Allaha unaxariistee Marxuum Abdullaahi Nuur Faarax ( Cirro ) oo ku geeriyooday Muqdisho...

0
Thursday November 20, 2008 - 12:08:08 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1428
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Allaha unaxariistee Marxuum Abdullaahi Nuur Faarax ( Cirro ) oo ku geeriyooday Muqdisho...

    Jaaliyadda Soomaliyeed ee ku dhaqan magaalada Rochester ee gobalka Minnesota, waxay Tacsi tiiraanyo leh udiraysaa Ilmo Abshir Nuur Faarax ( Bacadle) oo adeerkood Marxuun Abdullahi Nuur Faarax ( Ciro) ku geeriyooday magaalada Rochester taariikhdu mark

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaaliyadda Soomaliyeed ee ku dhaqan magaalada Rochester ee gobalka Minnesota, waxay Tacsi tiiraanyo leh udiraysaa Ilmo Abshir Nuur Faarax ( Bacadle) oo adeerkood Marxuun Abdullahi Nuur Faarax ( Ciro) ku geeriyooday magaalada Rochester taariikhdu markey aheyd November 18th 2008.Isla maalintaasna lagu aasay Qabuuraha Muslimiinta ee magaalada Rochester, waxaana xusid mudan in Marxuunkaas loo aasay si muslinimo iyo Soomaaliweynimo ah.
Waxaa Ilaahay looga baryayaa marxuunka in uu ka waraabiyo janatul fardowsa, dhammaan eheladiisii, qaraabadiisii, asxaabtiisii, reer Rochester iyo shacabka Soomaliyeedba uu ka siiyo samir iyo iimaan. Aamin, Aamiin Aamiin.
 
Waxaa Tacsi gaar ah diraaya  dadka hoos ku tixan oo kala ah:
 
 1. Sheikh Mohamoud Jaysaani
 2. Haji Yasin Ciise
 3. Haji Cali Gooni
 4. Garsoore Abdirahman Erig
 5. Abshir Sharufle
 6. Saciid Barqash
 7. Aden Bashiir Wehelie
 8. Maamulka Muuna Halal ( one & two)
 9.  Ahmednoor Elmi ( Rubac)
10. Islaw Ahmed Islaw
11. Boqor Haji Mohamoud ( Ayrish)
12. Suldaan Haji Ahmed Ali Hashi
13. Suldaan Haji Abdi-shakuur
14. Garaad Mohamoud Jama ( Haamud)l
15. Halgamey Abdinor Mohamed Abdulle
16. Sharif Haye iyo shaqaalaha RSTVONLINE
17. Sheikh Ali Hussein ( Jaras)
18. Sheikh Hassan Ali Alasow
19. Yasin Ali Hoosh
20. Macallim  Ahmed Mohamed ( Buraale)
21. Osman Mohamed Sheikh
23. Prof. Noor Ali Ga'al
24. Macallim Siyad ( Looxos)
25. Macaalim Hassan (Looxos)
26. Maamulka Brother Grocery
27. Maamulka Broadway grocery & Gas Station
28. Maamulka Salah grocery and Transportation
29. Abdulle Haasan-nurow
30. Omar Yusuf
31. Jama Ali Samater
32. Haji Abdisalam Jama
33. Haji Ahmed Jaq jaqaani
34. Abdullahi Ali Alassow
35. Haji Abdirahman Sheikh Mursal
36. Haji Abou Sheikh Mursal
37. Eng. Abdulqadir Omar Ahmed
38. Maamulka Saabir Travel
39. Ahmed Mohamed ( Shutul)
40. Nabaddoon Mohamed Hassan
41. Islaw Hussein ( Jamleyste)
42. Salad Dheere
43. Haji Arey Hadaafow
44. Abdullahi Haji Omar
45. Said Abdullahi
46. Omar Aw Roble
47. Haji Abdi Huudle
48. Haji Mouse Kulow
49. Haji Abdi Mouse
50. Mas'uud Sheikh Amir
51. Wariye Mukhtar Ahmed
52. Wariye Mohamed Dualeh ( Gududow)
53. Wariye Abdifatah Mohamed Abdi
54. Abdisalam Apolle iyo shaqaalaha Kulan  TV
55. Sheikh Ali Hilowle
56. Sheikh Ali Ashker
57. Abdullahi Mohamed iyo Xaskiisa Amina Gabeyre
58. Dr. Ali Hussein
59. Suldaan Sheikhnoor Qasim
60. Famous Singer Hibo Mohamed ( Hibo Nuro)
61. Abwaan Abdulqadir Nuuraani
62. Haji Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
iyo dhammaan Jaaliyada Somaliyeed ee
Waqooyiga Ameerika.
 
Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
Jowhar53@hotmail.com
Rochester MN.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip