Fadumo Kheyr Asad SayId Max’ud Sh: Cabdi.

0
Tuesday January 17, 2012 - 20:54:39 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3987
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fadumo Kheyr Asad SayId Max’ud Sh: Cabdi.

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo, dhamaan Asxaabta hoo kuxusan oo ay u horeeyaan Bahda maamulka, shaqaalaha iyo aqristayaasha shabakada Warsheekh waxey hambalyo dhalasho oo farxad leh halkaan umarinayaan Aabe Asan Sheekh Maxamud Sheekh Cabidraxman ow Cumar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hambalyo Hambalyo Hambalyo, dhamaan Asxaabta hoo kuxusan oo ay u horeeyaan Bahda maamulka, shaqaalaha iyo aqristayaasha shabakada Warsheekh waxey hambalyo dhalasho oo farxad leh halkaan umarinayaan Aabe Asan Sheekh Maxamud Sheekh Cabidraxman ow Cumar iyo Hooyo Shukri Muxidiin Cali oo gabari ugu dhalatay Degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada Dhexe.

1. Suldaan Aweys Sayid Maxamud Sh: Cr/axman Ow Cumar
2. Max’ud Sh: Ax’ed Yare (Agasimaha Shabakada Warsheekh)
3. C/raxman Sayid Maxamud Sh: C/raxman Ow Cumar
4. C/rashiid Maxamed Yuusuf (Sweden)
5. Axmed Abuukar Sheekh Maxamed
6. C/raxman Xaaji c/llaahi
7. Cali Sheekh Axmed Yare
8. C/qaadir Sayid Maxamud Sh: C/raxman Ow Cumar
9. C/raxman Muxidiin Cali
10. Daahir Muxidiin Cali
11. Isman Muxidiin Cali

Dhamaan reer Sayid Maxamud Sheekh C/raxman Ow Cumar iyo reer Muxidiin Cali waxey tahniyad dhalasho oo farxad leh hawada umarinayaan Aabe Asad Sayid Maxamud Sheekh Cabdiraxman Ow Cumar iyo Shukri Muxidiin Cali oo gabari ugu dhalatay degmada Warsheekh, gabadhaas oo loo bixiyay Faadumo Kheyr, faadumo kheyr noqo tii dalkeeda, dadkeeda iyo diinteeda anfacdo, AAAmiiiin


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip