Dhambaal Tacsi oo ka yimid Jaalliyada Mudulood Aarhus/Denmark

0
Friday May 13, 2011 - 10:35:28 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3183
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhambaal Tacsi oo ka yimid Jaalliyada Mudulood Aarhus/Denmark

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Dhamaan Jaalliyadda Mudulood ee ku nool magaalada Aarhus ee dalka Denmark waxay iyaga oo ka tiiraanyeesan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Imaam Maxamuud Imaam Cumar si wadajir ah tacsi ugu dirayaan guud ahaan shacabka Soomaaliyeed oo Imaam Maxamuud ku dhex lahaa sharaf iyo karaamo aad u balaaran. Sidoo kale Jaalliyadu waxay iyagoo aad u murugeysan si gaar tacsi ugu diraayaan Qoyska, Ehelada iyo umaddii uu Imaamka ka geeriyooday. Marxuumka na waxay ilaah uga baryaayaan inuu u naxariisto jannadii Fardowsana uu ka waraabiyo, aamiin, aamiin


Ma aha mid hal bog ama laba lagu soo koobi karo taariikhda mugga weyn ee uu ka tegay Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ahaa mid ka mid ah duubab dhaqameedka ugu faca iyo taariikhda weyn ee Shacabka Soomaaliyeed ay aad ugu qadariyaan xilka uu u haayey ummadiisa. Waxaana Ilaaha Waaxidka ee Xaqa lagu caabudo uga baryeynaa inuu Imaamka maanta marxuumka ah kitaabkiisa ka siiyo gacanta midig, aamiin, aamiin. Anagana dhamaanteen samir iyo iimaan ilaah ha naga wada siiyo, aamiin, aamiin.

Tacsida waxaa diraaya:

1- Nuur "Xamarjadiid" (Imaamka Mudulood ee Aarhus/DK)
2- Xaaji Abuukar Cusmaan Koofuroow
3- Xaaji Axmed Cumar Maxamed
4- Xaaji Axmed Weheliye Cadaawe
5- Shiikh Mukhtaar Shiikh
6- Daahir Cabdulle Butugeey
7- C/qaadir Xasan Abraar
8- Sheekh Abuukar Sh. Xuseen Cadde
9- Daa`uud Xuseen Ciidangale
10- Cabdiraxmaan Xasan Lixaati
11- C/laahi Cali Axmed
12- Daahir Ibraahim Waasuge
13- Yuusuf Xasan Jeeggo
14- Maxamed Xasan Cabdi "Doolow"
15- Muxudiin Xaaji Cabdi
16- Yuusuf Cali Xaaji
17- Saciiid Jimcaale Raagge
18- Muxudiin Xasan Cali
19- C/laahi Bashiir Bootaale
20- Maxamuud Macalin Ciise
21- Cumar Xaaji Maracade
22- Cabdi Axmed Owfuu
23- Yoonis Maxmuud Jeeggaxiir
24- C/qaadir Xasan
25- Liibaan Macalin C/raxmaan
26- Maxmuud Ciise Axmed
27- C/laahi Ibraahim Deboosito
28- Khaalid Xuseen Ciidangale
29- Xasan Dheere
30- Muuse Maxamed Waasuge
31- Liibaan Maxamed
32- C/casiis Cali Ilig-Beyle
33- Xasan Cali Ciise
34- C/risaaq Cabdulle Siyaad
35- Maxamed Wardi
36- Maxamed Aadan Jokore
37- C/qaadir Biille
38- Mahad Maxamed xasan
39- Xasan Cumar "Gaab"
40- C/qaadir Maxamed Cadoow Calaajis
41- C/nuur Cirka Cagoole
42- Daa´uud Celiyoow
43- Aweys Xasan Maxamed
44- Nuur Macow Maleele
45- Muxudiin Cali Tooxow
46- Cumar Maxamed Abuukar
47- Sheekh C/raxmaan Xaaji Axmed
48- Saalax Eybakar Maxamuud
49- Cusmaan Cali Caraale
50- Cusmaan N. Xaaji Yabarow "Baanjo"
51- Ciise Ibraahim "Deboosito"
52- Ibraahim Calasoow
53- Ibraahim Nuur Cali Jimcaale
54- Cabeey Cali Ciise
55- C/qaadir Xasan Xuseen
56- Shiino Macalin Bilaajo
57- C/casiis Sheekh Sakhaawe
58- Yuusuf Abuukar
59- Xaaji Cali
60- Ismaaciil Sheekh M. Mataan
61- Nuuradiin M. Xeyle Wardheere
62- C/raxiim Axmed Daqare
63- Nuur Cusmaan
64- Cali Maxmed Hiraabe "Jarmal"
65- Liibaan Xuseen Ciidangale
66- Axmed Cali Iidow "Askari"
67- Ibraahim Fitaax Cumar Cosoble
68- Xasani Maxamed Cali
69- Cabdixamiid Maxamed
70- Maxamed Xaaji Mukhtaar
71- C/naasir Cilmi "Karachi"
72- Cabdirashiid Axmed Farey
72- Shiine Macalin Bilaajo
73- C/laahi Xasan Hadaafow "Caliyow"
74- Nuur Cali Cabdi Hogaan
75- C/laahi Shaacib
76- Cabdulaahi Macalin Mukhtaar
77- Maxamed Xasan Cusmaan
78- Mukhtaar Macalin Eybakar
80- Yaxye Cagoole

GEERIDU WAA XAQ

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip