Hambalyo Aroos: Maxamuud Shiiqaal iyo Naciima Axmed

0
Thursday December 22, 2011 - 13:23:39 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 5458
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Aroos: Maxamuud Shiiqaal iyo Naciima Axmed

    Waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin ugu direynaa annagoo ah qaar ka mid ah waalidiinta, Walaalaha iyo Asxaabta Arooska iyo Aroosada Kala ah Maxamuud C/llaahi Maxamed Maxamuud Toosow (Shiiqaal) iyo Naciimo Axmed Xaaji Maxamed Muuse oo dhawaan ku aqal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin ugu direynaa annagoo ah qaar ka mid ah waalidiinta, Walaalaha iyo Asxaabta Arooska iyo Aroosada Kala ah Maxamuud C/llaahi Maxamed Maxamuud Toosow (Shiiqaal) iyo Naciimo Axmed Xaaji Maxamed Muuse oo dhawaan ku aqal galay magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi iyadoo meherkooda uu ka dhacay dalka Soomaali gar ahaan Magaalada Muqdisho.

Waxaana leenahay annagoo isku duuban Hambalyo Hambalyo Hambalyo Maxamuud iyo naciimo noqda kuwii isku waara ubad qeyr qabana hela Awoowe iyo Ayeena gaara Aamiin Aaamiin Aaamiin.

Hambalyada farxada leh waxaa diraya dadka kala ah:

MamaFaaduma Xasan Macalin
Abkow
Cabdi Xasan Macalin
Mama Xabiibo Xasan Macalin
Abti
Maxamud Maxamed Daalane iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Adeer
Daa’uud Xaaji Maxamed Muuse iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Adeer C/llaahi
Xaaji Maxamed Muuse iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Adeer
Caruus Xaaji Maxamed Muuse iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Adeer
Saciid XaajiMaxamed Muuse iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Adeer
Idiris Xaaji Maxamed Muuseiyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Adeer
Xassan Xaaji Maxamed Muuse iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Adeer Ibraahim Xaaji Maxamed Muuse iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Adeer
Muuse Xaaji Maxamed Muuse iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Ayeeyo Xaliimo Muuse Cali
iyo Caruurteeda
Ayeeyo Xaliimo Muuse Cali iyo Caruurteeda
Aayo Shukri Nuur Aduunyo
Aayo Xaliimo Xassan Cade (Shiban)
Adeer Xassan Nuurow
Maxamed Xassan Nuurow (Cabdulle)

Faaduma
Xassan Nuurow
Saciida
Xassan Nuurow
Sahra
Xassan Nuurow (Sahruuja)
Deeqa
Xassan Nuurow
Raaxa
Xassan Nuurow
Mahad
Maxamed Cali
Maxamed C/llaahi Xassan
Ramlo C/raxmaan
Adeer
Maxamed Macalin Cabdi
Shariif Xassan Sh C/raxmaan Xaaji Maxamuud (Raanje) iyo Xaaskiisa Faadumo Xassan Nuur (Fiicaney)
C/qaadir Maxamuud Maxamed
Sacdiya Axmed Culusow iyo Seygeeda Mustaf Maxamed Hilowle iyo Caruurtooda
Cabdalla Mustaf iyo Ramlo Mustaf
Axmed Maxamed Hilowle (Bunjabshe) iyo Xaaskiisa Nafiso Dhageey iyo Caruutooda
Shukri
Maxamed Maxamuud(Feeroole)
C/raxmaan
C/llaahi Maxamed Maxamuud Toosow
Nasro C/llaahi Maxamed Maxamuud Toosow
Xamdi C/llaahi Maxamed Maxamuud Toosow
Khaalid C/llaahi Maxamed Maxamuud Toosow
Axmed C/llaahi Maxamed Maxamuud Toosow (Balwaan)
Ismaaciil C/llaahi Maxamed Maxamuud Toosow
Zaki
MaxamedC/llaahi Maxamed Maxamuud Toosow
Nawaal Xuseen Sh Cumar
Samiira Axmed Maxamed (Samiiro Cadey)
Saalax
Axmed Maxamed
Saciid Axmed Maxamed
Axmed Maxamed Xassan (Siisiibte)
C/raxmaan Abuukar Raage (Maanka)
Abshir Xuseen Abshir (Deeco)
Yaasmiin Miiney.

Dhammaan dadkaan iyo dad kale oo ay suuragl tahay in la iloobay oo kala jooga Somali, Kenya, Uk, Yurub, USA iyo meelo kale oo aan la koobi karin waxey ay hambalyo iyo bogaadin shabakada warsheekh u marinayaan Caruuska iyo caruusada kala ah Alcaruus Maxamuud C/llaahi Maxamed Maxamuud Toosow (Shiiqaal) iyo Caruusadiisa Naciimo Axmed xaaji Maxamed Muuse (Naciimo qaali) oo aqal galkooda ka dhacay Magaalada Nairobi waxeyna leeyihiin Guurkiina guur qeyr gurigiina guri nag wadajiree nabad gala Allahayow idinka yeel Aaamiin Aaamiin Aaamiin.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip