Tahniyad Meher: Maxamed Muudey iyo Aamino Sheekh Ibraahim

0
Wednesday January 26, 2011 - 22:12:47 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2855
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Meher: Maxamed Muudey iyo Aamino Sheekh Ibraahim

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus


Waxa tahniyad Farxad leh Hawada loo marinaya Arooska Maxamed Muudey Caray iyo Aamino Sheekh Ibraahim Sheekh Cabdi oo Meherkoodu Ka dhacay Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeelada Dhexe.

Tahniyadani ayaa si wada jir ah waxa udirayo Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh iyo Qaraabada labada dhinac ee Arooska iyo Aroosada oo ay horkacayaan.

-C/manan Xaji Axmed
-C/casiis Muudey
-C/raxam Sheekh Ibraahim
-C/qadir Sheekh Ibraahim
- Axmed Sheekh Ibraahim
-Aweys Sheekh Ibraahim
-ShariifXasan Sheekh Ibraahim
- Sahro Sheekh Ibraahim
- Qadijo Sheekh Ibraahim
- Kaltun Xaaji Axmed
-Fadumo Sheekh Ibraahim
- Muumino Sheekh Ibraahim
- Maryan Sheekh Ibraahim
-Seynab Sheekh Ibraahim
-Shamso Muudey
-Deeqo Muudey
-Safiiyo Sheekh Ibraahim


Dhamaan Dadkani oo kala Jooga Afrika, Yurub, Asia, Australia iyo Mareykanka waxey tahniyad farxad leh Shabakada Warsheekh umarsiinayaan Caruuska iyo Caruusada Maxamed muudey Caray iyo Aamino Sheekh Ibraahim oo Meherkoodu ka dhacay Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeelada Dhexe waxa ayna leeyihiin Noqda kuwi Sama ku aqal gala oo noqda kuwi loo aayo.
Aaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip