Jaaliyada Somaliyed ee Dalka Denmark oo Tacsi u diraya Ehelki & Qarabadii Caaqil Koogaar...

0
Tuesday December 09, 2008 - 16:58:09 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1713
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaaliyada Somaliyed ee Dalka Denmark oo Tacsi u diraya Ehelki & Qarabadii Caaqil Koogaar...

    Jaalliyada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Aarhus ee dalka Denmark waxay iyaga oo aad ugu tiiraanyeesan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid marxuum Halgame Maxmuud Cali Jimacaale "Koogaar" si wadajir ah tacsi u diraayaan guud ahaan shaca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaalliyada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Aarhus ee dalka Denmark waxay iyaga oo aad ugu tiiraanyeesan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid marxuum Halgame Maxmuud Cali Jimacaale "Koogaar" si wadajir ah tacsi u diraayaan guud ahaan shacabka Soomaaliyeed oo Halgamuhu ku dhex lahaa sharaf iyo sumcad aad u balaaran. Jaalliyadu waxay sidoo kale iyagoo aad u murugeysan si gaar tacsi ugu diraayaan Qoyska, Ehelada iyo Asxaabtii uu Halgame Koogaar ka geeriyooday.


Marxuumkana waxay ilaah uga baryaayaan inuu u naxariisto jannadii Fardowsana uu ka waraabiyo. Dhamaanteena samir iyo iimaan ilaah ha naga wada siiyo aamiin, aamiin
 
Tacsida waxaa diraaya:
 
1-  Xaaji Mukhtaar Cali
2-  Xaaji Abuukar Cusmaan Koofuroow
3-  Xaaji Axmed Cumar Maxamed
4-  Xaaji Muxudiin Xasan Cali Saaqle
5-  G/sare Sheekh Axmed Idiris
6-  Muxudiin Cali Tooxow
7-  G/dhexe C/qaadir Xasan Abraar
8-  Daahir Cabdulle Butugeey
9-  Daa`uud Xuseen Ciidangale
10- Cabdiraxmaan Xasan Lixaati
11- C/laahi Cali Axmed
12- Daahir Ibraahim Waasuge
13- Yuusuf Xasan Jeeggo
14- Maxamed Axmed Badiil
15- Muxudiin Xaaji Cabdi
16- Yuusuf Cali Xaaji
17- Saciiid Jimcaale Raagge
18- Yaxye Cagoole
19- C/laahi Bashiir Bootaale
20- Maxamuud Macalin Ciise
21- Cumar Xaaji Maracade
22- Cabdi Axmed Owfuu
23- Yoonis Maxmuud Jeeggaxiir
24- Maxamed Xasan Doolow
25- Liibaan Macalin C/raxmaan
26- Maxmuud Ciise Axmed
27- C/laahi Ibraahim Deboosito
28- Injineer Khaalid Xuseen Ciidangale
29- Xasan Dheere
30- Muuse Maxamed Gaab
31- Liibaan Maxamed
32- C/casiis Cali Ilig-Beyle
33- Xasan Cali Ciise
34- C/risaaq Cabdulle Siyaad
35- Maxamed Wardi
36- Maxamed Aadan Jokore
37- Abuukar Cabdulle Walaal
38- Mahad Maxamed xasan
39- Xasan Cumar "Gaab"
40- C/qaadir Maxamed Cadoow Calaajis
41- C/nuur Cirka Cagoole
42- Daa´uud Celiyoow
43- Aweys Xasan Maxamed
44- Nuur Macow Maleele
45- Sheekh Abuukar Sh. Xuseen Cadde
46- Cumar Maxamed Abuukar
47- Sheekh C/raxmaan Xaaji Axmed
48- Saalax Eybakar Maxamuud
49- Sheekh Cusmaan Caraale
50- Cusmaan N. Xaaji Yabarow
51- Ciise Ibraahim "Deboosito"
52- Ibraahim Calasoow
53- Ibraahim Nuur Cali Jimcaale
54- Cabeey Cali Ciise
55- C/qaadir Xasan Xuseen
56- Shiino Macalin Bilaajo
57- C/casiis Sheekh
58- Yuusuf Abuukar
59- Xaaji Cali
60- Ismaaciil Sheekh Maxamed Mataan
61- Nuuradiin M. Xeyle Wardheere
62- C/raxiim Axmed Daqare
63- Nuur Cusmaan
64- Cali Maxmed Hiraabe
65- Liibaan Ciidangale
66- Axmed Cali Iidow
67- Ibraahim Cumar Cosoble
68- Xasani Maxamed Cali
69- Cabdixaliim Maxamed
70- Maxamed Xaaji Mukhtaar
71- Yaasiin Dheere
72- Cabdirashiid Axmed Farey
 
 
 
                                           GEERIDU WAA XAQ

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip