Allaah Unaxariisto Marxuumad Faadumo Sheekh Axmed Gabale oo ku geeriyootay Muqdisho...

0
Tuesday November 18, 2008 - 13:45:00 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1246
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Allaah Unaxariisto Marxuumad Faadumo Sheekh Axmed Gabale oo ku geeriyootay Muqdisho...

    Waxa Maanta oo taariikhdu Tahay 18/11/2008 ku geeriyooday Magaalada Muqdisho Marxuumad Faadumo Sheekh Axmed Gabale.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Maanta oo taariikhdu Tahay 18/11/2008 ku geeriyooday Magaalada Muqdisho Marxuumad Faadumo Sheekh Axmed Gabale.


Tacsiyada Marxuumada ayaa waxa loo dirayaa dhamaan ehelka iyo qaraabada ay ka geeriyootay iyadoo alle looga baryay in uu ka waraabiyo janadiisa
Fardowso aheed.

Hadaba Tacsida tan la mid ah ayaa waxa dirayo Dhamaan Masha'iqda,
Macalimiinta, Xirta, iyo dhamaan Jameecooyinka Reer Sheekh C/raxman Sheekh
Cumar oo uu hor kacayo Sheekh Qaasim Sheekh C/raxman iyagoo alle uga baryay in uu ka waraabiyo Janatul Fardowso Inaa LIlaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip