Hoyo Kaltuno Sh: Cabdi ow Cumar

1
Saturday April 14, 2012 - 13:40:05 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 7595
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hoyo Kaltuno Sh: Cabdi ow Cumar

    Inaa lilaah wa inaa ileehi Raajicuun, Geeridu waa xaq waxa habeenki xalay ahaa magaalada Muqdisho caasimada Soomaaliya ku geeriyootay Allaah Unaxariiste Hooyo Kaltuumo Sheekh C/raxman Ow Cumar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa lilaah wa inaa ileehi Raajicuun, Geeridu waa xaq waxa habeenki xalay ahaa magaalada Muqdisho caasimada Soomaaliya ku geeriyootay Allaah Unaxariiste Hooyo Kaltuumo Sheekh C/raxman Ow Cumar.
Hadaba geerida marxuumada ayaa waxa la ogeysiinayaa dhamaan umada Soomaliyeed gaar ahaan ehelka iyo qaraabada hooyo Kaltuumo ee ku kala sugan daafaha caalamka.

Aaska marxuum hooyo Kaltuumo ayaa lagu wadaa isla maanta inuu kadhaco degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada dhexe halkaasi oo sidoo kale salaadi janaaso lagula tukunayo masjidka Sheekh C/raxman Ow Cumar ee magaalada Warsheekh.

Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabakada Warsheekh waxey tacsi tiraanyo leh halkaan umarsiinayaan dhamaan reer Sheekh C/raxman ow Cumar (Sheekh Cabdi Celi), gaar ahaan .

Aabe Sheekh Xasan Sheekh Axmed (Ateera)
Maxamed Sheekh Xasan (Ateera)
C/raxman Sheekh Xasan (Ateera)
Fadumo Sheekh Xasan (Ateera)
Ruqiyo Sheekh Xasan (Ateera)
Seynab Sheekh Xasan (Ateera)
Cululumo Sheekh Xasan (Ateera)
Aamino Sheekh Xasan (Ateera).

Alla Haka waraabiyo Janatu Fardowso qabrigeedana haku siiyo neecow qabow iyo raxmad, AAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip