Damac Dheeri Baa Dadka Ku Dhacay (Qormo Aqriste)

0
Friday October 31, 2008 - 13:58:35 in Maqaallo by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1343
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Damac Dheeri Baa Dadka Ku Dhacay (Qormo Aqriste)

    dalkani nasiib darro waxa ay dadkeedii ay ku caan baxeen (damac dheeri) oo dalka halka uu maanta joogo u sabab ah cid ku tala jirta in ay saxdo camalkeeda xun weli lama haayo waa dad aan ehel u eheen dalkani (madaxda badankoodi waxay sitaan dalal aj

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

dalkani nasiib darro waxa ay dadkeedii ay ku caan baxeen (damac dheeri) oo dalka halka uu maanta joogo u sabab ah cid ku tala jirta in ay saxdo camalkeeda xun weli lama haayo waa dad aan ehel u eheen dalkani (madaxda badankoodi waxay sitaan dalal ajnabi ah).


waxaan sheeganaa in aan nahay boqolkiiba boqol dad aaminsan caqiidada islaamka shaki baa ku jira lama aaminsanaado in mulkiga uu eebbe bixiyo sidoo kale qadaha iyo qadarka eebbe.
 
mar haddii la soo dooortay xubnaha golaha baarlamaanka madaxweynaha lana soo magacaabay golihii wasiirada masuuliyintii hore jagooyinkaasi hayey ay xilka wareejiyeen .
 
waxaa mugdi ku jira in masuuliyiinta ka hooseeya waxa ay jagadaasi ugu dhegan yihiin waxaan filaayain dhib dalkani ku filan uu soo maray aanu muuqanin jidkii loogu bixi lahaay oo dan u ah dalka iyo dadkaba.
 
ma waxaa la damacsan yahay in magaca dalka soomaaliya khariidada laga saaro ama laga tirtiro eebbe ayaan ka magan galnay waxaan leeyahay in qof kasta uu ku qanco waxa uu eebbe u soo qoray taasoo aan ku gaari karno  liibaan aduunyo iyo mid aakhiraba janno hla tacbado oo taqwada hala badiyo .
 
khaliifka sayid cali bin abii daalib wuxuu ku macneeyey taqwada eebbe ka cabsi  ku dhaqanka qur,aanka kariimka ku qanaca waxa yar iyo u diyaargarowga geerida.
 
tng waxaa lagu wareejiyey tfg ayna madax ka yihiin shaqsiyaad u magacaaban yaana laysku qaldin xaqa iyo baadilka  waxaa naga dardaaran ah in nifaaqu layska fogeeyo oo hadalka afka ka soo baxayna la waafajiyo uurka dalkani waxa la moodaa in aysan joogin dad raba nidaam iyo kala dambeyn dowladnimo qof kastaaba waa in xilkiisa lagu dhowraa uuna kasoo dhalaalaa oo aan laysku xad gudbin ilaahey halaga cabsado oo haloo daneeyo dadla iyo dadkaba .
 
awooda  dowlada waxa u qeybsantaa sharci dejin fulin iyo cadaalad  oo ilaahey halaga cabsado .
 
wabilaahi towfiiq.
 
w/d dr. ali omar abati ahna aqoonyanka hogaanka beesha culumada reer faqay ahna gudoomiyaha siyaasada iyo dhaqanka beesha culumada reer faqay
 
qofkii wax ka qaba maqaalkaan ha ila soo xeriiro  email is ao_abati@hotmail.com

Mas'uliyada Qoraalka waxaa leh Qoraaga ku Saxiixan, Shabakada Warsheekh Kaalinteedu Waa Baahinta Ra'yiga xorta ah.. Mahadsanid

Ma doonaysaa fikirkaaga inaad soo bandhigto? U soo dir webmaster@warsheekh.com , soo raaci magacaaga oo buuxa, iska ilaali ereyo gef ku ah Diinta Islamka, Qabiil ama Qof.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip