Bogga Tacsida Halyeey Faarax Wehliye Cadow ee Shabakada Warsheekh.com

0
Friday November 21, 2008 - 17:01:59 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 4093
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bogga Tacsida Halyeey Faarax Wehliye Cadow ee Shabakada Warsheekh.com

    Waxa wili si isdaba joog ah usoo gaarayo Shabakada Warsheekh Dhambaalada Tacsida Aabaha Isboortiga Soomaaliyeed Faarax Wehliye Cadow Zendiko.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa wili si isdaba joog ah usoo gaarayo Shabakada Warsheekh Dhambaalada Tacsida Aabaha Isboortiga Soomaaliyeed Faarax Wehliye Cadow Zendiko.

 

Tacsidaan ayaa waxa ay naga soo gaartay Mas'uuliyiinta kala ah
1) Gud.Olombikada Degmada Warsheekh, Mudane Maxamed Macalin Da'ud
2) Xoghayaha Xiriirka Isboortiga Warsheekh, Max'ed C/llaahi Owfuu
3) Xubin, Xaaji Maxamed Buubaal
4) Xubin, Dr Abiikar Shiikhey
5) Mohamud Cali Ibrahim koofur yare
6) Maxa'ud Shekh Axmed Yare

Tacsi Tan la mid ah ayaa Waxa Dirayo

Dhammaan Jaaliyadaha Soomaliyeed ee kala jooga dunida dacaladeeda, waxay Tacsi qaran udiraayaan dhammaan bulsh-weynta Soomaliyeed qeybaheeda kala duwan, gaar ahaan Ehelidii, qaraabaddii, bahda Ispoortiga kala duwan iyo asaxaabtii uu ka geeriyooday alaha unaxaristee aabihii Ispoortiga Soomaliyeed marxuun Faarax Wehelie Caddow ( Sindiko) oo dhowaan ku geeriyooday Qaahira ee dalka Masar.

Waxaa Ilahay looga baryayaa in uu marxuunka ka waraabiyo janatul fardowsa, dhammaan shacabka Soomaliyeed iyo qoyskiisiina samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin Aamin Aamiin.


Waxaa Tacsi gaar ah diraaya magacyada soo socda:

1. Gen Mohamed Abshir Mouse
2. Caaqil Mohamoud Ali Jimala ( Koogaar)
3. Sheikh Hassan Ali Alassow
4. Dr. Ibrahim Mao Osman ( Gandhi)
5. Prof. Mohamoud M. Ali ( Tur-yare
6. Prof. Nor Ali Ga'al
7. Drs. Nurto Haji Hassan
8. Sheikh Hassan Alasow
9. Islaw Ahmed Islaw
10. Islaw Asad Islaw
11. Sheikh Ali Hussein ( Jaras)
12. Sheikh Ali Hilowle
13. Sheikh Mohamoud Jaysaani
14. Osman Mohamed Sheikh
15. Abdulle Hassan Nurow
16. Ahmed Mohamed Shutul
18. Eng. Abdulqadir Omar Ahmed
19. Haji Mohamoud Ayrish
20. Sharif Hayi iyo Shaqqalaha RSTV
21. Muose Kulow iyo Shaqaalaha Radio Free Som.
22. Abdullahi Ali Alasow ( Bagaxey)
23. Abwaan Abdi Aden Badey
24. Abwaan Abdulqadir Nuuraani
25. Hibo Mohamed (Hibo Nura)
26. Saada Ali Warsame
27. Dr. Iiker Mohamed Iiker
28. Suldaan Sheikhnir Qaasim
29. Abdi Yusuf ( Cawa iyo Maalin Horseed)
30. Khalif Ahmed Ali Ulusow ( Dhagadheere)
31. Shukri Tohow Mohamed
32. Ahmednor Elmi Rubac
33. Ali Moallim Mouse
34. Yasin Ali Hoosh
35. Haji Abdisalam Jama
36. Abdullahi Mohamed iyo Xas. Amina Gabeyre
37. Haji Ali Gooni
38. Haji Yasin Ciise
39. Islaw Hussein Jamleyste
40. Garsoore Abdirahman ( Ereg)
41. Garsoore Mohamoud ( Qolof)
42. Haji Moh'ud H. Moh'ed Sh. Ahmed ( Roorow)
43. Fowsiya Ahmed M. Sheikh ( Nero)
44. Omar Yusuf
45. Dr. Ali Hussein
47. Haji Abdi Mouse Maaxaay
48. Hussein Gololey
49. Ahmednor Mohamed Farah ( Farnaja)
50. Abdullahi Haji Omariyo Xas Ruqia Unsheeye
51. Haji Hussein Adle Ahmed Dhicisow
52. Mohamoud Muudey Hassan
53. Omar Aw Rooble
54. Moallim Ahmed Buraale
55. Moallim Ciise
56. Sahra Moallim
57. Nabaddoon Mohamed Hassan ( Gacamey)
58. Wariye Mukhtar Ahmed ( Katiitow)
59. Wariye Abdifatah Mohamed Abdinor
60. Wariye Mohamed Dualeh ( Gududow)
61. Wariye Shiinguwe
62. Broadway Grocery and Gas Station
63. Maamulka Intertation Tawakal Meat Halal
64. Maamulka Muuna Halal & Restaurant
65. Salah, grocery & Transportation
66. Brothers Grocery
67. Abdinoor Mohamed Abdulle
68. Garaad Mohamoud Jama ( Haamud)
69. Dayib Mohamoud Sheikh
70. Haji Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
iyo dhammaan Jaaliyadaha kala duwan ee
Soomaliyeed.

Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
Jowhar53@hotmail.com
Rochester MN.


 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip