» Tahniyado kale
Barnaamijyada BBC-da  9-ka habeennimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  7-da Aroornimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  5-ta Galabnimo Geeska Afrika Barnaamijyada BBC-da  2-da Duhurnimo Geeska Afrika
Halkaan ka dhaqeyso 4 galabnimo Halkan ka dhageyso 7pm iyo 8pm


Islamic Links
Al-Ahlusunnah
Ahlusunnah.org
2garre.com
Mustaqiim
Shaaficiyah

Somali Links
A/B/C/
Allshabelle
Awdalpress
Aftahan
Allceeldheer
Allsanaag
Aminarts
Balcad
BiyoKulule
Bulsho
Buurhakaba
Cadale
Cadaadol
calanka
Carmooyin
Calayaale
ceelqaboobe
Cisaleey  
Cowslafil

D /E/F /G
Dayniile
Dhacdo
Dowladnimo
Ganacsiga
Geeska
Gololey
Goobjoog
H/I/J/K
Halgan
Hamarey
Hiiraan
HornAfrik
Hobyonet
Idamaale
Iftiinka
Ileys 
Islamada
Jamhuriyah
Jammaame
Jawiil
Jowhar
Jowhar
Kenya Somalia
Kismayo News
L/M/N/O
Laasqoray
Mareeg
Markacadeey
Markacadeyt
Midnimo
Midgaan 
Mudulood
Nugaal
Onkod
P/Q/R/S/T
Puntlandpost
Qandala
Qaranimo

Qaran News.
Radio Free
raxanreeb
Rundoon
Ruunkinet
Som. Maanta
somalitalk
Shaaciye
Shabele
shacabka
SBC
Som.Education
Talowanaag
U /V/W/X
UNHIS
Waaniye
Waaniye
Wakiil
xog-waran
Xamar daye
Xusuus 
Somali Sports
olympics 
Somsoccer
Football F
youth ....
Sports 
Somsport
Somaliland
Somalsports
Deeyoo 
Youth A  

Horseed
Garoonka
Kubadda.
Xiddigaha.
Xusuus
Inte.Sports:
Olympics
FIFA
CAF
Asia
Uefa
FIBA
Athletics
Vollyball
Tennis
Table T
S Press
Leagues:
England
Italy
Spain
France
Germany

NBA 



Ogeysiis: Shaxda Barnaamijyada Cusub ee Ka Bixi Doona Shabakada Warsheekh Isbuuc Walbo
waxaa la daabacay Tue 08 Dec 2009 09: 14: 33
Shabakada Wararka ee Warsheekh waxa ay sii deysaa barnaamijyo kala duwan, waxaana ka mid ah wararka caalamka oo aan maalin walba Nagala socotaan oo ay weheliyaan barnaamijyo isugu jira ammuuraha markaa taagan , Qubanaha Isboortiga, Wareysiyo, Fikradaha Dadweynaha, Dhacdooyinka Dunida, Sheekooyin Jaceyl, Qosol/Murti/Maah-Maahyo iyo Barnaamijyo aqoon kororsi ah.


 
  Hadaba Halkaan kala soco Shaxda Barnaamijyada Todobaadlaha.


JIMCO:  (NASASHADA jIMCAHA), waa Maqaal had iyo goor aan soo diyaarino jimco walba inagoo ku eegno hadba maqaal xiiso badan oo aan is leenahay bulshada ugala qeyb qaata nasashada jimcaha oo ay ka nasanayaan shaqada isbuuci, Kala soo Xiriir E-Mail: nasashada@warsheekh.com

SABTI: (KORORSO AQOONTAADA), Waa barnaamij xiiso badan xambaarsana macluumaad muhiim ah hadii ay ahaan laheed aqoon guud iyo mid gaarba waxana ugu tala galnay Ardayda Dugsiyada Hoose/Dhexe iyo Sare ilaa heer jaamacadeed sidoo kale waxana ka reebneen bulshada qeybaheeda kala gedisan oo ay kujiraan qeybo badan oo aqoon guud ah .

AXAD;  (XULASHADA WARSHEEKH),  Waa Barnaamij si gaar ah aan ugu qaadaa dhigi doono Maqaalo xasuus kugu reebi doona inagoo kusoo qaadan doono Qormooyin Macluumaad gaar ah Xambaarsan,
la Soo Xiriir E-mail:
xulashada@warsheekh.com



ISNIIN/ KHAMIIS: (SHEEKO), Maalmaha Isniinta iyo Khamiista waxa kusoo qaadan doonaa qormo taxane ah oo noqon doonto Sheeko jaceyl oo aan kasoo xuli doono bada Qormooyinka jaceylka hadba sheeko aan is leenahay waxa laga dheehan doonaa ujeedo iyo fikrado muhiim ah isla markaana xusuus iyo kurbo jaceyl laga dhadhansan karo,
Kala soo Xiriir E-Mail: sheeko@warsheekh.com


TALAADA:  (QOSOL, MURTI IYO MAAHMAAHYO), Waxa kusoo qaadan doonaa Qosolka iyo Shactiro, Murti iyo Maah-Maahyo oo aan sidoo kale kasoo dhax xulan doono dhaqanka iyo caadada aanu leenahay,
Kala soo Xiriir E-Mail: suugaan@warsheekh.com


ARBACA:  (QUBANAHA ISBOORTIGA), Waa barnaamij aanu ku qaadaa dhigi doono mucjisooyinka Kubada Cagta iyo xogta hoose ee Isboortiga dunida iyo kan soomaaliga isla markaana aan kusoo bandhigi doono dhacdooyin isboorti oo aad muhiim u ah, Kala soo Xiriir E-Mail: qubanaha@warsheekh.com 
 


Shabakada Warsheekh’ Soodhawaynta & Isku dubbaridaha Xurriyadda Ra'yiga!



Walaal aqriste, ma dhacday hadda ka hor in lagu cadaadshay ama aad cadaadis la kulantahy?!


Madhacday hadda ka hor in xaqaaqa aad u leedahay in aad ra'yigaaga dhiibato lagaa inkiray?!


Ma dhacday hadda ka hor in aad intaad hadal maagtay, aamus lagu yiri, oo hendedaad iyo cabsiin laguugu deray?!


Ma dhacday hadda ka hor in kuwa jahli iyo cadaawo isku gaashaan buursaday ay kugu jujuubeen in aad ra'yigooda raacdo?!


Haddii aad la kulantay waxyaabahaas kowo kale oo la mid ah, maanta waa laga baxay waqtigii lays jujuubi jiray, oo jaahilku caalimka afqabanjiray.


Adiga oo ku bishaaraysanaya horumarka warbaahinta casriga ahi gaartay ha illoobin in aad cadkaaga goosato, oo aad ra'yigaaga si madaxbannaani leh u dhiibato, adiga oo aanan cidna ka baqin!!


Shabakada Warsheekh waa wargayska kaliya ee xurnimo buuxda kuu siinaya in aad fidiso figradahaaga,


Fiiro gaar ah: dhamaan Barnaamijyadaani waxa maamuli doono Rugcaddaayaal aqoon durugsan uleh qeybaha ay maamaulayaan ee wehel ka dhigo
shabakada warsheekh.com






W/D: Webmasterka Shabakada Warsheekh
Abdirahman Sheikh Abdullaahi
Tell: 256-784-099-092
E-Mail: Farxad95@hotmail.com
- webmaster@warsheekh.com
 Kampala-Yugandha



Idaacada Voa Somaliya iyo Xaflada Furitaanka Faraca Hay'ada Cansoma Soomaaliya Dhageyso

 

 

Warsheekh Official News Resources
Orebro-Lans Sweden
Wixii fekir ah noogu ku soo Dir: webmaster@warsheekh.com

View My Stats © Copy Right Warsheekh.com Allrights Reserved