Zubeyr Maxamed Axmed Drs Ramla Cumar

0
Thursday January 26, 2012 - 19:26:10 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 4448
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Zubeyr Maxamed Axmed Drs Ramla Cumar

    Tahniyad Aroos oo ku socota Xidiga Ustaad Zubeyr Maxamed Axmed(Zubeyr Jaziira) Iyo Xidigta aanan ka dhicin ee Drs Ramla Cumar Maxamed oo Arooskooda iyo AQalgalkooda ka dhacay Deegaanka Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabeelaha Hoose, Taariikhdu Markey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tahniyad Aroos oo ku socota Xidiga Ustaad Zubeyr Maxamed Axmed(Zubeyr Jaziira) Iyo Xidigta aanan ka dhicin ee Drs Ramla Cumar Maxamed oo Arooskooda iyo AQalgalkooda ka dhacay Deegaanka Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabeelaha Hoose, Taariikhdu Markey eheyd 26/01/2012 Ilahay Waxaanu uga baryeeynaa inuu Qoyska Cusub ka yeelo kuwii isku raaga, ubad khayr qabana kala Hela Aamin Aamin, Tahniyadani Aroos Waxa Diraya Qoysaska Arooska iyo Aroosada iyo Asxaab badan oo kala ah:- 1-Aabe Cumar Maxamed
2-Hooyo Sahra Maxamed Duqow
3-Tufaax Cumar Maxamed
4-Raxmo Cumar Maxamed
5-Dahabo Cumar Maxamed
6-Maxamed Cumar Maxamed
7-C/qaadr Cumar Maxamed
8-Eedo Xaawa luul Maxamed
9-Ayeeyo Khaliifad Caasho Cali iyo Ayeeyo Xaawa
10-Eng. Xasan Yuusuf Macalin Abuukar(Xasanulbisri)
_____________________________________________________________________

11-Aabe Maxamed Axmed Sheekh Nuur
12-Hooyo Casho Xasan Aanas
13-Ustaad Xasan Maxamed Axmed(Xasan jasiira) iyo Xaaskiisa Marwo Maryan C/llaahi Cali iyo Caruutiisa
14-Ader Qaasin Axmed Sheekh Nuur iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
15 Adeer C/raxmaan Axmed Sheekh Nuur iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
16-Abti Cali Xasan Aanas iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
17-Habaryar Nuurta Xasan Aanas iyo Seegeeda iyo Caruurteeda
18-Habaryar Faaduma Xasan Aanas iyo Seegeeda iyo Caruurteeda
19-Habaryar Muslima Xasan Aanas iyo Seegeeda iyo Caruurteeda
20-Eng. Xasan Yuusuf Macalin Abuukar(Xasanulbisri)
21-Bashiir C/laahi(ayatulaah)
___________________________________________________________________________________________

22-Aabe Yuusuf Macalin Abuukar
23-Hooyo Baasto Macalin Axmed Qontonlow
24-Abti Maxamed Macalin Axmed Qontonlow
25-Abti Cusmaan Macalin Axmed Qontonlow
26-Faduma Yuusuf Macalin Abuukar iyo Seegeeda Faysal C/raxmaan Duqow iyo Caruurtiisa
27-Xaliima Yuusuf Macalin Abuukar iyo Seegeeda Cusmaan Axmed Cali(talshe)
28-Xasan Yuusuf Macalin Abuukar(Xasan Carab)
29-Fartuun Yuusuf Macalin Abuukar(Farta)
30-C/rasaaq Yuusuf Macalin Abuukar(Sabriqaan)
31-Shukri Yuusuf Macalin Abuukar(Shukri Sharaf)
32-Qadiija Yuusuf Macalin Abuukar
33-Farxiya Yuusuf Macalin Abuukar
34-Abti Maxamuud Ibraahin
35-Ibraahim Maxamuud Ibraahim iyo Xaaskiisa
36-Jamiila Cumar Ibraahim iyo Gabadheeda
37-Maryama Maxamuud Ibraahim iyo Seegeeda iyo Wiiilkeeda
38-Maxamuud Ibraahim Siid
39-Ayeeyo Iisho Sheekh Cusmaan Shi. Cabdow
__________________________________________________________________________
40-Faaduma Maxamed Axmed(Filsan) iyo Caruurteeda
41-Aamina-Zahra Maxamed Axmed(Amuuna) iyo Seegeeda Mudane Maxamed C/llahi Cali(Afgooye)
42-Khadiijo Maxamed Axmed(Qalanjo qoor dheer)
43-Khadiijo Maxamed Xuseen(Qalanjo luul)
44-Madiina Bashiir Cali (Ifka Nuura)
45-Engrd. Xaliima Maxamed Axmed(Maanqawoojiso)
46-Qadro Bashiir Cali(Qadra qaali)
47-Aniso Maxamed Axmed (Aatish)
48-Raxmo Maxamed Axmed(Indha diiralay)
49-Eng. xasan yuusuf macalin abuukar(xasanulbisri)
__________________________________________________________________________

Waxaa sido kale Tahniyadaasi diraya Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiga H/dhexe iyo Sare ee Al-jaziira
*Ustaad Ibraahim Maxamed
*Ustaad Abshir Cusmaan Guray
*Ustaad Bashiir Maxamed Cusmaan
*Ustaad Axmed Xasan Xuseen
*Ustaad C/qaadir Axmed C/qaadir(Jaangow)
*Ustaad Maxamed Axmed Maxamed (Carabow)
*Ustaad C/laahi C/ nuur
*Ustaad Cusmaan Macalin Maxamed (Duceesane)
*Ustaad Maxamed Xaaji C/laahi
*Eng. Xasan Sh. Yuusuf Macalin Abuukar(Xasanul

Dhanka kale Tahniyadaasi mid lamid ah waxa diraya Asxaabta Qolka Jaziira is my Home ee Facbuuga oo isugu jiro Maamulka iyo Xubnaha Joogtada ka ah Qolkaasi iyo Ururka Horumarinta Dhallinyarada Jaziira Jazeera Youth Development Organization(J.Y.D.O) oo Magacyadooda halkaani aan laguso koobi karin Hayeeshe Dadkaasi oo isku duuban waxay leeyihiin Arooska iyo Aroosada oo kala ah Zubeyr Maxamed Axmed(Zubeyr Jaziira) iyo Drs Ramla Cumar Maxamed Wiil iyo Caano Gabar iyo Caano, waxaan ilaahay uga rajaynaynaa inay noqdaan Reerkii lagu riyaaqo ee ubad khayr qaba iyo ayaatiin wanaagsan ku dhamaysta.

Allaahuma Aamiin

بارك الله لكما وجمع بينكما في خير



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip