waaniye
Waaniye
Wakiil
xog-waran
Xamar daye
Xusuus 
Somali Sports
olympics 
Somsoccer
Football F
youth ....
Sports 
Somsport
Somaliland
Somalsports
Deeyoo 
Youth A  

Horseed
Garoonka
Kubadda.
Xiddigaha.
Xusuus
Inte.Sports:
Olympics
FIFA
CAF
Asia
Uefa
FIBA
Athletics
Vollyball
Tennis
Table T
S Press
Leagues:
England
Italy
Spain
France
Germany

NBA 



Sidee Looga Xusay Talyaaniga munaasabada 1luulyo,Maalinta Xurnimada Somaliya (sawiro)
waxaa la daabacay Sun 05 Jul 2009 13: 08: 34
Inta badan gobalada ay ubadanyihiin somalidu ee wadankaan talyaaniga ayaa waxaa siweyn looga xusay munaasabada 1luulyo aah maalin kuweyn shacbiga somaliyeed iyadoo ay dhigeen Jaaliyadaha somaliyeed munaasabada kala gaar gaar ah oo lagu xusayo maalintii uu xuroobay wadanka somaliya islamarkaasna ay israaceen gobalada waqooyi &konfureed.

 





 Marka aan soo qaadano gobalka baari ee koofurta talyaaniga ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad si heersare loo soo agaasimay oo ay soo qaban qaabiyeen jaliyada somaliyeed ee degan baari iyado ay munaasabada kasoo qayb galeen somali aad u fara badan islamarkaana halkaasi laga soo jeediyay qudbado ku aadan xuriyada ay soo jeedinayeen kasoo qaybgalayaasha qaar kamid ah oo siweyn ugaranaya taariikhda somaliya.





 sidoo kalle waxaa xalaflada laga qaday heeso aad u qiira badan oo ka turjumaya gumeestaha iyo waxa uu yahay iyadoo ay halkaas ay ka dhigeen majaajilo ka turjumaya xuriyada iyo xalada hada somaliya kujirto sidoo kalle waxaa ka kahadlay ismarkaana kasheekay dhibka loo soo maray xuriyada maxmed xuseen oo kamid ahan jiray ciidankii xooga somaliyeed asigoo sheegay in dhib loo somara xuriyada manaasabadan inkastuu intaasi kuderay in ay tahay wax aad looga xumaado in aan dib isku celino ayuu yiri madame anagoo dhibkaas usoo marnay xuriyada ay somaliya dhibaato kataagantahay






Inta ay socotay xaflada ayaa waxaa halkaasi laga qaaday heesta calanka somaliyeed iyadoo ay mar qura wada istaageen dadkii kasoo qaybgalay munaasabada intaa kadibna waxaa qudbad dheer kajeediyay munaasabada gudoomiyaha jaaliyada somaliyeed ee gobalkaan baari koonfurta talyaaniga asigoo kasheekeyay taariikhda somaliya iyo heerka uu soo maray wadanaka somaliya ugudanbaytiina waxaa uu uduceeyay shacbiga somaliyeed ee hada dhibaatadu kuheysato somaliya


Mahamud Abdullahi Egalle(maxamudkoronto)
Masuulsare114@hotmail.com

Xafiiska wararka warsheekh.com-talyaaniga



Idaacada Voa Somaliya iyo Xaflada Furitaanka Faraca Hay'ada Cansoma Soomaaliya Dhageyso

 

 

Warsheekh Official News Resources
Orebro-Lans Sweden
Wixii fekir ah noogu ku soo Dir: webmaster@warsheekh.com

View My Stats © Copy Right Warsheekh.com Allrights Reserved