Jaaliyada Mudulood ee ku dhaqan waqooyiga Ameerika oo tacsi u diraya marxuum Dr.Bood

0
Tuesday December 23, 2008 - 10:45:45 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1935
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaaliyada Mudulood ee ku dhaqan waqooyiga Ameerika oo tacsi u diraya marxuum Dr.Bood

    Dhammaan jaaliyadaha Somaliyeed ee ku dhaqan waqooyiga Ameerika ( North America), gaar ahaan Jaaliyada Mudulood iyo tan afar (4) samatalis iyo adeerkood, waxay Tacsi tiiraanyo leh u diraayaan eheladdii, qaraabaddii, asxaabtii iyo bulshada Soomaliyee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhammaan jaaliyadaha Somaliyeed ee ku dhaqan waqooyiga Ameerika ( North America), gaar ahaan Jaaliyada Mudulood iyo tan afar (4) samatalis iyo adeerkood, waxay Tacsi tiiraanyo leh u diraayaan eheladdii, qaraabaddii, asxaabtii iyo bulshada Soomaliyeed qeybaheeda kala duwan, iyagoo uga tacsi yadaynaaya geeridii ku timid alaha unaxariistee rug-caddaygii Siyaasigii-weyney ee Soomaliyeed marxuum Dr. Hussein Haji Mohamed Bood oo ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya taariikhdu markey aheyd Disimber 21st, 2008.

Jaaliyaduhu waxay Ilahay uga baryayaan marxuumka in uu ka waraabiyo jannatul fardowsa, ehelidiisii iyo shacabka Soomaliyeedna ka siiyo samir iyo iimaan. Aamiin, aamiin, aamiin.
 
 
Waxaa Tacsi gaar ahaaneed diraaya shaqsiyaadka  hoos ka muuqdo magacyadooda oo kala ah:-
 
  1. Ilmo Haji Abdullahi ( Shuluulux)
  2. Mohamed Hussein Abdulle ( Sharre)
  3. Khalif Ahmed Ali Ulusow ( Dhegadheere)
  4. Daahir Siyaad M. Damey
  5. Nabaddoon Haji Hussein Jimale
  6. Moallim Ahmed Halane
  7. Abuker Hirabe Adan
  8. Ahmednor Elmi Rubac
  9. Bashir Haji Iiman
 10. Salah Mohamed
 12. Dayid Mohamoud Sheikh
 13. Amino A. Gabeyre & Seydkeeda  A/llahi H. Moh'ed
 14. Hassan Omar
 15. Halyey Abdinor Mohamed
 16. Mas'ud Sheikh Amir
 17. Sakariye Abdullahi Ga'al
 18. Abdullahi Muhudin
 19. Omar Sheikh Ali
 20. Shamso Hussein Kulmie
 21. Abdinastah Mohamoud Sheikh
 22. Haji Abdullahi Elmi
 23. Ahmeddey Askari
 24. Osman Ossoble
 25. Da'ud Hassan Ali ( Ceydid)
 26. Abdi Ali
 27. Masadaq Sheikh Saa'id
 28. Abbas Malaq Maxaad
 29. Sheikh Abdullahi M. Hassan
 30. Sheikh Omar Naji
 31. Mohamed Osman ( Suumaaye)
 32. A/qadir Haji Yusuf
 33. Hussein Barakow
 34. Omar Yusuf ( Dahab-shiil)
 35. Dr. Ali Hussein ( San-tuur)
 36. Wariye Shiin-guwe
 37. Ilmo Haji Koogaar
 38. Dr. Mohamed Ali Noor
 39. Dr. Mohamed M.  Jimale
 40. Mohamed Hassan Nurow ( Abdulle)
 41. A/qadir Omar Ahmed ( Shig shigo)
 42. Abdisalad Mohamed Afrah ( Appolo)
 43. Mohamoud Mudey Hassan
 44. Ali Isse Ahmed
 45. Dahabo Hadaafow
 46. Saynab Ugaas
 47. Madina Haji Arey
 48. Madina Jeyte
 49. Nabaddoon Mohamed Hassan
 50. Islaw Ahmed Islaw
 51. Sheikh Ali Hussein ( Jaras)
 52. Sheikh Hassan Ali Alasow
 53. Sheikh Ali Hilowle
 54. Sheikh Mohamed Sh. Abdi
 55. Sheikh Muuse
 56. Moallim Ahmed Buraale
 57. Moallim Isse Ahmed
 58. Moallim Abdirahman
 59. Prof. Noor Ali Ga'al
 60. Dr. Ibrahim Mao ( Ghandi)
 61. Osman Mohamed Sheikh
 62. Abdullahi Ali Alasow
 63. Ahmed Mohamed Shutul
 64. Islaw Asad
 65. Eng. Abdirahim
 66. Omar Aw Roble
 67. Dr. Ahmed Alas Ali Gurre
 68. Muuse Kulow  ( RFS)
 69. Shukri Tohow Mohamed
 70. Haji Hussein Ahmed Adle
 71. Fowsiya Ahmed  M. Sheikh
 72. Abdullahi Haji Omar
 73. Mohamed Omar Karani
 74. Sahra Moallim
 75. A/llahi Sheikh Ahmed
 76. Hussein Jamleyste
 77. Said Mohamed Hassan
 78. Noor Ali Hassan
 79  Xey-nuuf
 80. Deeqow
 81. Haji Abdi Muuse Maaxaay
 82. Hussein Goley
 83. Abdirahman Sheikh Hassan 
 84.  Haji Hassan Nurow
 85.  Khamarey Ali Haji Abdulle
 86.  Abdi Yusuf ( Cawo & Maalin Horseed)
 87.  Wariye Mukhtar Ahmed ( Katiitow)
 88.  Haji Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
 
 
Jowhar53@hotmail.com
Rochester, MN

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip