Tahniyad Aroos: Maxamuud Shiiqaal iyo Naciimo Axmed

0
Monday December 19, 2011 - 12:35:52 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 6027
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Aroos: Maxamuud Shiiqaal iyo Naciimo Axmed

    Waxaa tahniyad Cawo iyo ayaan leh hawada loo marinayaa Arooska iyo Aroosada Xiddiga iyo Xiddigta kala ah Maxamuud C/llaahi Maxamed(Shiiqaal) iyo Naciimo Axmed Xaaji Maxamed Muuse (Naciimo Qaali) oo ku aqal galay magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa tahniyad Cawo iyo ayaan leh hawada loo marinayaa Arooska iyo Aroosada Xiddiga iyo Xiddigta kala ah Maxamuud C/llaahi Maxamed(Shiiqaal) iyo Naciimo Axmed Xaaji Maxamed Muuse (Naciimo Qaali) oo ku aqal galay magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi waxaana uu nikaaxooda ka dhacay dalka Soomaaliya.

Waxaana dadka tahniyada diraya ay leeyihiin Maxamuud iyo Naciimo isku waara oo noqda kuwii hela ubad qeyr qaba gaarana abkow iyo abooto Aamiin Aamiin Aamiin.

Dadka Diraya Tahniyada

Aabe C/llaahi Maxamed Max’ud (Shiiqaal)
Aabe Axmed XaajiMaxamed Muuse
Hooyo Xabiibo Maxamed Juuni
Hooyo Xaliimo Daalane
Aayo Leylo Maxamed Juuni
Eedo Mako Xaaji Maxamed Muuse
Eedo Faadumo Xaaji Muxumud
Eedo Faadumo Cali Maxamuud
Eedo Madiino Xaaji Muxumud
Eedo Madiino Cali Maxamuud
Eedo Xaliimo Xaaji Maxamed Muuse
Eedo Xaliimo Xaaji Muxumud
Eedo Batuulo Xaaji Muxumud
Eedo Nasro Xaaji Maxamed Muuse
Eedo Khadiijo Xaaji Muxumud
AdeerC/llaahi Xaaji Muxamed Ow Nuur
AdeerMaxamed Cali Maxamuud
AbtiMaxamuud Daalane
AbtiMuxidiin Maxamed Juuni
Adeer Aanis Cali Maxamuud
Abti C/raxmaan Maxamed Juuni (C/raxmaan 3-ga)
Adeer Jibriil Xaaji Maxamed Muuse
Adeer Saalax Maxamed Muuse
Maxamed C/llaahiMaxamed Maxamuud Toosow
C/raxmaan Maxamed Cali Maxamuud
C/raxmaan Xaaji C/llaahi Muxumud (Qoslaaye)
Daa’uud Xaaji C/llaahi Muxmud
Cali Sh Axmed Yare
Abti Xuseen Maxamed Juuni
Abti Cabdikariim Maxamed Juuni
Saciid Axmed Xaaji Maxamed Muuse
Saalax Axmed Xaaji Maxamed Muuse
Naciimo C/llaahi Maxamed Maxamuud Toosow
Xafso Sh C/raxmaan Xaaji Maxamuud Hadaafow
Sacdiyo Sh C/raxmaan Sh Muxumud

Dhammaan dadka iyo dad kale oo farabadan oo aan halkaan lagusoo koobi karin oo kala joogo Africa, Asia iyo Yurub waxey tahniyad kal iyo laab leh hawada u marinayaan Caruuska iyo Caruusada, Atooraha iyo atariishad kala ah Maxamuud C/llaahi Maxamed Max’ud (Shiiqaalow) iyo Naciimo Axmed Xaaji Maxamed Muuse (Naciimo Qalanjo) oo aqal galkooda ka dhacay magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobiwaxeyna Eebe uga baryeen in ay noqdaa kuwii isku waara ubad qeyr qabana hela gaaran abkow iyo Abooto Aamiin Aamiin.

Dhinaca kale Dhammaan Maamulka, Shaqaalaha iyo qaar ka mid aqristaasha Shabakada Warsheekh waxey ayagane tahniyad kal iyo laab leh hawad u marinayaan Caruuska iyo Caruusada kala ah Maxamuud Shiiqaal iyo Naciimo Axmed waxeyna leeyihiin isku waara oo noqda kuwii loo aayo Ubad qeyr qaban Hela Aaamiin gaaran abkow iyo abooto






Fiiro Gaar Ah: fadlan kusoo dir hambalyadaada ku aadan arooska Alcaruus Maxamuud Shiiqaal iyo Caruusadiisa Naciimo Axmed .

E-Mail:qubanaha@hotmail.comama C_yare2@hotmail.co.uk ama webmaster@warsheekh.com.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip