Jaaliyada Soomaalida ee Switzerland Waxa ay Tacsi Murugo Xambaarsan Udireeesaa Aabaha Nabada

0
Sunday December 07, 2008 - 22:33:45 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1781
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaaliyada Soomaalida ee Switzerland Waxa ay Tacsi Murugo Xambaarsan Udireeesaa Aabaha Nabada

    dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool wadanka iswitzerland waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday marxuum caaqil maxamuud cali jimcaale (koogaar)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool wadanka iswitzerland waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday marxuum caaqil maxamuud cali jimcaale (koogaar)


           
    Dadkani oo kala ah :

1: abuukar ugaas c/dule
2: safiirka som- iswitzerland yuusuf (bari bari)
3 :macalim siidow maxamed
4 :nabadoon daa.uud muxumed nuur
5 :nabadoon xuseen muuse cali
6 :nabadoon cisman axmed mataan (c-dheere)
7 :dr. c/laahi maxamed macalim
8 :garsoore maxamed cali xaaji
9 :maxamed cilmi maalim
10:nuur maxamed hadafow
11:c/rashiid muxumed nuur (rashka)
12:macalim nuur macalim carabeey
13:maxamed c/laahi muxumed (awfuu)
14:calas cumar calas
15:maxamed xusen sabriye jeey
16:abuukar maxamuud caadle
17:sh. axmed maxamed maxamuud
18:xasan c/dulle xasan (goleey)
19:axmed cali abiikar
20:c/raxmaan sh.xusen goleey
21:axmed xasan c/dulle (fanax)
22:maxamuud xasan (carfaaye)
23:maxamuud c/dulle macow
24:cismaan cosoblle raage
25:axmed cali nuur
26:maxamed maxmuud  cali (katiimba)
27:c/xakiim shaacir
28:c/axmed cumar
29:jibriil xuseen muuse
30:axmed ibraahim xaylle
31:axmed sh. xuseen cosoblle
32:cumar c/raxmaan x- maxamuud
33:axmed abuukar maxamuud (taagane)
34:c/salaan xasan (shig shigow)
35:nuur maxamed hadafow
36:dr. xasan axmed maxamed (dr-suud)
37:caqil c/naasir maxamuud axmed (kashka)
38:Xassan Max.ud Cadaawe
39:Aweeys max.ed Amiin
40:jaylaani x-cabdi hiraabe
41:maxamuud xasan sh.
42:maxamuud cali maxamed (dalmar)
43:c/laahi aybakar cali (gureey)
44:qaasim jiinow maxamed
45:c/bocor madoobe
46:c/laahi niinoos
47:axmed ibraahim awxayle (dhoobeey)
48:dr. c/laahi yuusuf cawir (master)
49:xasan c/qaadir naaji
50:c/qaadir cismaan shakale
51:xasan maxamuud cismaan (mataan)

Dhamaan Jaaliyada Waxa ay Alle Uga Baryeen in uu Danbi Dhaaf siiyo kuna Abaal mariyo Janatu Fardwosa iyadoo alle Uga baryay Shacabka Soomaaliyeed in uu siiyo Badal Qeer leh ee u ololeeya Nabada iyo Wada Noolaansha Ehelka iyo Qaraabada oo ka geeriyoodayna Samir iyo Iimaan Alle Siiyo

Inaa Lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip