Tahniyad Shamso Xassan iyo Axmed Xassan

0
Monday September 12, 2011 - 16:48:00 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2431
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Shamso Xassan iyo Axmed Xassan

    waxaan tahniyad iyo bogaadin u dirayaa gabadhayda shamso xasan axmed iyo saygeeda axmed xasan axmed oo maherkoodu ka dhacay wadanka iswedhan 10 9 2011 malin sabdita

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaan tahniyad iyo bogaadin u dirayaa gabadhayda shamso xasan axmed iyo saygeeda axmed xasan axmed oo maherkoodu ka dhacay wadanka iswedhan 10 9 2011 malin sabdita

walidinta oo kala ah
luul xasan gurey
nadiifo xasan gurey
sokorey xasan gurey
fadumo xasan gurey
saynab xasan gurey
naciimo xasan gurey
abuukar xasan gurey
xusen xasan gurey
cabdulaahi xasan gurey
axmed xasan gurey
maxamud cabdule gurey

walaalaha

farxiyo maxamud cabdule gurey saygeda cabdi kariin maxamed cali iyo caruurteeda
caaliya cadikariin
xanaan cabdikariin
saciido cabdikariin
axmed xasan maxamud shiiq axmed dheere
xaaskiisa iyo caruurtiisa
muxudiin maxamud cabdule
cumar maxamud cabdule
luul maxamuud cabdule
ismaaciil muxumed faarax ismacil cambuulayste
cabdiraxmaan xasan xusen xaaskiisa iyo caruurtiisa


waxaan leenahay anagoo isku duuban meher wanaagsan alaa ka dhigo meher qayr qabo aqalgalkiina noqda kuwii isku waara ubad qayrqabana kala hela aamiin amiin aamiin

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip