Culimada Reer Warsheekh & Dhambaalka Tacsida Caaqil Xaaji Maxamud Cali Jimcaale (Koogaar)

0
Sunday December 07, 2008 - 22:38:56 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1258
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Culimada Reer Warsheekh & Dhambaalka Tacsida Caaqil Xaaji Maxamud Cali Jimcaale (Koogaar)

    Waxa wili si isdaba joog ah ugu soo dhacayay E-mailada Shabakada Warsheekh.com Dhambaalada Tacsida Alaah Unaxariistee Aabaha Nabada & Wada Noolaanshaha Soomaaliya Marxuum Xaaji Koogaar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa wili si isdaba joog ah ugu soo dhacayay E-mailada Shabakada Warsheekh.com Dhambaalada Tacsida Alaah Unaxariistee Aabaha Nabada & Wada Noolaanshaha Soomaaliya Marxuum Xaaji Koogaar.

 

Dhambaalkaan ayaa waxa uu naga soo gaaray Culimada, Xirta, Indheer Garadka iyo dhamaan Bulshada ku dhaqan Degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/Dhexe.

Tacsidaan ayaa waxa dirayo Culimada kala ah

1. Sheekh Qaasim Sheekh C/raxman
2. Seekh  Maxamud Sheekh C/raxman
3. Sheekh C/qaadir Sheekh C/raxman
4. Sheekh Ibraahim Sheekh C/raxman
5. Sheekh Aweys Sheekh C/raxman
6. Sheekh C/raxman Sheekh Mux’ed
7. Xaaji C/llaahi Sheekh Mux’ed
8. Sheekh Da’ud Sheekh Mux’ed
9. Sheekh Cumar Sheekh Mux’ed

Iyo Dhmaan Reer Sheekh C/raxman Ow Cumar iyadoo Alle uga baryay in uu Janadii Fardowso ka waraabiyo Ehleka iyo Qaraabada oo ka tagay Xaajigana Samir iyo Iimaan kasiiyo Inaa LIlaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun .

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip