"SH.XASAN DAAHIR AWEES" MUXUU KAGA DUWAN YAHAY HOGAAMIYE KOOXEEDKII

0
Tuesday October 28, 2008 - 20:11:25 in Maqaallo by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2646
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "SH.XASAN DAAHIR AWEES" MUXUU KAGA DUWAN YAHAY HOGAAMIYE KOOXEEDKII

    Hordhac Waxaa la yiri Dad Seddax Ayaa Ugu Xun Tan kowaad Waxaa Weeye... Labadi Walaala Ah oo Meel kuwada Nool oo Laba Dab Wax kukala karsada Waxaa ka Sii Xun Labadii Is Xalaaleystey oo Xaaraan Isugu Tagey Waxaa ka Sii Xun Ninkii Yiri Inta Madax Ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hordhac Waxaa la yiri Dad Seddax Ayaa Ugu Xun Tan kowaad Waxaa Weeye... Labadi Walaala Ah oo Meel kuwada Nool oo Laba Dab Wax kukala karsada Waxaa ka Sii Xun Labadii Is Xalaaleystey oo Xaaraan Isugu Tagey Waxaa ka Sii Xun Ninkii Yiri Inta Madax Madow Anaa U Maan Fiican  
Hordhac
 
Waxaa la yiri Dad Seddax Ayaa Ugu Xun Tan kowaad Waxaa Weeye... Labadi Walaala Ah oo Meel kuwada Nool oo Laba Dab Wax kukala karsada Waxaa ka Sii Xun Labadii Is Xalaaleystey oo Xaaraan Isugu Tagey Waxaa ka Sii Xun Ninkii Yiri Inta Madax Madow Anaa U Maan Fiican
Waa Murti Laga Soo Xigtey Xaakinkii Magaalada Xamar Shiikh Xasan Geedi Abtow.
 
In wax la Xaliyo waxaa aas-aas u ah in Runta lagu wada hadlo oo kii nabada diido farta lagu fiiqo oo la qabto si looga hortago fitnada waa arrin lagamaar-maan waxaana ku soo aruurey Xadiis saxiix ah wuxuu yiri Nibigeena Suubana "U HIILI Walaakaa Muslimka ah Hadii Laga Gardaran-yahay iyo Hadii uu Gardaran-yahay" Suugaanta soomaalida meel badan ayeey kaga jirtaa oo lagu xusayo Nabad Diidka Taariikhdana laguma hayo taariikhda Qof Nabad Diidey oo Guuleystey
 
Waxaa Shaley Heshiis Dhaxalgal ah kukala saxiixdey M.JIBUUTI Dowladda FMG iyo Isbaheysiga Dibu-xureynta oo runtii aad iyo aad loogu farxay Soomaali meel walba ay joogtey soo dhaweysey maadaam Wadankii Masiibo ku habsatey gaar ahaan Caasimadii soomaaliya oo noqtey Furin Dagaal oo ka dhaxeeyo Ciidamo Ajaanib ah oo u kala safan Soomaali oo koox walba dooneyso in loo qabto wadanka Tusaale DFKMG ah oo dooneyso in Ciidamada Itoobiya ku qabsato Talada Wadanka iyo Kooxahii Midowga Maxaakiimta oo Dooneyso in Ciidamo OROMO ah iyo Ajaanib ah kale ku qabsato Talada
Waxaa Heshiiskaas ka horyimid Sh.Xasan Daahir Awees oo ahaa Gudoomiyahii Shuurada ka dibna isbaheysiga ka mid noqdey asagoo ku baaqey in Dagaalka la sii wado oo dhag jalaq loo siin hadalada Gudoomiyaha Isbaheysiga Sh.Shariif Sh.Axmed
 
Hadaba Shaqsiyada Sh.Xasan D.Awees maxey kaga duwan-tahay Hogaamiye kooxeedkii
1-mar hadii uu ka horyimid Go'aankii gudiga Fulinta oo ay ku gaareen in hashiis iyo wadahadl la-la furto DFKG ah maadaama natiijadii dagaalka ay gaareen oo ku soo fadhiisteen Miiska wadahadlka si siman loo wada hadlaayo
 
 2-Mar hadii uu is hortaagey Go'aankii ka soo baxay Magaalada Sanca oo lagu dhadhaxaadinaye Xubnihii maxaakiimta
 
 3- Mar hadii uu ku dhiiradey is caleemo saar aan shaciga waa faqsaneyn
 
 4-Mar hadii uu ka horyimid Xabad Joojin konton iyo afra maalmood ah oo Ciidamada Itoobiya kaga baxayaan Caasimada
 
 5- Mar hadii uu ka nixi waayey dadkiisa oo maalin walba lagu garaacayo madaafiic, Marka intaas aad isku geys iyo in kale waxaa kuu soo baxaeyso in shaqsiyada Sh.Xasan ay ka Fogtahay in lagu sheego waa shiikh iska daa wax kale wuxuu ka sii xumaadey Hogaamiye kooxeedkii
 
Midowgii Maxaakiimta Dadkii Soomaalida ahaa oo ka soo horjeedey Waxaa u muuqdey in shaqsiyaad Hogaamiye kooxeed ah ku dhuumanayeen oo aan daacad ka eheyn Diinta oo ku watey dano gaar ah waa soo baxdey khiyaanadii ay wateen waa la Qalibantey Duul kale ayaa Allah u soo direy Jab ayeey muteysteen ayaga iyo wixii heshiiska been abuurka ah la ogaa..........
Waa la garanayaa meesha u dambeyn doonto Xasan D.Awees wuxuu ka baxayaa meesha ay ka bixi jireen kuwa noociisa oo kale ahaa oo u Dhinteen darxumo
 
W/D.Moalin Mohamoud
 

Wixii Su'aal qoraalkaan aad ka qabto u dir email qoraaga soo qoray ka fiiri emailkiisa xaga danbe qoraalka,

Shabakada Warsheekh Mas'uul kama aha qoraalka akhristayaashu kusoo bandhigaan Ra'yigooda, mas'uliyada Qoraalka waxaa leh qoraaga, Shabakada Warsheekh Kaalinteedu Waa Baahinta Ra'yiga xorta ah.. Mahadsanid



Ma doonaysaa fikirkaaga inaad soo bandhigto? U soo dir webmaster@warsheekh.com , soo raaci magacaaga oo buuxa, iska ilaali ereyo gef ku ah Diinta Islamka, Qabiil ama Qof.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip