Tacsi Tiiraanyo Leh: Caaqil Maxamud Cali Jimcaale Koogaar Oo Geeriyooday.

0
Sunday December 07, 2008 - 17:34:52 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1175
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Tiiraanyo Leh: Caaqil Maxamud Cali Jimcaale Koogaar Oo Geeriyooday.

    Magaalada Phoenix Gobalka Arizone, ee Dalka Mareykanka Ayaa waxa ku geeriyooday Allaah Unaxariistee Caaqil Xaaji Maxamud Cali Jimcaale oo bulshada Soomaaliyeed iyo Caalamka looga Yaqiin Caaqil Koogaar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Phoenix Gobalka Arizone, ee Dalka Mareykanka Ayaa waxa ku geeriyooday Allaah Unaxariistee Caaqil Xaaji Maxamud Cali Jimcaale oo bulshada Soomaaliyeed iyo Caalamka looga Yaqiin Caaqil Koogaar.


Magaalada Phoenix  Gobalka Arizone, ee Dalka Mareykanka Ayaa waxa ku geeriyooday Allaah Unaxariistee Caaqil Xaaji Maxamud Cali Jimcaale oo bulshada Soomaaliyeed iyo Caalamka looga Yaqiin Caaqil Koogaar.

Maamulka iyo Shaqaalaha shabakada Warsheekh Waxa ay Tacsi Tiiraanyo leh Hawada Umarinayaa Dhamaan shacabka Soomaalyeed, Ehelka & Qaraabada oo ka geeriyooday Marxuum Xaaji Maxamud Cali Jimcaale (Koogaar).

Geerida Waa Xaq waana shey Cid Waliba oo Dunida kunool ay dhadhamin Doono balse Loo baahan yahay in la isu diyaariyo Taariikh Magac lehna laga tago sida Caaqil Xaaji Koogaar Alle Naxariistiisa hasiiyee.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip