» Tahniyado kale
Barnaamijyada BBC-da  9-ka habeennimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  7-da Aroornimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  5-ta Galabnimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  2-da Duhurnimo Geeska Afrika
Halkaan ka dhaqeyso 4 galabnimo Halkan ka dhageyso 7pm iyo 8pm


Islamic Links
Al-Ahlusunnah
Ahlusunnah.org
2garre.com
Mustaqiim
Shaaficiyah

Somali Links
A/B/C/
Allshabelle
Awdalpress
Aftahan
Allceeldheer
Allsanaag
Aminarts
Balcad
BiyoKulule
Bulsho
Buurhakaba
Cadale
Cadaadol
calanka
Carmooyin
Calayaale
ceelqaboobe
Cisaleey  
Cowslafil

D /E/F /G
Dayniile
Dhacdo
Dowladnimo
Ganacsiga
Geeska
Gololey
Goobjoog
H/I/J/K
Halgan
Hamarey
Hiiraan
HornAfrik
Hobyonet
Idamaale
Iftiinka
Ileys 
Islamada
Jamhuriyah
Jammaame
Jawiil
Jowhar
Jowhar
Kenya Somalia
Kismayo News
L/M/N/O
Laasqoray
Mareeg
Markacadeey
Markacadeyt
Midnimo
Midgaan 
Mudulood
Nugaal
Onkod
P/Q/R/S/T
Puntlandpost
Qandala
Qaranimo

Qaran News.
Radio Free
raxanreeb
Rundoon
Ruunkinet
Som. Maanta
somalitalk
Shaaciye
Shabele
shacabka
SBC
Som.Education
Talowanaag
U /V/W/X
UNHIS
Waaniye
Waaniye
Wakiil
xog-waran
Xamar daye
Xusuus 
Somali Sports
olympics 
Somsoccer
Football F
youth ....
Sports 
Somsport
Somaliland
Somalsports
Deeyoo 
Youth A  

Horseed
Garoonka
Kubadda.
Xiddigaha.
Xusuus
Inte.Sports:
Olympics
FIFA
CAF
Asia
Uefa
FIBA
Athletics
Vollyball
Tennis
Table T
S Press
Leagues:
England
Italy
Spain
France
Germany

NBA 



Sidee shalay looga ciiday magaalada Addis-Ababa ee dalka Ethiopia (Daawo sawiro)
waxaa la daabacay Sat 28 Nov 2009 15: 30: 18
Dadyowga muslimiinta ah ee ku dhaqan magaalada caasimada ah ee Addis-Ababa ee dalka Ethiopia ayaa aroornimadii hore ee Shalay usoo dareeray dukashada munaasabad salaada Ciidul Adxaha.

Dadyowga muslimiinta ah ee ku dhaqan magaalada caasimada ah ee Addis-Ababa ee dalka Ethiopia ayaa aroornimadii hore ee shalay usoo dareeray dukashada munaasabad salaada Ciidul Adxaha.

Munaasabada salaada ciidul Adxaha ee shalay ayaa waxaa kasoo qeyb galay kumanaan dad ah oo buux dhaafiyey Stadiumka iyo wadooyinka waaween ee mara hareerahiisa.
 


Magaalada Addis-Ababa ayaa markasta caada u ah in dadka muslimiinta ah ay halmeel kuwada dukadaan labada ciid ee musliimnta halkaas oo ah Stadiumka magaalada oo ku yaala bartanka magaalada.


daweynaha isugu yimid garoonka weyn ee magaalada ayaa isugu hambalyeenayey munaasabada ciidul Adxaha ayagoo wijiyadooda laga dheehanayey farxad aad u ballaaran.


Munaasabada salaada ayaa shalay u dhacday si heersare ah waxaana ammaanka si weyn u adkeynayey ciidamo loo xeray dereesyo gaar ah oo loo xero sandii laba mar oo ah labada ciid ee musliimnta.



Dhaq dhaqaaqa gawaarida marta wadooyinka waaweyn ee mara hareeraha garoonka ayaa shalay hakad la giliyey ilaa inta laga dukanyo labada rakco ee salaada ciida.



Cumar sh Axmed yare (Dr-Caamir) oo ka mid ah daweynaha kasoo qeybgalay munaasabada salaada ciida ayaan wax ka weydiinay shucuurtiisa ku aadan munaasabada ciida wuxuuna ku jawaabay sidaan: Shucuurteyda shalay  aad iyo aad ayey u kacsantahay mana qiyaasi karo waxaana dareemayaa farxad aad u ballaaran munaasabadaan owgeed" waxaan kaloo weydiinay Mr Cumar meeqa ciid aya magaaladaan ku ciiday? wuxuu yiri: "waxaan ku ciiday magaalada afar jeer waligey ma arkin magaalo nuucaan oo kale oo hal meel lagu wada dukanayo iyadoo aysan jirin wax khilaaf ah waxaa dadweynaha muslimiinta ah u dirayaa hambalyada munaasabada ciida sanadaan sanadeeda bash bash iyo barwaaqo ku gaaro Allaah naga dhigo waddankena soomaalina xasilooni Allaah noogu soo dajiyo".



Sidoo kale C/raxmaan Siid Cali Macalin Seerjiinte (Iiraan cadde) ayaan wax ka weydiinay shucuurtiisa ku wajahan munaasabada ciida wuxuuna yiri sidatan: "Shucuurteyda maanta aad ayey u sareeysaa mana la qiyaa karo waa ciidu iigu horreysay oo aan ku ciido magaaladaan waxeyna ila noqotay markii aan arkay dadka isugu soo baxay munaasabada salaada shalay in uusan waddankaan kaafir ku nooleen mana arkin magaalo sidaan oo kale oo khilaaf la'aan ah oo halmeel lagu wada dukanayo waxaan salaan iyo hambalyo u dirayaa dhamaan dadweynaha muslimiinta ah waxaana leeyahay samaan kuwada ciida".

Iyo dad kale oo farabadan oo halkaasn lagusoo koobi karin waxaana Eeba uga baryeenaa Ciidul Adxaha shalay awgeed inuu dalkeena dhiibaatada uga qaado wixi dhibaayo uu Ilaahey ka qabto Xukuumad caadil ahna Ilaahey waddanka u dhaliyo.

 



Dhinaca farsamada waxaa gacan iga siiyey sxbkey Xuseen Xaaji Faanaye waa bahda warsheekh oo idin leh sanadaan sanadeeda sama ku gaara dadyowga Islaamka Kullu Caam Wantum Bikheyr.















Cali Sh Axmed (Caliyare)
E-mail:
c_yare2@warsheekh.com
c_yare2@hotmail.co
Tell: 251911149677



Idaacada Voa Somaliya iyo Xaflada Furitaanka Faraca Hay'ada Cansoma Soomaaliya Dhageyso

 

 

Warsheekh Official News Resources
Orebro-Lans Sweden
Wixii fekir ah noogu ku soo Dir: webmaster@warsheekh.com

View My Stats © Copy Right Warsheekh.com Allrights Reserved