» Tahniyado kale
Barnaamijyada BBC-da  9-ka habeennimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  7-da Aroornimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  5-ta Galabnimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  2-da Duhurnimo Geeska Afrika
Halkaan ka dhaqeyso 4 galabnimo Halkan ka dhageyso 7pm iyo 8pm


Islamic Links
Al-Ahlusunnah
Ahlusunnah.org
2garre.com
Mustaqiim
Shaaficiyah

Somali Links
A/B/C/
Allshabelle
Awdalpress
Aftahan
Allceeldheer
Allsanaag
Aminarts
Balcad
BiyoKulule
Bulsho
Buurhakaba
Cadale
Cadaadol
calanka
Carmooyin
Calayaale
ceelqaboobe
Cisaleey  
Cowslafil

D /E/F /G
Dayniile
Dhacdo
Dowladnimo
Ganacsiga
Geeska
Gololey
Goobjoog
H/I/J/K
Halgan
Hamarey
Hiiraan
HornAfrik
Hobyonet
Idamaale
Iftiinka
Ileys 
Islamada
Jamhuriyah
Jammaame
Jawiil
Jowhar
Jowhar
Kenya Somalia
Kismayo News
L/M/N/O
Laasqoray
Mareeg
Markacadeey
Markacadeyt
Midnimo
Midgaan 
Mudulood
Nugaal
Onkod
P/Q/R/S/T
Puntlandpost
Qandala
Qaranimo

Qaran News.
Radio Free
raxanreeb
Rundoon
Ruunkinet
Som. Maanta
somalitalk
Shaaciye
Shabele
shacabka
SBC
Som.Education
Talowanaag
U /V/W/X
UNHIS
Waaniye
Waaniye
Wakiil
xog-waran
Xamar daye
Xusuus 
Somali Sports
olympics 
Somsoccer
Football F
youth ....
Sports 
Somsport
Somaliland
Somalsports
Deeyoo 
Youth A  

Horseed
Garoonka
Kubadda.
Xiddigaha.
Xusuus
Inte.Sports:
Olympics
FIFA
CAF
Asia
Uefa
FIBA
Athletics
Vollyball
Tennis
Table T
S Press
Leagues:
England
Italy
Spain
France
Germany

NBA 



Jaaliyada Somalida Swetzerland Oo Dhawaan Bilaabi Doonto Tartan Cayaro kubada Cagta ah oo Aad Uxiiso Badan (Sawiro)
waxaa la daabacay Fri 17 Jul 2009 14: 32: 53
Sidoo kale Tartankaan ayaa waxaa furitaankiisa ka soo qayb gili doono Gudoomiyha GOS Aadan Xaaji Yabarow Wiish iyo xubno kale oo la soo koobi karin oo ku wehlin doono furtaankaan

 


 



Sidoo kale Tartankaan ayaa waxaa furitaankiisa ka soo qayb gili doono Gudoomiyha GOS Aadan Xaaji Yabarow Wiish iyo xubno kale oo la soo koobi karin oo ku wehlin doono furtaankaan


Tartankaan oo aad u xiiso badan ayaa ka dhici doona magaalada Luasanne ee wadanka Swetzerland ciyaarahaan ayaa bilaaban doona marka bisha ey tahay 19-07-2009 waxaana ka soo qeybgalaya 8 naadi oo magacyadooda ey kala yihiin sidatan soo socoto

1 ) Xidigaha lausane
2 ) Fribourg
3 ) Aarau
4 ) Ala amiin
5 ) Luzern
6 ) Neuchatel
7 ) Sion
8 ) Zurich

Sidoo kale waxaa la sameeyay isku aadkooda waxaana lafilayaa in ey ka soo qeyb galaan dadbada oo u soo daasho tagi doona magaalada Luasanne sidoo kale Luasanne ayaa noqon doonto magaalo inta badan dadka somalida ey isagu imaadaan isbuucyada soo socdo ayagoo dhamaantoodba ahmiyad gaara ah siin doono daawashada cayaarahaan iyo koobkan meesha ow ku danbeeyno
Sidoo kale waxaan halkaan idinku soo gudbindoonaa kooxda xidigaha Luasanne oo ayada martigilineyso iyo magacyada cayaartooyada iyo waliba sawiradooda




Xidigaha lausanne:

1 Xasan Ilkacase
2 G Idirs Muse
3 C/laahi Gurey
4 Cumar Jubbuti
5 Mustaf Sheywal
6 Cumar C/raxamn (Hand)
7 Maxamed Cismaan
8 Tabare Lashaare 
9 Zakariye Gacal (G.Xigeen)
10 Faysal (Viera)
11 Maxamed Axmed (Dayax)
12 Cali Mohamed
13 Axmed Shirwac
14 C/raxamaan Shariif (Dhuubow)
15 Bashiir Qolof (Macalinka


Sida aad dareemi kartaan kooxdaan Luasanne ayaaa u badan cayaartooy inta badan ey yaqaanaan bulshada Somaaliyed ayaga oo ah cayaartoy hore ugu soo dheeshay naadiyo badan oo isagu jira heerka koowaad iyo labaadba iyadoo qaarkoodna ey soo ciyaareen heer gobal. marki aan qaar ka xusno waxaad ka garan kartaan



ISKU AADKA KOOXAHA ,2009                


Guruub A


 


Guruub B






 


FG,Waqtiga ilaali si wax walbo sida loogu talagaley ay u dhacaan insh’alah



Idaacada Voa Somaliya iyo Xaflada Furitaanka Faraca Hay'ada Cansoma Soomaaliya Dhageyso

 

 

Warsheekh Official News Resources
Orebro-Lans Sweden
Wixii fekir ah noogu ku soo Dir: webmaster@warsheekh.com

View My Stats © Copy Right Warsheekh.com Allrights Reserved