Tacsi Tiiraanyo Leh: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileehi Raajicuun!

1
Wednesday August 24, 2011 - 13:12:30 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 5889
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Tiiraanyo Leh: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileehi Raajicuun!

    Jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan waqooyiga Ameerika iyo Yurub, waxay Tacsi tiiraanyo leh u diraayaan dhammaan Culumaa'udiinka Soomaliyeed meelkasta oo ay dunida ka joogaan, Qaranka, Shacabka Soomaliyeed, Qaraabadii iyo Eheledii uu dhowaan ka G

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan waqooyiga Ameerika iyo Yurub, waxay Tacsi tiiraanyo leh u diraayaan dhammaan Culumaa'udiinka Soomaliyeed meelkasta oo ay dunida ka joogaan, Qaranka, Shacabka Soomaliyeed, Qaraabadii iyo Eheledii uu dhowaan ka Geeriyooday Caalimkii weynay Allaha unaxariistee Al Marxuun Sheekh Nuuradiin Roble Xuurshoow (Warcadaade) oo dhowaan ku geeriyooday Cisbitaanka Aadan Abdulle Cisman (Aadan Cadde) ee Xaafada Dharkeynley magaalo Madaxda Soomaliya ee Muqdisho. Al Marxuun Sheekh Nuuradiin ayaa lagu xusuustaa doorkii fidinta dacwada Diinta Islaamka iyo Tafsiiradii iyo dhammaan culuumta shareecada iyo lugada carabiga ee uu ka aqrin jiray masaajidda dalka, gaar ahaan masaajdka Haadfuul ee siinaay, doorkii uu ka qaaday maxkamadihii islaamka, gaar ahaan maxkamadii degaanka Barmuuda, isagoo ugu dambaynttiina ahaa muxaadirka ka aqriya tafsiirka Radio Shabelle sanadihii ugu dambeeyay.Marxuunka waxaa Ilahay looga baryayaa in uu ka waraabiyo Janatul Fardowsa, qaranka iyo qoyskiisiina ka siiyo samir iyo iimaan. Aamin Aamiin Aamin.

Waxaa Tacsi gaar ahaaneed diraaya mas'uuliyiinta hoos ku tixan oo kala ah:

1. Xil. Haji Mohamud Ghedi Aw Hilowle USA
2. Sheikh Ali Husein Jaras ( Ali Jaras) Iyo Xaaskiisa Jamad Cuuke USA
3. Dr. Osman Mohamed Sheikh Ibrahim USA
4. Prof. Nur Ali Ga'al USA
5. Prof. Hassan Sheikh Ali Nuur Iyo Xaaskiisa Maryan Malaysia
6. Xaajiya Madina Caamir Mohamud Kenya
7. Dr. Farah Sheikh Ali Nuur UK
8. Xaji Abdullahi Mocallin Aybakar Dubai
9. Dr. Abdullahi Mohamud Mohamed Qeyliye Iyo Haaskiisa UK
10. Dr. Yusuf Sh. Osman Xuurshow UK
11. Sh. Abdullahi Mocallin Aybakar (Ruuke) Saudi Arabia
12. Xaji Ali Abdulkadir Ahmed Fiqi USA
13. Haji Hussein caadle USA
14. Dr. Hassan Ali Alasow USA
15. Nabaddoon cadow Absuge Gaabow UK
16. Nabaddonn Ibrahim Hassan Ali UK
17. Imaan Moh'ed Imaan Haji Hilowle USA
18. Sheikh Hussein Moh'ed Indhoy Germany
19. Dr. Fowsi Barre Nuur USA
20. Abuker Ga'al UK
21. Haji Abdullahi Yalaxow Iyo Xaaskiisa Germany
22. Drs. Warda Sh. Ali Jaras India
23. Mocallin Isse Mocallin Omar USA
24. Hussein Jamleyste USA
25. Mr. Mohamed Abdulle xayow (gandaf) UK
26. Dr. Abdullahi SH. Ahmed SH. Ali SWEDAN
27. Mr. Ali Isse Hussein UK
28. Sh. Mohamud Idow Ibrahim USA
29. Sh. Ibrahim Ayub USA
30. Cabbas Mohamed Sangaab USA
31. Idiris Mohamed Sangaab USA
32. Jamiilo Mohamed Sangaab USA
33. Abukar Mohamed Sangaab USA
34. Arifey Weydow Canada
35. Istar Ali Ganaay Canada
36. Artan M Sangaab Canada
37. Sheikh Moh'oud Sh. Abdi Roorow USA
38. Sheikh Moh'oud Sh Cali Hassan Jayzaani USA
39. Mocallin Ali Hilowle USA
40. Sheikh Mouse Sh. Omar USA
41. Macallim Ahmed Moh'd Hassan USA
42. Macallim Ahmed Halane USA
43. Macallim Abdirahman USA
44. Macallim Moh'ed USA
45. Dr. Ali Mocallin Muuse USA
46. Khaliif Dhagadheere USA
47. Islaw Moh'ed Islaw Canada
48. Eng. Abdirahim Nur USA
49. Mr. Ibrahim Sh. Ali Jaras USA
50. Drs. Nima Sh. Ali Jaras USA
51. Guddoomiyaha ciyaaraha fudud Farah Ali Macalin Norway
52. Mama. Sadiyo Mohamud Bariise UK
53. Mama. Faduma Abdulle Sangaab UK
54. Mama. Halima Abdulle Sangaab UK
55. Mr. Abdullahi Nur Kuulow UK
56. Dr. Ibrahim Mocow cusmaan (Gaandi) USA
57. Xaajiya Xabiiba Tooxow Kenya
58. Mama. Halima Mohamud Hussein USA
59. Xaajiya Raaha Sangaab Kenya
60. Xaajiya Abshiro Colow Kenya
61. Xaajiya Malayka Cusman Nuur Kenya
62. Sh. Hassan Ali uul China
63. Mama. Shamso Cali Mocallin (Astaanta Xurriyada) Kenya
64. Mama. Fartun Ali Jareere Turkey
65. Mama. Xaajiya Sitay USA
66. Sh. Salal Mocallin USA
67. Nabaddoon Farah Hassan M. Ahmed (Goobe) UK
68. Mr. Muhiddin Cusmaan Nuur UK


Sheekh Ali Hussein (Ali Jaras)
Bacadle7@hotmail.com
Rochester, MN.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip