Tacsi:Axmed Cumar Gaab

0
Wednesday September 14, 2011 - 08:40:19 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2820
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi:Axmed Cumar Gaab

    Inaa Lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun, Alaah Unaxariistee waxa Habeenki xalay ahaa ku geeriyooday Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeelada Dhexe Marxuum Axmed Cumar Gaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa Lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun, Alaah Unaxariistee waxa Habeenki xalay ahaa ku geeriyooday Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeelada Dhexe Marxuum Axmed Cumar Gaab.
Alaah Unaxariiste Geeridi kutimid Marxuum Axmed Cumar Gaab ayaa waxa looga tacsiyeena Guud ahaan Umada Soomaaliyeed. Gaar ahaan dadka Reer Warsheekh, Gaar ahaan Ehelka iyo Qaraabadi oo ka geeriyooday waxana eebe looga baryayaa inuu samir iyo iimaan kasiiyo Marxuumkana Janatu Fardowso Alle Kawaraabiyo.

Tacsi tan lamid ah ayaa waxa dirayo Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Shabakada Warsheekh Ehelka iyo Qaraabadi Marxuum Axmed Cumar Gaab Gaar ahaan Ilmo Axmed Cumar Gaab iyo Guud ahaan Reer Cumar Gaab Meel kasta oo ay joogaan waxanu leenahay Samir iyo IImaan .

Inaa Lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip