Ajaanibta Somalia Joogta oo Bilaaway in Baxsadaan (Sir Muhiim ah)

0
Thursday February 23, 2012 - 16:49:09 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1464
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ajaanibta Somalia Joogta oo Bilaaway in Baxsadaan (Sir Muhiim ah)

    Warar lagu kalsoonaan karo ayaa ku waramaya in ajaanib katirsan alqacida ay doonayaan in ay ka dhoofaan Dekadad macmalka Ceel macaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa ku waramaya in ajaanib katirsan alqacida ay doonayaan in ay ka dhoofaan Dekadad macmalka Ceel macaan
Dekedda Ceelmacaan ayaa lagu arkay dagaalyahano katirsan alqacida markaana aan lahayn indha shareer sida horayba caadada u ahaan jirtay, iyagoo kormeeraya doomaha dhaqan ka baxa ah ee Dekedaasi ku xiran.

Sida ay sheegayaan ilo wareedyo madax bannaan horjoogayaal ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa laga soo xigtay inay doonayaan sidii wax uu ugu yeeray walaalaha muhaajiriinta inay gaaraan wadanka Yeman si ay uga qeyb qaataan dagaalada Al-Qaacida ka waddo wadankaasi.


sidoo kale wararka ka imaanaya degaanka Cigo oo ka tirsan degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dekedda Cigo lagu arkay dagaalyahano ajaanib ah oo isugu jira cadaan iyo Afrikaan, kuwaasi oo ay galbinayeen maleeshiyo ka tirsan ururka Al-Shabaab, kuwaasi oo qorsheynaya inay doon ka raacaan si ay u gaaraan wadamada ay ku sugan yihiin ururka Al-Qaacida.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip