Xasan Ax'ed Xasan iyo Zam-Zam Max'ed Ax'ed oo ku aqal galay Nairobi

0
Saturday January 14, 2012 - 12:42:44 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 5900
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xasan Ax'ed Xasan iyo Zam-Zam Max'ed Ax'ed oo ku aqal galay Nairobi

    Waxaa tahniyad Cawo iyo ayaan leh hawada loo marinayaa Arooska iyo Aroosada Xiddiga iyo Xiddigta kala ah Xassan Axmed Xasan iyo Zam Zam Maxamed Axmed Rooble oo ku aqal galay magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi isla markaana meherkooda uu ka dhacay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa tahniyad Cawo iyo ayaan leh hawada loo marinayaa Arooska iyo Aroosada Xiddiga iyo Xiddigta kala ah Xassan Axmed Xasan iyo Zam Zam Maxamed Axmed Rooble oo ku aqal galay magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi isla markaana meherkooda uu ka dhacay isla Nairobi.
Waxaana dadka tahniyada diraya ay leeyihiin Xassan iyo Zam Zam isku waara oo noqda kuwii loo aayo islamarkaana hela ubad qeyr qaba gaarana abkow iyo abooto Aamiin Aamiin Aamiin.

Dadka diraya Tahniyada oo isugu jiro waaalidiin iyo walaalo iyo Asxaab

Waalidiinta iyo Walaalaha diraya tahniyada oo kala ah.

Hooyo Xaliimo Axmed Rooble
Hooyo Saafi Cali Maxamed
Hooyo Ardo Salaad
Abaayo Faadumo Taakow iyoSeygeeda iyo Caruurteeda
Abaayo Hodan Jimcaale
Abaayo Xaliimo Bashiir iyoSeygeeda iyo Caruurteeda
Abaayo Shukri Maxamed Axmed iyoSeygeeda iyo Caruurteeda
Abaayo Fartuun Maxamed Axmed iyoSeygeeda iyo Caruurteeda
Abaayo Sahro Maxamed Axmed iyo Caruurteeda
Abaayo Seynab Taakow iyo Seygeeda iyo Caruurteeda
Aboowe Xasan Jimcaale iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Abti C/qaadir Xasan (Dul-dul)iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Abti Ismaaciil Xasan (Dul-dul)
Abti Aweys Xasan (Dul-dul)iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Abti Cali Yuusuf (Gaandi)
Abti Ismaaciil Yuusuf (Gaandi)iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Abti Axmed Maxamuud (Gaandi)iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Aayo Faadumo Cali (Gaandi)iyoSeygeeda iyo Caruurteeda
Aayo Faadumo Xasan (dul-dul)iyoSeygeeda iyo Caruurteeda
Aayo Seynab Xasan (Dul-dul)iyoSeygeeda iyo Caruurteeda
Aayo Ruqiyo Xasan (Dul-dul)
Aayo Duniyo Maxamuud (Gaandi)iyoSeygeeda iyo Caruurteeda
Aayo Sahro Maxamuud (Gaandi)iyoSeygeeda iyo Caruurteeda
Aayo Nadiifo Maxamuud (Gaandi)iyoSeygeeda iyo Caruurteeda
Aayo Farxiyo Yuusuf (Gaandi)iyoSeygeeda iyo Caruurteeda
Aayo Baarliin Yuusuf (Gaandi)iyoSeygeeda iyo Caruurteeda
Aayo Gini Maxamuud (Gaandi)
Xaliimo Axmed Xasan
Hodan Axmed XassaniyoSeygeeda iyo Caruurteeda
Aamina Axmed XassaniyoSeygeeda iyo Caruurteeda
Falis Axmed Xasan
Shaci Axmed XasniyoSeygeeda iyo Caruurteeda
Shacni Yarey Axmed Xasan
Asad Axmed Xasan
Cabdi Salaan Axmed Xasan.

Asxaabta diraya Tahniyada oo kala ah:

Abti Sh Cismaan Sh Muxumud
Abti Maxamed Macalin Daa’uud (Shiine)
Abti Aanis Cali Maxamuud
C/raxmaan Maxamed Cali
Sh Abuubabakar Sh Axmed Yare
Daa’uud Xaaji C/llaahi
Maxamuud Sh Axmed Yare
C/raxmaan Xaaji C/llaahi (Qoslaaye)
C/raxmaan Shiine
Cumar Sh Axmed Yare
C/raxmaan Boote
C/caziiz Macalin Daa’uud
C/raxmaan C/llaahi (Suuxaaye)
Maxamed Sh Cismaan
Cali Axmed Yare
Saabiriin Maxamed Cali
Nasteexo C/llaahi Maxamed
Fartuun Xassan C/lle
Safiyo Salaad Cali
Aamina Sh Axmed Yare
Seynab Axmed Cumar Gaab
Seynab Boote
Sahro Axmed Hilowle.

Dhammaan dadka iyo dad kale oo farabadan oo aan halkaan lagusoo koobi karin oo kala joogo Africa, Asia iyo Yurub waxey tahniyad kal iyo laab leh hawada u marinayaan Caruuska iyo Caruusada, Atooraha iyo atariishad kala ah Xassan Axmed Xasan iyo Zam Zam Maxamed Axmed Rooble oo aqal galkooda ka dhacay magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi waxeyna Eebe uga baryeen in ay noqdaan kuwii isku waara ubad qeyr qabana hela Guurkiina guur qeyr gurigiina guri nag wadajiree nabad gala Allahayow idinka yeel Aaamiin Aaamiin Aaamiin..

Dhinaca kale Dhammaan Maamulka, Shaqaalaha iyo qaar ka mid aqristaasha Shabakada Warsheekh waxey ayagane tahniyad kal iyo laab leh hawad u marinayaan Caruuska iyo Caruusada kala ah Xassan Axmed Xasan iyo Zam Zam Maxamed Axmed Rooble waxeyna leeyihiin isku waara oo noqda kuwii loo aayo Ubad qeyr qaban Hela Guurkiina guur qeyr gurigiina guri nag wadajiree nabad gala Allahayow idinka yeel Aaamiin Aaamiin Aaamiin.






Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip