Jaaliyada Mudulood ee Dalka Canada oo Tacsi Udirtay Alaah Unaxariistee Xaaji Koogaar

0
Sunday December 07, 2008 - 17:49:32 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1233
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaaliyada Mudulood ee Dalka Canada oo Tacsi Udirtay Alaah Unaxariistee Xaaji Koogaar

    WAXGARAD KA TIRSAN BEESHA MUDULOOD EE CANADA WAXEY TACSIDAAN TIIRAANYADA LEH GAARSIINAYAAN DHAMAAN EHELADII IYO QARAABADII UU KA BAXAY ALLAHA U NAXARIISTO CAAQIL XAAJI MAXAMOUD CALI JUMCAALE"XAAJI KOOGAAR" OO KU GEERIYOODEY CARIGA MAREYKAN

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WAXGARAD KA TIRSAN BEESHA MUDULOOD EE CANADA WAXEY TACSIDAAN TIIRAANYADA LEH GAARSIINAYAAN DHAMAAN EHELADII IYO QARAABADII UU KA BAXAY ALLAHA U NAXARIISTO CAAQIL XAAJI MAXAMOUD CALI JUMCAALE"XAAJI KOOGAAR" OO KU GEERIYOODEY CARIGA MAREYKANKA


 
MARXUUMKA AYAA AHAA CAAQIL SOOMAALIYEED OO KU CAAN BAXAY U OLOLEYNTA NABADA GEERIDIISA AYAA AAD LOOGA NAXAY WAXAANA EEBA UGA BARYEEYNAA INUU JANADII KA WARAABIYO CARUURTII IYO QOYSKII UU KA TAGEY GADAASHIISA ALLAH BALEYN


   WAXAA TACSIDAAN DIRAYO DHAMAAN DADKA KALA AH
Magaalada Toronto

1- daahir caraale
2-nuurto xaaji xasan
3-batuulo sh.axmed
 4-naciimo cali axmed
5-muuse kuulow
6-libaan c.mahdi
7-yuusuf shaqaaq
8-maxamed qashow
9-xaaji maxamoud m.shaatax
10-maxamed nuur cali
11-axmed m.mahdi
12abuukar sh.Galti
13- yasiin axmed raage
14-maxamed cali falaax
15 shire cali jumcaale
16-
17-maxamed ibraahim culusow
18-axmed maxaad mahdi
19-shoombe cumar calasow
 
MAGAALADA OTTAWA
1-xaaji cabdi cade
2-DR.cali cabdulle
3-DR.maxamoud macalin "eebow
4-awees xuseen biif
5-awees maxamed WAXOOL
6-C/QAADIR MAXAMED jus

MAGAALADA EDMONTON
1-Dr.cali xasan mahdi
2-muxidiin maxamed xasan JAMAL
 3-xasan maxamed nuur"xasan makaaw
  
 
 wabilaahi towfiiq
Xaaji Maxamoud

 

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip